Ha doorasho qof iyo cod WA kadhicikarta in soomaaliya hadii heshiis lagu wadayahay lakin Dene iyo madoobe madonayan in eey cid latartaman wexeey raban in eey kursiga weligood isaga fadhan. Baliyo aya kuhabsatay soomaaliya 💔😊
@abcbc4008
2 сағат бұрын
Maxaa loo Qancinaa Axmad madowe waa far so taagan haduu ogyahay in aydoraneynin Reer jubalnd ma umada somaliyeed ayuu u didikaraa Dorasho cod iyo Qof walaahi aniga hadaan Ahaan lahaa madexweyne ama risalwasare walaahi waan xirilaah sedee Hal Qof kaligii u hor istaagi karaa masiirka wey dhacee dorasho cod iyo Qof insha Allah
@abcbc4008
2 сағат бұрын
Waxaad kaloo ogaatiin in ay weli dhamaanin waqtigoodii oo ah 4 sano maxaa ku jaban hadey ka shaweyaan doorasho Qof iyo cod ah si looga guro 4.5 Qabyaalada Qurunka ah sey jaanis u helaan dhamaan umada somaliyeed Qof walbo uu tar tami karo jago walo umada somaliyeed sey u doirtaan xildhibaan matalilahaa iyo madaxweynaha Dalka.iskuma dhowa farmaajo iyo madexweyne xasan sheekh iyo xamsa cadowgooda cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin
@xawasomalia1538
Сағат бұрын
Soomaaliya allaha ha u naxariisto 💔😭
@safiasheikhahmed5170
Сағат бұрын
waar soomaaliyeey qabyaalada nagadaaya yaarabi waan noognay waar dadku caqli malaha miyaa waar dadka ikusoo dhaweeya oo waxii hore waaladhaafay ee hada tashada
Пікірлер: 14