Plz part wiilasha soo qabo inta ila jirto Farta Hataageen1❤☝️☝️☝️☝️
@deeqocabdi282
Жыл бұрын
Haa
@sidra857
Жыл бұрын
Naaga ana ka dhex arkay😂😂
@omarshariif1342
Жыл бұрын
Marabno batuloyinka ka shidan😀😀
@hindoxasan8279
Жыл бұрын
1111
@xamsecismaan900
Жыл бұрын
Iskuula la jooga waraa🤣🤣🤣🤣
@hanadali6155
Жыл бұрын
Tartanka gabdhaha laba xukun inaad ka Reebto ayaa Fiican biyaha ay isku shubaan iyo Shiirka Ay is Ursanayan. Waa laba xukun oo dhaqan xumo ku ah gabdhaha. Waa fikirkayga
@ahmed_junior1
Жыл бұрын
Waan kula qaba😉 raayigaga wlhi from Djibouti 🇩🇯
@Sweet-yn7ft
Жыл бұрын
Sax walaga ficna
@fuaadchannel6815
Жыл бұрын
Xoog Ku sameey ma ahan masamenee mise masamenesid wye ayaga jooska leh
@xalanesuldaan4879
Жыл бұрын
masha aĺlaah caqliga allah hakudayo wĺl
@asmahassan5226
Жыл бұрын
Waan kula qabaa
@cumeerfans941
Жыл бұрын
The best person and most knowledgeable and most shy all Allah created is our prophet Muhammad 😍😍😍♥️♥️😍صلي الله عليه وسلم
@Ogaalka10
Жыл бұрын
Zxp ciwaankeyga share out iisamee please
@anisomohamed34
Жыл бұрын
SCM 💖💖
@bisharoabdulahihassen6755
Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@OmarMohamed-pe4jb
Жыл бұрын
Hhhhhhhh
@fartunmaxamud8185
Жыл бұрын
Laus
@ismailibnuomar7887
Жыл бұрын
Ramadaanka nabad allah nagu gaarsiyo inta muslim ah 🤲🤲
@deeqocabdi282
Жыл бұрын
Amiin
@leylahappi
Жыл бұрын
Aamiin
@ismanmuseisman3380
Жыл бұрын
Aamiin
@sahramahamedchannel6330
Жыл бұрын
ameen🥺🤲
@leylahappi
Жыл бұрын
Amiin Yaa rabbi
@Ducayzane10
Жыл бұрын
Hda aragto magaca nabigena maxamed Scw scw scw scw 🤲 🥺 😭 like 👍 sara
@najaxbinu
Жыл бұрын
Salallaahu calayhi wassalam
@expogba7469
Жыл бұрын
Xabibkena muxamed scw aan ku salino🕋
@hadaftomohammed4579
Жыл бұрын
Scw scw scw
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@hafsacooking3818
Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@ahmedday2025
Жыл бұрын
Asad waxaa dharkiisa udhaqa walaakiis ka ween cabdilaahi 😢 what a brothers.
@asmateam275
Жыл бұрын
Say m.a pro
@abdullaahigmail9088
Жыл бұрын
Say m.a bro
@ridwaanmaxamed9482
Жыл бұрын
Yeah m.a👍
@xaliimacali5595
Жыл бұрын
Maashaa allaah
@HanadEmran2024
Жыл бұрын
Masha allah Lkn Machine ka Dharka lagu Dhaqo AYaa u Yaalo Oo uu ku dhaqaa
@SAKARIA1
Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed {peace be upon him}❤️🥺🔥
@bisharoabdulahihassen6755
Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@cabdiraxmaansaacid8617
Жыл бұрын
Asadhoray usocowalal
@anhaarmohammedabdalla4267
Жыл бұрын
"Ku qurxista maalinkiina Saliga nebiga ﷺ"❤️
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@hafsacooking3818
Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@rakiaruun4808
Жыл бұрын
Scw scw scw
@alinoorcumeer1674
Жыл бұрын
The best person and most knowledgeable and most shyall Allah. created is. our prophet Mohamed 🤗🤗🤗🤗🥰🥰🥰💘
@abdiazizmohamed2723
Жыл бұрын
Ayaniita gabar geesiyad ah oo go'aan leh Xukumo labada kale dideen bey sameysay Waxas gabar laga dhahaa👸💯👌❤️
@mohanahmed7736
Жыл бұрын
Asad.. Sxb inaad #50$ ku bixiso bashal waxa kaga fican dabaqa aad dagan tahay waxa jira dad aan helin qodo iyo quraac wada socda.. Hadiba aad heshay lacag ka badan maalin nololeedka dadka ka war hay aakhiro IYO aduunba Waad heli #Ajar
@deeqocabdi282
Жыл бұрын
Sax waaye sxb
@binbaab4123
Жыл бұрын
Sax waay walaal Qaali
@nastexanashka1272
Жыл бұрын
😢😢😢😮
@arafatabdilahi7344
Жыл бұрын
Respect Walal Waad Saxantahay
@abdalle7191
Жыл бұрын
