Inangumeed ina dhali bakhaareey ma halkaas uun baad been bilaa dhadhan lasoo fadhiyi Dhulbahante wuu tegay iska naso.
@zamzammohamoud4907
8 ай бұрын
Hodan abdiraxman wa geesiyad nolow inadeer cadawga somaliland ha jabo
@NaasirMaxamed-sx2oh
9 ай бұрын
Garaad laawe waa cabtow hadalkiisu wax ka soo qaad maleh waa sakhraan gaboobat
@jamaisse9852
10 ай бұрын
Asc Garaadku wuu khal khalay oo cabsidii baa ka badatay ee hala yaabina.
@cabdirisaaqcalimaxamed8564
10 ай бұрын
Gabadh baa wax sheegtay waa maxay
@queency7943
10 ай бұрын
garaad laawe ala ilehe xisaab qaldan buu isku gaystay yuu lee yahay u baneeya hhhhhh
@proudcitizen4883
10 ай бұрын
Is he sick ?😂😂😂😂😂
@jamaahiirwase
10 ай бұрын
Nimcan hilaac afka xaaskiisa ay ku hadlaa...bariiski Somaliland ayaa ku faxay 😂😂😂 Nabsi ayaa qaban
@CabdiXaashi-gy6fv
10 ай бұрын
Galdagalku waa nin waalan
@usern134-h4g
10 ай бұрын
Dhulalka isaaq miya mamul unoqon wxan huba hadi la badhilaha masqaxdisa inla oganlaha inu qabo dhibato maskaxed ama sidani nacasnimo katahay ogan ah
@halimadirie5301
10 ай бұрын
Garaad ha odhan waa munaafuq wakhti aduunkii la dawakhsan yahay sixir barar iyo dhaqaale xumo ayuu kuwii geeska afrika oo awelba liitay dagaal ku abaabulay illaahay aduun iyo akhiroba ha ka abaaliyo
@basragalinle4069
10 ай бұрын
Number 1 wa adiga ka cunay dhalintisi is xisabi adigu
@siraajdiin7185
10 ай бұрын
War waxa hadlaaya waa nin naag ma ahan iskajira
@rashiidhassan7963
10 ай бұрын
Kkkkkkk garad maha waadoqan
@amiira8902
10 ай бұрын
kkkkkkkk garaadlawe eeeen eeeeen
@Amina-t2y
8 ай бұрын
Wa shaydan umada losi diray munafaq inu uegyahay miyadan arag wale inantasi run ayay sheegtay h j mucarad muse ku ahayd ayu manta SSB 🇦🇹 gadhsiyey wa dabar goynti dhulbahante
@nimcocabdi-ij9vu
10 ай бұрын
Garaadlawe caqliga lagaqaad kaleexda kulaha ugu dhaarta habar jeclo iney isaaq yihiin wa sakhraan caadiya
@Sumayo987
10 ай бұрын
Tolkood inankan ka soo kiciya meeshan kor u soo qaada
@faizam523
10 ай бұрын
War ilaahay ka baq codkani qof dumar ah maahane waa nin is yeelyeelaya reerka uu yahayna ilaahay bas naga og, baryahan beentii social media waa badatey. Umada islaamka ah Allah ha kala qaboojiyo.
@jamaahiirwase
10 ай бұрын
Waxaan ka helay marka ay leedahay.. "marku Idoor naga adkaado, anagana qaniimo ha noo kaxaystaan!"😂
way nala dhashen dhulka wey nogu yimaden dhulmahante awowgod nogu yimi buura majerteniya bu kayimi
@lutfi9892
10 ай бұрын
Funny Abwaan caqaayad🤣 qalad xisaab garaad gala dagaal oo god ku jira
@kadanali-oc6qp
10 ай бұрын
Qofkan hadlayaa ma shabeelka mudugbaa. Mise waa qof codkiisa bedelay.
@jamalskp7280
10 ай бұрын
Waa gartii gala dagaalka in uu yidhaa hargaysa ayaanu idinku imanaynaa waayo 10 bilood ayaa loo tudhayey hadii mar hore ciidanka lagu fasaxi lahaa waxaasiba ma dheceen
War Nin yahow bootada joojiya iyo cliptan bilaa minahq ah. Wax qoodho geliya ama iska aamusq.
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
10 ай бұрын
Raadku. Waa sar qaa san yhy Qamriguu iska badiyey Hhhhhh
@jamaadnuura10
10 ай бұрын
Waxa hadlayaa waa nin kkkkkkkk
@yasinyusuf5629
10 ай бұрын
Wax kale garan maayee Aan ahayn waa u ahaatay Maamulka ina biixi ee talo xumada iyo maamul xumado la deristay ee aad moodid in somaliland dawladnimadeesii faraha ka sii baxayso Inuu gala dagaalka usoo hanjabo waa u ahaatay ina biixi meesha ha iskaga tago oo Calanka cad ha taago Shacabku markaa shaqadiisa wuu qabsan lk dawlad baan ahay dalna ma difaaci karo isma qabato
@jamaadnuura10
10 ай бұрын
Sameeeeeeyyayyy eeeeeeeeeee asssesssceeee neef nafta is Kugu kaa timid kkkkk dhulkee sabaagna3% baad ka tahay sool a in 50% ka yar
@user-gr4dz7ku4j
10 ай бұрын
Oo daglka laascaanood yaa loo tirinaayaa ma waxbaa qarsoon dhulbahnte ayaa dagaalka ka ridyi oo buurha jinka loo bidhbidhiyeyi
@haweeyasnm1988
10 ай бұрын
Tuug gala dagaalka guriga cidlada ah ee aad ku xidhantahay shaah iskaga cab
@craxmaanaxmed9125
10 ай бұрын
Ninkan Gala dagaalka kalsoonidan halkuu ka haysto hala helo markaa suu afkiisa xidhan ama dib isu eegiye
@osmanibrahim3470
10 ай бұрын
GABADH MAAHA 😂😂😂😂😂😂 WAA NIN BAROORANAYA 😂😂😂😂😂😂
@osmanibrahim3470
10 ай бұрын
DOQON WAALAN 😂😂😢😂😢😂😢
@proudcitizen4883
10 ай бұрын
Kani Khamribuu kadhergey Istaqfurllah 😅
@abdirazakrazak9807
10 ай бұрын
Slnd😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢
@sahradiriye3026
10 ай бұрын
Viva abdi madobe😂
@asiyahmed-cs3ft
10 ай бұрын
Miyuu cabsan yahay ,wa ayo dadkan uu leeyahay ka leexda,ee u banaynay ,oog ayanad soo gaadhi karayn ,hargeysa waad ku riyooday shaydaan,awood aanad lahayn ayaad is biday, kalay maxaad sugeysaa ,
@Canabjaamac-s4f
10 ай бұрын
Kk garaadlaawe miyr waxaa ugu dan beysey gala dagaalka kk afkiisa iyo dhegihiisu isma maqlaan marna waa faan marna waa baroor rer hebel marabee reer hebel baan usodaa isaguna waa somaaliyeey iisoogumo xaarood xataa wuu ka tagey hawiye ii soo carar maka kale cidna uma baahnin kkkkwaalidii qarniga adaamiyir san doona kkkk
Пікірлер: 115