Kareeen music 🎶 🎵 please 🙏 Madaxey iga dhawaaqeysaa
@Shuaib_abdullahi_official
2 жыл бұрын
Waxaan maqli jirey haweeney isku haleyn ma lahan marka laga reebo middii ku dhashay😪😪😪
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@shukrisheikhahmed9133
2 жыл бұрын
Waa sidaa qabto naftaada ku kalsoonoow
@Localguy-y60
2 жыл бұрын
Masha Allah keep going wacye galin
@mushtqmohamed
2 жыл бұрын
Keep going wllo hosow❤
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@تلاواتتسعدقلبك-خ7ل
2 жыл бұрын
Subhanallah nafadakaa wuxu si xuney udishey
@khadijajirde5017
2 жыл бұрын
Asc wllo waxn ka codsanaya ina ka dhafto music ga ka dhexsocda video yada thanks 🙏
@najmi4100
2 жыл бұрын
Wad noga ciyartey muqalka legednow kadhaf background music
@aishaomar4003
2 жыл бұрын
Dhawaqa music naga daa madax naga gashey wll
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@xamsecali8181
2 жыл бұрын
Iska tag hadu ka galy
@zahramohaa2973
2 жыл бұрын
Asc walal hosow i like your video lakin please kadaa music midkaan maxaa music aya kudartay😓😓
@bellaquruxbeautychannel7648
2 жыл бұрын
Background music da ka dhagaysa waaye muuqaalka
@cabaascusmaan948
2 жыл бұрын
ASC Walal Howsow aan aad ugu xiranahaye page kaada KZitem 2yrs iyo 7bil marka hore Waad mahadsantahay 💯. Sida fiican aad marwalibo inoogu soo kudbiso muuqaalada quruxda badan oo u badan xaga wanaaga ❤ Waxaan kaa codsanaa oo sharaf ku jirto iyo Qadarin inaa ka soo hadasho nin black american oo xabsi 40sano sharci daro ku xirnaa Gobolka Ohio magaciisa waxaa la dhahaa Wama Ajamu Thnks ❤
hosow bro musiga nagada qisada marka kashegaynayso wax musuga hakushidin san uma bogin mahadsanid
@alakram7643
2 жыл бұрын
Wcs wll sogudbintada dhacdoyinka mahadsanid
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@osmanbock7796
5 ай бұрын
Walahi waxan jecelahaye barnamushkaga
@mativatoinhakes9881
2 жыл бұрын
Hore u soco
@juweriamohamed1987
2 жыл бұрын
Music background zaaid waye next video gaabi please thanks
@xamdihassan6102
2 жыл бұрын
Wll gabdha asian ah ee la jarjaray ayado nool kaso hadal please
@maxaaigafirin2022
2 жыл бұрын
Keep going nio
@Sheeko-Sheek0
2 жыл бұрын
background music pls gaabi !!
@kabsudsheekh4538
2 жыл бұрын
Ana ugu horeeya mashallah
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@4429
2 жыл бұрын
Best KZitemr hosow pro🥰
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@ninwalan7986
2 жыл бұрын
Ninyahooow music nagaaa deeee ma dhagaha ayaaad Nala leeedahay waaa Ku sideeeee
@filfilocAhmed
2 жыл бұрын
Music naga daa plzz 🙏🏿😇😇
@muniiraabdirizak1560
2 жыл бұрын
Hosow Pro shekadi jerry iyo moury noo so celi pleas apowe waa iga codsi
@Anjali-ps5qq
2 жыл бұрын
musicada kareb plz
@abdilaahipersia528
2 жыл бұрын
Background music gaas ka reeb muuqaalada danbe brother.
@mounirahassan7897
2 жыл бұрын
Cudka music ba dhex socda izcaaj ban u arka , Mahadsanid .
