Asad hagio legend qofka ugu horeyo ban ahay cawa like isara sxbyal🙏
@1LAMINE_1
Жыл бұрын
Qof aan salaada tukan like iima saari karo🥺
@Meriyemmm
Жыл бұрын
Qofa salada dukanenin miya jiro
@captaincarapinho4923
Жыл бұрын
@@Meriyemmm haaa wuu jiraa
@cumarabubakar8326
Жыл бұрын
Caawa waaa 15 Bisha Shacbaan🥰✊️
@King_Poqol
Жыл бұрын
Waa ku taageeraa wll😢🎉🎉 2 million coming soon🎉🎉
@shoompemarcelo-qt3dg
Жыл бұрын
Kusali nabiga scw scw❤️❤️
@usaameyuusufoffical1906
Жыл бұрын
Scw 💯💯
@rukiaiprahim2546
Жыл бұрын
Scw
@cabdisaid2993
Жыл бұрын
Masha allah wallkey Naxariista wan kugu ogaa wey isoo jidatay qaabka aad lacagta u dirtay adigo dalka kamagan jazakallah wallky 🙏
@Jamaalkinboy
8 ай бұрын
Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋🕌
@maxamedcabdi068
Жыл бұрын
Ilaahay nabad ha inagu gasdhsiiyo ramadaantaz Aamiin dhammaanteen
@marwafaysal9881
Жыл бұрын
Cawaa habeen ka khayr bdn ma jiro halys cafiyo si allhe adina ku cafiyo🥺
@Adnaahmed582
Жыл бұрын
My team Wllo halmar cayda isoo jiifo biyo ku shub 🙏🏻 Mida kle usheeg inaan aad u tagero Asad Adiguna waxaa thy qofka kaliya een marwalpa jclhy dawashadiisa mar malesiya wan iman Insha alllah❤
@jihaanlove960
Жыл бұрын
Lambarkaa noo sheeg
@caashosuleymancabdulahi7601
Жыл бұрын
Asc ased waxan ka raba quranka iaacri adigoo mahat sana allha ku barkeyo walalkeeyga ilaahay dartiisa ayaan ku jecelhay
@exmaamulaha6947
Жыл бұрын
Inta hore ee video inta ka heshay😂
@suhaibabdikadir
Жыл бұрын
Song name
@ahmadabdidaahir
Жыл бұрын
Wllkey mcn allow ika cafi amiin ya rabi 🤲🤲wlhi dar alle ku jacelhya 🥰💋
Boqorka KZitemrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
@rohanak4331
Жыл бұрын
Aad u mahad san thy lacagta anaa iisoo dhacday Team 27 waa nio salaama ❤️
@AbtigaAbtiga-fr5ss
Жыл бұрын
Soo celi lacagta sxb
@leylaahmed-ko7fm
Жыл бұрын
@@AbtigaAbtiga-fr5ss😅😅😅
@AbtigaAbtiga-fr5ss
Жыл бұрын
@@leylaahmed-ko7fm sow ma ahan ina adeer
@leylaahmed-ko7fm
Жыл бұрын
@@AbtigaAbtiga-fr5ss ha marka la so celiyo iga so garsii kisteyda😅
@mohamedfarah2523
Жыл бұрын
Asad big fan team 27 waxaan rajeynaa Allah inuu cafimad kusiiyo, sidaan ujeclahay in aan hal maalin barnamij kaala soo muqdo waxaa igaga xeran bixitankeyga maleysa I.n illaah ifududeeyo
@nourfantastic10
Жыл бұрын
Ramadan coming soon ❤️🌙
@sacdiyociise6890
Жыл бұрын
Asc asad hajio wxan kugu xujeysanayaa inaad qof ☪️ Muslim ah kaga farxiso hadiyah asigoo maraya wadada nice team is team 27
@Darling27688
Жыл бұрын
Asad waxan kugu xujaysanayaa inaad boqol mar kusalido rasuulka scw aad ayankusalamayaa my team 27
@hamda659
Жыл бұрын
Team 27 waxn idinka codsanaya in qof walba oo fariintayda arki doona faataxada usoo maro hoyadan somaliyeed ee ku rafaadsan maraykanka hooyo safiyo janalkeeda u cawisan @harbi squad😭😭
@zamriyemohamed9596
Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR MANSHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤
@AhmedNeymar362
Жыл бұрын
Waa shan io tobanki shacban hala iscafiyo ❤️
@Kaliifi
Жыл бұрын
Inta challange hore ku heysata weli love dhac ❤
@suleimanabdi-sr8fq
Жыл бұрын
Asad wan kusalmi markaa hore kadib faanada so kaad kadib magcan kuqor SULUBUVIC NUMBERKA 19
@cabdiladiifmaxamed9470
Жыл бұрын
Walaalka challenge noo badal oo qaar xiiso badan oo cusub noo keen 🔥 Number one somali youtuber on the world 🤴
ASADOW MIDAAN SAMEEY MOOLTAG AMA MEESHII AY NOQOTO KADIPNA QOFKII KAA SOO XORPAXO MA I CAAWIN KARTAA KU DHEX KADIPNA KAPAXA II XIR KU DHEX LEGEND AA THY II FULI MIDAAS ASADOW 🙏🙈♥️
@bawiichannel6609
Жыл бұрын
Wllhi allaha ku dhaarty somaliyeed allaha u labta waxa ku socono waa dambi iyo xumaan wadadiisa malin walibo inta xumaan iyo inta qe,yr aad aqriso midkee badan
@iqromaxamed6740
Жыл бұрын
Waa idin wata dar illah ayaa kujeclahay asad abowe allha ku cafiyo waa 🥺🤲
Пікірлер: 973