Ineey dad baahan dabaqa la daganyihiin iyo in kale maxaad ka ogtahay hadey lacallaba daganyihiin Inuu ka war haayo iyo in kale maxaad ka ogtahay kakiya waxaad aragtaa lacagtan uu bixinaayo waxaadna u heystaa bashaal uun inuu ku bixinaayo maaha baashaal kaliya ee beeso kaloo ka sameenayaa ileen video gaan lacag la,aan dadkan lama sameen laheen video gana lacag ayuu sii sameenayaa marka waa ganacsi ganacsigana lacag marki la galiyuu lacag dhalaa ee caruur hayska dhigin aragtidaadana qofka haku xukumin saxiib
@abdinaasirmohamuud1445
Жыл бұрын
Tartanada gabdhaha iyo kuwa wiilasha farqi ayaa udhexeeyo dumarka wax uhaboon iyo wax raga uhaboon ayaajiro Tusaale biyaha eey iskushubaayaan gabdhaha waxa lagayaabaa inoow dharka kudhego oo asturka meesha kabaxo Lkn dumarka ineey mac isisiiyaan ineey is amaanaan oo xabiibti mcnt isdhahaan waa howshooda Halka raga eey mamnun katahay Marka kataxadar inbadan ama latashi kalasameey ayaga uguyaraan Mahadsanid sxb
@safiyoxasan8699
Жыл бұрын
M.a qof caaqil ah baa thy allh Haku daayo
@KOKOBULLE-it5e
Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤
@nurahmedomar4480
Жыл бұрын
Hadaad jeceshahy quraanka Kariimka iso raac ❤
@Kiki_afcad-m7c
Жыл бұрын
Number one somali KZitemr aa qalaas waaye he he hee ☺️😏🇸🇴
@khulasomovie
Жыл бұрын
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕
@bisharoabdulahihassen6755
Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@shakaronkuse
Жыл бұрын
G9v 27🤣🤣🤣❤😀😅I ow l wjwvwyw 7
@aaminamuhumed5120
Жыл бұрын
Juggkree
@Ducayzane10
Жыл бұрын
Gabdhaha somalida waa funny 😆 Hdaa ila tageerto like 👍 sar
@caliirshaad945
Жыл бұрын
Somali mahan waa somalind
@kuu617
Жыл бұрын
@@caliirshaad945 yaa💀😭apyo se wx ka yihin😳😂😂
@muzamilhajji8048
Жыл бұрын
صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@muzamilhajji8048
Жыл бұрын
@@mubarakabubakar3480 :┓━ـ💖🌻🍀 🌻ـ━┏ 🌷جــــزآڪ الله خيـــــــرآ🌷 ┛━ـ🍃🍀🍀 🍃ـ━┗
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
@@muzamilhajji8048aamiin
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
@@muzamilhajji8048 mahadsanid
@isaaqciise516
Жыл бұрын
Wanjeclahay qofkasto muslimah haila akmarin lakta
@Baqdaadimedia
Жыл бұрын
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت ❤🥰
@hsaksa8264
Жыл бұрын
👍👍👍👍
@Hoodo121
Жыл бұрын
Yaarabi ramadaanta nagu gaadhsii caafimaad iyo farxad yaa allh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shareyare7549
Жыл бұрын
Aaamik aaamin
@hafsacooking3818
Жыл бұрын
AAMIIN YAA ALLAH
@ruunabdaleofficial8569
Жыл бұрын
Hadii aa tahy hooyo ubaahan in quraan iyada ilmahaheeda bartaan iyago gurigooda joogo ilasoxirir inshallh
Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟
@lolyonkah
Жыл бұрын
One of the best youtuber in somalia
@maxamedcaadilcaadilyamani7039
Жыл бұрын
Ilaahey ha ii caafiyo walasheyda qaaliga ah ayaaniita wllhi xanuunkeeda waa xanuunkeyga cfm taam ah ilaahey hanoo siiyo
@Amiira96
Жыл бұрын
Hhhh ayaaniita waa funny always Girls noo soo badi yaa ila mida game ka caawa xaraarad ayuu lahaa hhhhhh ANS AYAANIITA NAJMIITA SMILE WAA FUNNY MSH ALLH
@Mr_koronto
Жыл бұрын
The best person and most knowledgeable and most shy all Allah created is our prophet Muhammad 😍😍😍♥♥😍صلي الله عليه وسلم suscribe isaar wlli
Boqorka KZitemrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ ❤ from hargeysa
@hamsahassan5788
Жыл бұрын
Subxaanalaah Asad waxaan hasoo dayn waa qurun gabdho a ahaan. War aawey xishoodkii War illaaheey ka baq. Gabdhaan aad bay u damiir xun yihiin marmarka qaarkood.
