Madaxweynaheena uu qaldan yahay da ta soomaalia yuusan hor istaagjn?
@abdisheikh6094
3 ай бұрын
Meesha dawlad ma jirto ee dhibku waa shacabka, ganacsatada, wax garadka waa in loo istaagaa arinta fowsiyo loo kacaa, loo dagaalamaa waa in muqdisho waa in banaanbax wayn la qabtaa shacabka muqdisho yeysan fiirsan gabdhaha hortooda lagu ciilayo iyadoo la adeegsanayo magacooda iyo qaranka soomaaliyeed. Wariyaasha waa in ay u istaagaan xaqa fowsiyo .
@HusseinMaange
3 ай бұрын
illaahow soomaalia badbaadi Qadiyadii baabah alle magan
@cqaadir1139
3 ай бұрын
Fowsiyo waxaa loogu diidayaa in ay ku fariisato kursigaas fowsiyo dawladii hore xasan sh. Waxay aheeyd wasiirka arimaha dibada waxayna kashaqeeysey dacwadii badda ay u gudbisey maxkamada adduunka waayo Mw xasan sh. Wuxuu rabaa in uu isdabamarin ku sameeyo badda soomaaliiyeed uuna iibsado kheyraadka badda soomaaliyeed
@MaryamTuni
3 ай бұрын
Wa calool xumo somaliya u so hoyatay wa niyad jab na soo gartay
@saynabayan3223
3 ай бұрын
Waxaan ka xumahay. In aanay weli ka hadlin arrinta Fowsiya. Yusuf H. Adan madaxda Simaaliyeed rag iyo Dumarba. Taasina waa mahadho. Aaway dhameerkii Sòmalinimo. Ax. AX. AX. AX. AX.
@cabdiwaduud8467
3 ай бұрын
Maahan qiyaano qaran ee Waa Cinqalaab qaran oo Dhab Sababto ah Kuma dhiiran Kariin hadu BAARLAMAAN jiro balse Af Gabi dadban ku dhacay dalja
@MuhamadSharif-li6nl
3 ай бұрын
Xassan sh war nin rag iskadhig war geel wa tuug tuug dhalay waaye
@hodangeedi5393
3 ай бұрын
Foysiyo guulayso hooray u soco
@MuhamadSharif-li6nl
3 ай бұрын
Yarabi guul guul foosiya
@Terza56
3 ай бұрын
Hassan Qoslaaye waxaas ma qoro waa nin hab dhaqan xun umana eka Madaxweyno ax ax ax meel xun ka bax garguurte gabadhaas gacan ku siiya🇸🇴🇸🇴🇸🇴 korbaan u so kaceynaa✅✅✅
Пікірлер: 14