Maasha allaah alxamdu lillaah sheekh c/caziiz iyo inta kala qayb qaadatey miizaanka xasanaadka allaha idiin saaro abaalkiina janatul fardows allaha kadhigo camalkana ikhlaas iyo aqbal (waxaa farxad ah inaad ku fakadhaan iney ka maar maan gacan bili aadam oo ay wax soo saar sameeyaan ,, cadowga horumarka muslimiinta diidan allaha idinka hayo ,,,, waxaan cajiib ah quruxda iyo farxada kamuuqata hooyoyinka iyo cayaalka sidaad uga farxiseen allaha idiinka farxiyo aamin aamin from garowe
@user-fp7ol1mo5f
Ай бұрын
Ilaahow ajar iyo xasanaad ka sii intii bilowday iyo intii dhameeysay Allahu ma Aamiin
@AsliAynte
Ай бұрын
Maashaa.allaah tabaarakallaah Allaha ha ku xifdiyo dadkaa meeshaa defend allaha ku caafiyo oo ku nabadeeyo Alxamdulillaah magaca yaaba wanaagsan loo bixiyeyy
Ilaahay ha kaa abaaliyo if iyo aakhiraba adiga iyo intii muxsiniina ee soo sadaqaystay ee dadkaa agoontaa wlhi shaqo wacan ayaad haysaa ilaahay ha kaa abaaliyo
@miskinah2036
Ай бұрын
Ajar iyo xasanaat Allaha kaa siiyo adiga iyo intii gacan ka geysateyba !! Aamiin, Alxamdulillah
@inasayidabdule2251
Ай бұрын
MASHA ALLAH❤
@aminaabshir1495
Ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤
@DeeqAbdikariim-fi2bq
Ай бұрын
ماشاءالله
@mustafNune
Ай бұрын
Masha allah shekh ogle
@AbdirahimAhmed-tw3sz
Ай бұрын
Masha Allah Masha Allah.
@BulloHassan-xg4xr
Ай бұрын
Masha Allah Allah habarakeeyo kuwa Agoobta ugargaaro
@hyusuf2207
Ай бұрын
Nin ama rajul waa ninkan ama shiikhan ❤❤❤❤❤
@HalimaYusuf-kv5dl
Ай бұрын
Amin
@JuweriaYaqub
Ай бұрын
ilaahay hakaa abaal mariyo adiga iyo inta ka qaybqaadatayba
Пікірлер: 100