Dhagaxa maxaa keenay jeelka taas ayaa jawaab cad ubaahan .
@nimcomaxamed9496
2 жыл бұрын
Hargeisa waa wada dhahax huuno meeshu burco maa aha 😤
@Hawd74.
2 жыл бұрын
Manshala geesi wariyayaasha dawladaa u seeta dheeraysay war ha la wada xidho tv youtberada war tv yadan qaar badan waa la soo biiliyaa
@rooxanta4237
2 жыл бұрын
tobban saxafi oo la xidhay wax ka yar 15 daqiiqo waa tusaaaha waxa maanta wadankii kajira
@senatorcamaca
2 жыл бұрын
Dadkan garashada ka wada saboolka ah yaa hogaan ciidan ka dhigay horta, askari baa xabad qof aan hubeysnayn ku dhufan kara waa sharcigee?
@mahamuodjoof7090
2 жыл бұрын
Saxaafadu waa inay madax banaanaato cabudhintana laga daayo. In laydin dhaliilo inaad wax cabudhisaan maaha. Jeelasheena waxaa ku jira dad badan oo cadaalad daro lagu haysto oo aan cadaalad lamarin runtii taasi waa hubaal.
@maxamuudmaxamed5108
2 жыл бұрын
Wexi amniga xumeya ana ka kow ah
@aa-bk3kl
2 жыл бұрын
if what happened was so little. why do we lock in so many journalists
@saidmahamuudisxal1139
2 жыл бұрын
Asslamu Aleikum cidii Nabadiina wax yeeleysa gacab bera kuqabta oo jilciya Hanna siideynina
@calisaeed3569
2 жыл бұрын
Way karayeen inay xabad kudhuftaan xoolo weeye kani
@mahamuodjoof7090
2 жыл бұрын
Maxaabiistu waxay xaq uleeyihiin in la daryeelo. Waynu ognahay in ay cadaalad daro weyni ay ka jirto wadanka. Xaalada maxaabiistu ay ku sugantahayna waynu ognahay taliye.
@rooxanta4237
2 жыл бұрын
saxaafadii waxaa heshay muaarad xumo mucaarad u hiiliya ma hayaan mucaridooow dhilaa idin dhashee wadanka bad baadiya intaanu gacanta ka bixin
@maxamuudmaxamed5108
2 жыл бұрын
Cida bar bar tagan dawalda jumhuuriyada somaliland
@khadramohamed9849
2 жыл бұрын
Sax✅♥️✅
@maxamuudmaxamed5108
2 жыл бұрын
❤❤❤💚💚💚
@maxamuudmaxamed5108
2 жыл бұрын
Wano ku garab taganahy wasir
@Ali-xw9il
2 жыл бұрын
Wagash wagash alla maxaa heego cadhooley maanta ka yeedhay qeylo kkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣❎❌📢📢📢
@qwertyaserty8404
2 жыл бұрын
Hadaad Jeelka Ku Ag meeraysato Ma Shakaa Kaaga Jira in Aad Gelayso ????
@abdikaniqaloon3440
2 жыл бұрын
Hhh
@xuseenmaxamed3191
2 жыл бұрын
Maxaabiistu waxay u baahan inay xaq hesho waad ogtihiin xaqdarada ka jirta maamulka muuse heego waxaa kaloo lagu jidh dilay jeelka sheekh aadan sune qaarkaloobadan markaa waxaa waajiba in baadhis lagu sameeyo meesha
Пікірлер: 44