@mhameddave9758
Жыл бұрын
Masha allah walal fican ayaa kula dhashay allaha ku xafido
@lamajofficial2446
Жыл бұрын
Dadkan Maxa Ka Khaldan Badawsanaaa Leh Asadow Biyahan Laysku Shubayo Dumarka Ka Dhaaf, Game Ku KHASAB Maaha You Do Or Quit Weeyaan Cid La Khasbayo Male Inantu Hayska DHAAFTO Wixii EFFECT Kaga Imanayaan Wah! HablaHa Wan JeclaHay Ee Ka Dhaafa Caruur Maahee Wixii U Daran Iyagaa Yaqaane
Asc sxb Asad xaajiyo Marka hore waan Ku samalay sxb qaali Waaan Ku taagera waaana Ku taageri Dona Lkn waxan kula jecelahay wax kazto wanagsan Hablahan waa walalaha Ma ahyn game kan intay ciyRan Gamekan Ragu Ku fiican yahay Gabadhan wlahsay ha oo biyo isku shubasa Ma daawan karayo maanta Wiil dawan karana ma jiro walshis Marka incha Allah waxan rajaynaya Xata haday habluhu ogol yihin Inad adu Kala garata game Ka dumraka Ku wanAgsan Iyo Ka Raga Ku wanagsan Gamekan oo kale inu soo noqon BA rajaynY Allah haku xafido wlalkay
Asad kushukri nimcadha لله ukusiiye xasoosnow markasta I love you 💖❤️
@MRdayaxofficial
Жыл бұрын
Awesome elder care of you and your family and friends and friends ❤💜😊you have a way to
@yaaillahadlay6170
Жыл бұрын
Asc team 27 salan sare. Wallal adigo xuman ii qadan waa laka ficanyahay dhaqan iyo diin ahan ba gabdho biyo isku shuba iyo shiir la ursado sido qadidanka marka adigo raali ah isku in aa wax macqul ah hadana funny ah aa ka dhigtid insha Allah. Keep going bro. 🙏
@wllibros4313
Жыл бұрын
Pro asad fikir aan rabaa in aan kugu darsado kawaran hadii aad samayso barnaamij 50 xabo cml oo fast food ah oo habaysan oo aad siiso dadka dawarsado ama masakiinta waa wax sadaqo ah inkasta oo aysan wanaahsanayn in lamuujiyo hadana waxaad helaysaa dhiirigalin iyo in lagaaga daydo mowducaas bal kwrn prp
@falastinaliabdala3352
Жыл бұрын
Ku saliya nabi geena MUhamad scw scw 🥺♥️♥️
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@Goat_zaki
Жыл бұрын
The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ😱
@mukhtarabdirahman2047
Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@mukhtarabdirahman2047
Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@armaanpoi9223
Жыл бұрын
😍ᴀsᴀᴅᴏᴡ ᴅᴀᴅ ɪsʟᴀᴍɴʜʏ🤣😂
@armaanpoi9223
Жыл бұрын
sᴄᴡ
@saciidojaamac9921
Жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam 🥰
@aamin4789
Жыл бұрын
First person to watch this video Let's reach 2M soon 👏🙏
@khadracismankhadra4087
Жыл бұрын
nabi. Muxamed. Ku saliya. صلي الله عليه وسلم ALL created is. Our prophet. Muhammed صلي
@luulsaciid9248
Жыл бұрын
Asad please vidio boss noso samey inta igu racsan farta taaga 👆
@profalcadaala
Жыл бұрын
Dhalinyaro Waxaan idinka codsanaynaa in aad cimaamadiina nagu sharaftaan oo aad janaalka noo kalakicisaan Team 27 is muujiya Oo nagu soo biira Insha Allah
@mohamedabdirahman9659
Жыл бұрын
Ayaaniita badiska Smile wayku Faraxsan Tahay 😂😂😂 waa sideeh Waxay kusoo Tashadeeen inay Lacagta kala qaybsadaan wax isa siiyaan 😂 Waayo Xitaa inentan dheer 5point ayay ka jartay Yarta Dhuubana way ugu Dartay Smile
Sxb asad video gaan waa laga ash ashayaa bro mardambo hanoo soo celin gabdhaha barnaamijyada kala ee xarfaha iyo kuwa normal ka ah waa caadi lkn barnaamijyada qaar ma fiicno iney kasoo muuqdaan marka sxb sare Video yadaa wey qurux badanyihiin lkn faawul ayaaku gashay waaba daawan la,ahay sheekadii aan tiktok kusoo nacay oo aan ugali la,ahay ayaad noo keentey KZitem keep going lkn xumaanta kuma jirta
@guuledjerar4136
Жыл бұрын
Asad haajiyo kuxisab tama korontada teefiga si aan biyo u gaadhi talo iga tay wllkyow 🙏
@guure-e7l
Жыл бұрын
Yes Azad keep going
@fanreact7076
Жыл бұрын
Gabdhaha caadi ma ahan. Wax ka fakanaayo malahan. 😂. Inoo soo badi plz.
