Horta abwaan family ma qancaayaan.oo wiilkooda gar iyo gardaro inladilo marabaan. Waxaa Larabaa si dilka u yaraado madama maxkamadu cadeeymo badan ay heyso in go’aan ay qaadato.maanta dhan waqtigaa loo dhereynaa. Ilike shute.intuu dhinac dhinac u fiiriyo dambiilaha buu xukunka ka dulridaa. Cidna uma joojiyo waana Saida kaliya uu abniga wadanka ku hagaagi karo.
@murzal31
19 күн бұрын
Qabyaalada waa lagaa garanayaa😢
@HamdaBoon
19 күн бұрын
Adigu ma dulmiga ayad tageerasa hadu dilay isagu qofna ma qarinkaro ama ma difaci karao dhigeda xaqa alle ha biiciyo
@libanabdulkadirnur2876
19 күн бұрын
Ugu horeen yaa Baneeyay in ugubo guri Dad kunolyihin walina Haben xili laka jafanaayo o qof walbo uu xita hadi ugu jogo sarirtisa ku fidsanaayo Alx haduna guriga ama xafafada dhan sabab u noqon in ey gubato
@83587
19 күн бұрын
Cadaaladu ha guulaysato waa tan aan asaageyn uga harnay, hadan Somali nahayne naloogu tilmaamo in an nahay dadka ugu aqliga hoseya bili aadanka
@casalasal6466
19 күн бұрын
ALLAAH BAAN KUGU DHAARSHAYE MA DEMBIGAN CAD BAAD DAFIREYSAA OO REERKIINA JID UGU FUREYSAA INEY QAA,IN MUJRIM XALANE MID KASII QAA,INSAN RAADSADAAN OO AY MAXKAMAD KALE SII AADAAN ALLAHA KAA ABAALMARIYO INTA KULA CAQLIGA AH EE CADAALAD DARADA ISKU RAACDAY REERKIINANA XAQA MARXUUMADAAS ALLAHA UDINKA SOO SAARO MUNAAFAQIIN AAN ALLE AQOONIN BAAD WADA TIHIINE
@rumaanmacalin
19 күн бұрын
Alxamdulilah hadey xukun kurideen waxan alah kabarya inuu noqdo ki ugu dan beeyey xukunkaani lana fuliyo
@dhemanduceysan3255
19 күн бұрын
SHARWADE QABYAALADII KU QAADAY KUMA DHIGTO MA WAXAAD INKIREYSAA INEY LUUL U DHIMATAY DABKII UU KU GUBAY SAYID CALI ALLE KAMA BAQEYSID XAQIRAADA IYO DULMIGA AAD REERKIINA UGU HIILINEYSID GURIGAAGA ALLAHA KAA TUSO QABIILISTE SHARWADE
Ninkaas hadii la daayo,waa in tiirka lageeyaa xaakimkii sii daayo,arinta hal gabaraa dhimatay,lkn yaan la abuurin maxkamdaha somaliya oo baa,ba,A.iyo in lawaayo wax soo dacwooda,oo ninkasta asiga go,aan qaado,taasna umad badanaa dhib soo gaari doonaa,taasna waxay dhaceey,hadii dilaagaan la daayo
@user-xr9rt6cl5g
19 күн бұрын
Ilaahaw sida wanaagsan adaa og
@najibmaow4755
19 күн бұрын
Alhamdulillah
@abdirahmaanabdulla8133
19 күн бұрын
Haladilo qofkii qof dila.
@faadumomahamedmahamud4813
19 күн бұрын
Ilaahay haq ha muujiyo
@Somali-One
19 күн бұрын
😢😢😢😢 *Hadii uu ulakac ama hinaase uu u diley sida asba qirtey, waa in la qisaasaa si ay cashar ugu noqoto kuwa dambe, baddbaadada umadeenu waxay ku jirtaa in dhagar qabeyaasha aan fursad lasiinin*
Wa guuul usoohoyatay dhamaan inta cadaalada je cel u muslinah
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
19 күн бұрын
Baac Baac
@abubakarmaxamad8063
19 күн бұрын
Abwaan qabyaladaa iskaa daa iyo nin jaclesigaaa waxa ka so urayo qabyalad caadiyaa caadi iska dadka ku dawado wee ogyahiin weena ka qalibadanyahiin iska da ina adeer ninmadaa sidcali dimbika wo kestaay ha ku ceewowin whs gorobkaka hada hg waan ku fahanay sxb waxa tahay qabilistee
Asc abwaan walaahi waan ku jeclahay ilaahay dartiis waxaana kugu jeclahay runta ee ku dadaal runta
@rumaizaahmed9012
17 күн бұрын
Abwaan hadii layiraa cod ama jurrey haloo qaado bulshaweynta somaliyeed inuu danbiila yahay iyo inkale a adika sidii u araktaa ka abwaan ahaa cadaalad ama cadaalad daro hadii lakugu casuumo maxkamada uku danbeyso
@mursalabukar8828
19 күн бұрын
Waxa cad iney muqato xikmadii ahyd gar sleyman gashey iyo cunug garab keenayba waxa u danbeyn googoyn.