@naimadaahir1416
Жыл бұрын
Ayaaneey wllo kimikada iska yaree wlhi farahaaga waaba laga naxayaa wa igatallo sida rabto uqaado😘
Walal ale haku caafiyi cafimaad taam ale haku siiyo xanunka danbi dhaaf ale kaga dhigo
@zuhureyyyy
Жыл бұрын
Allha ku Caafiyo wll cafimd taama I.a
@ruunishosman6453
Жыл бұрын
Allaha ku cafiyo wll
@abdukadirosman9304
Жыл бұрын
Ayaaniita Wajiga Duq ayeyba ka Noqotay ee abayo is celi 😳
@hodaniman9003
Жыл бұрын
Team 27 is the best youtuber of challenge s
@cabdiqadiraadam2123
Жыл бұрын
Asado saxib ad iyo ad ayaan kutageera Balees 🙏 hayga xumaani waxyabo qaar ayaa kujiraa barnamijkan sida shiirka urso iyo biyo iskushub ee bless asado barnamijkan sidaan ah gabdho kuma qurux badno ee raga ayaa qurux badan bless 🙏 iga raali noqo asado my team 27 ayaan ah
@ahmedbarre3533
Жыл бұрын
Xishoodka Allah nagama qaado, hunguri miyaa meeshaas idinka galey in gabdhan sidaan loogu ciyaaro
@mss_army
Жыл бұрын
Asad hagio part too gabdhaha soo samee plzzzz
@juweriaa.omarhassan1299
Жыл бұрын
Finally gabadho wad noo keentay😘
@نعيمةيونسموسى
Жыл бұрын
Gabdhaha part two plz
@muscab8581
Жыл бұрын
wan idin salamay🤝sxbayal hadad iga khaadesid salanta wa caadi🤗hadad iga qadenin dhib malahan 😞
@sirtaquruxda
Жыл бұрын
Game aan inaba caadi aheeyn keep going brother 😂😊
@Queen_123-r5g
Жыл бұрын
Hh najmita sawirka raage ay so dhigeysey iLen hlkana😂laga keeeenay
@Naciimodheeman
Жыл бұрын
Apeera inta tabty like Hala dhaafin❤️
@hamzeahmetahmet622
Жыл бұрын
AYaaniita wll qlpi wanaagsan weeye xqiiqdii❤🙏
@hamzaesmail7865
Жыл бұрын
Azad waad wacanthy, lkn manta qalad baan ku arkaa videogaaga, habalahana aan u wacnayn.
@arafatabdilahi7344
Жыл бұрын
Keep Going Asadoow The Legend 🙏🙏🤣
@xamdamakeupofficiallmoh2548
Жыл бұрын
Wll asad kuguma racsani inaad ku so darto iyaga oo hablo ah is xambara iyo shirkaga uurso adiguba walasha ama gabdha maad ogalateen in ay game kaas oo kle ciyaarto please Marka hablaha kada waxyabaha qaar wayo kuma qurux badna waxyabaha qaar
@xamdamakeupofficiallmoh2548
Жыл бұрын
Thank you asad wll hore usoco from hargeisa waan ku arka inaad gashanthy calankii somaliland waxanan ku huba hadad hargeisa timado in fadhiga lagaga saro kacayo sababtu maha inaad calankeda gashanthy waa dad ku jecel
@dahirise7762
Жыл бұрын
Asad bahalka warqadaha laga soo bixinaayo camera maa ku jirta
@suldanyare163
Жыл бұрын
Smile aad iga qoslisay 🤣🤣🤣
@kaltuummaxamuud654
Жыл бұрын
Ku sali nabigeena MUHAMMAD S.A.W 😇👊♥️🥀🥰♥️♥️♥️🌹
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
Пікірлер: 817