@user-pw3hm8wh8c
17 күн бұрын
Marna waxaad lahayd hala so qabto iminkana bahashu way kaasoo muuq muuqataa hhhh ilahayba wax og ee hadii uu kas u dilay allh ha fududeyo dilkiisa hadii uu kama iyo dhalinyaranimo u kaysay iyo farsamo xumana allh ha ka so furfuro
@user-sm1ky6wp9v
19 күн бұрын
Malin waxa imandpnta ilahay la wada hor tagayo tani waa adunyo qima male ilahay xaqa haa dilaciyo
@warsamamed368
18 күн бұрын
Abwaan adigu ma difaaci lahayd wayaab malintan ku arko adiga wan ku fadexaday doona een mel shacab joga kugu arko
@BeelaHassan
14 күн бұрын
Waxed Ila ahayd abwan Lakin waxed noqotey qabiil
@bintuomar3114
19 күн бұрын
im sorry abwaan meshaan meeysan kafileynin umada somaliyed
War maxkamada halaga cararooy waa Alshabaab waligeey mamaqal kama wax ku dhacay oo leesku dilaayo hadii kama leesku dilaayo walashey nin ayaa baabuur kama umarsiiyey lamana toogan waayo Kas kama ahaayn
@mohamedsheikh4625
19 күн бұрын
Haddi aad u baahato arabiga whats appka igala soco.
@abdikfilabile270
19 күн бұрын
Nin qof dilay miyaa waxa oo dam dam ah loo marayaa si cadaalada looga Fogeeeyo kkkk hagar Gidir waa cajiib
@halimaabdirahman7888
19 күн бұрын
Wiilkan😂😂wuu cabsan hayaa
@mohamedsheikh4625
19 күн бұрын
Abwaan see wax kaa yihiin dadka maxaa u hababineysaa hadalka guddomiyaha kuma jirto waxa qad akhrineyso
@user-te7hx3yq4w
19 күн бұрын
Waxaa yaab iyo amakaak noqon doonta xaakimka dhihi doona said cali danbi maleh,ee halasii daayo,taasna waxaa said cali u furnaan doonta in dacwad kusoo ooga familka luul sababtoo ah waxay ka dhumiyeen waqti uu ku shaqeysan lahaa,taasoo sax ah sidda an ku aragnay usa,
@AyaanmaxamedAyaanmaxamed-lh1nb
19 күн бұрын
Wiilkane siid cali lama dili karo
@CraxmaanMahdi485
19 күн бұрын
sawkuwa reerkii sayid cali wali dhaaranaya
@mohamedsheikh4625
19 күн бұрын
(قرائن) waa caddeymo ee ma ahan inuu kawado qareenno sida aad hadalka u fahmtay.isku xishoo wallale hadlaka iska hubi.
@saidhashi2856
19 күн бұрын
Ma wax kiis adag meesha majiro, qofkii qof dila waa in ladilo. Sayid wuu qirtay inuu gabadha in uu si ula kac ah udilay. Waxa ilaa iyo hada loo wareejinayo majara habaabin iyo munaafaqad looga gol leeyahay in kiiska umadu iska ilowdo kadib eedaysanaha lafasaxo.
@Shariif-mr9lr
19 күн бұрын
Toogasho waye
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
19 күн бұрын
Qabyaaladii kuqaaday kuma dhigto
@shaficijamac
17 күн бұрын
WArka
@user-rr7ey1oc7b
19 күн бұрын
👍🇸🇴👍👍
@Mudaneey
19 күн бұрын
Lacagta yaan cida laga dhamayn Kiiskan waa cadyahay
Adiga hadda maxaad rabtaa? See wax u waddaa ? Ninkaas waxaa caddayn ugu filan inuu basiin doonday oo gabadha ku daaray, waliba ayadoo jiifta oo dhineceedu dhulka yaallo, way rafanaysay ayuu dhahay, ma qof qol gubanaya galaaya ayaa jira oo ku dhex galgalanaaya? Maa Ilaahay swt laga baqo Soomaaliyey? Walaashaa ka soo qaad ma ka shakin lahayd? Maya! Ilaahay ka baqa subxaanallaah
Walalo qabilka iska dhaaf gabarta ilma ee dhalashey abo ma heysta hadane hooyoo ma heysatane ninki hooyooda diiley iska ilmahas hortoda xoor ku noqone karane ilma darenwkoda ilali bari dad wayne Beey noqonaye. Qabilka wax ka wayne ilmaha dad laanta noqodey
@omarabdirahmaan629
19 күн бұрын
M.a shaalah sida queuxda badan eed nogu sokobtay warko dhan😮
@ZuheylaAli
17 күн бұрын
Ninyahow qabyaalada way kaa muuqataa doofaar madaahiro
@sihamxusen4809
19 күн бұрын
oo hada mawaxaad lee dahay hala difaaco walle doofaar ma daahirsamo waa kaa abwaanki reerkaa bowe soo wada bax
@ifraxabdulahi2209
19 күн бұрын
Dad ayaaaba sharlaawe supscribe kala no qonaa anaa usaa raa hada
@umunuseyba9871
19 күн бұрын
Maxaa la soo taagan tahay Hala di faacaa dad badan oo adiga Ka mid waxay yihiin ayaa bananka imaaday maanta laga bilabo waxan kuu aqaan sharwade unsubscribe na iga gu doon
Пікірлер: 82