@abdirizakahmed8242
2 жыл бұрын
Zxp ninka ma dhintay mase wa nool yahay
@az.o.4694
2 жыл бұрын
Wuu dhintay bay tidhi markay wacaysayba
@ekro10ekrohassan86
2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@nasraadan2604
2 жыл бұрын
Wll aad ayaan ku tagyer
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@nasraadan2604
2 жыл бұрын
Hurey usoco
@solostgen3862
2 жыл бұрын
Tani waxay cashar u noqon doontaa, qaar aan ogahay. 🤣
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@daadir3042
2 жыл бұрын
Adi kalay qorshahagi miyad Ku darsatay
@halimajeylani9243
2 жыл бұрын
@@daadir3042 4 isku guurso boor kaliye mahan cuntada yaa sun lugu darin nagah sandkan lama giursado is jir hayeey
@ahlaamey3392
2 жыл бұрын
Noosoo Badi qisoyinka internet ka u xiisnay hoosoow😌😍😍
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@Asad_haaji_abokor_3007
2 жыл бұрын
Waxa suaal ah sedeebay uhalisay shandada ma alaab ayuu ahaa ninku mise laptop
@hadiyacisman4847
2 жыл бұрын
Music naga dami wll please
@umuyusuf7484
2 жыл бұрын
Musiga haku dubin walalaley mar danbe
@queenabdi4319
2 жыл бұрын
Music 🎶 ka reeb waa madax xanuun 😩
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@ahmedabdullahinoor4115
2 жыл бұрын
Hosow lagend 👏
@TheLove0
2 жыл бұрын
Hadan ku dirsado galaxy qofka somalia ama jabuti jooga halku lacagta kala baxayan ama ay ka qadanayan lacagta
@Dreamy-M
2 жыл бұрын
Background kaaga waxey u muuqataa meel isku qasan 😃😊
@aaminacusmaan6935
2 жыл бұрын
Subxaan alah🥺🥺🙁
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@Jammaad
2 жыл бұрын
Macsonkor wayku sugtay raga qaarbaa mooda dumarka inay nacas yihiin sabirka badan ama dulqaadkabadan maseer bilaa macnaa qaylo aan kala joogsi lahayn 😡😡😡
@yasminibrahim25
2 жыл бұрын
Ebow maanta music Maxaa ka waday 😩😩
@kayfmohamed565
2 жыл бұрын
Transefer galaxy somalia maba ka shaqeeyee
@faxaanfiyore1234
2 жыл бұрын
Keep goeng zxb
@zumaashapdi1113
2 жыл бұрын
Ani maaa walan😂😂😂 music ddka comment kuso qori ban ku ogaaday kow man maqlen marka ogaday wan dhibsaday
@ikraabdulle3943
2 жыл бұрын
Anaa kula mid ah inta aan commentiga so gelin ma maqleyn xtaa music ba daran isma laheyn kadibna saaid buu ii dhimayaa oo madaxoo iga galey😂😂😂suuro miyaa ma fahmine
@zuzu-ss2cl
2 жыл бұрын
Wax an isku cudur nhy ujeeda🤣🤣🤣
@fatmahaji4077
2 жыл бұрын
Waa yaab shekoyinkan
@hudajamac4392
2 жыл бұрын
mahad saNid wllo Noso badi
@xafsosuleymannuur1273
2 жыл бұрын
Sidee kugu heli kara😊
@haneetopoi7530
2 жыл бұрын
سبحان الله
@deegohussein2789
2 жыл бұрын
Music is annoying fadlan kadaa.
@marianapoli8162
2 жыл бұрын
Wsc walalkey
@Aliinaliiban1780
2 жыл бұрын
Musica hassanow naga jooji bisinka
@umuyusuf7484
2 жыл бұрын
Musiga nagada
@shukrisheikhahmed9133
2 жыл бұрын
Dhawaqa maad ka xirtid
@ayannitta
2 жыл бұрын
😢😢😢😢 subxanallah
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@siyaadbilleodowaa5625
2 жыл бұрын
Oh I'm so sad 😞
@Zhra8746
2 жыл бұрын
Hi huno qali
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@deeqoosman5398
2 жыл бұрын
Here usoco
@Falastiin27
2 жыл бұрын
Aboowow musica gadaal ka daaran naga dhaaf sheekado iga qasooya he 😩
@Dreamy-M
2 жыл бұрын
Aniga boorsada haraanti ayaan ku jeexilahaa 🤐🤫 Acuudu billah 😊😊
@mohafaizo2733
2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ramlamubarak4662
2 жыл бұрын
Yaa ma itiri
@halimajeylani9243
2 жыл бұрын
Maxa jexda waha dhabrka gacanta ayu ka jabtaya jarjarada lugu so turay
@alihassanhuseein1680
2 жыл бұрын
Naag ciyaal suuqad ah waaye
@ramlamubarak4662
2 жыл бұрын
Shadhab doqon yoow Farah Lugo baasto sanaa kugu macaaneed
@alihassanhuseein1680
2 жыл бұрын
@@ramlamubarak4662 hhhhh
@sacdiamohamed8319
2 жыл бұрын
Hosowpro teendho maku jirtaa😂😂😂
@rahmaomer898
2 жыл бұрын
Laso dhakhso wll qiyosinka ado mhdsan
@Likewater1
2 жыл бұрын
Musiga kadhaf wll
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@Nobody-b9x
7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤😊❤
@zeki_abdul_5436
2 жыл бұрын
Wey cpu
@abuqataadah5425
2 жыл бұрын
🙏🙏🙏
@Somafah
2 жыл бұрын
😳
@ramaas360
2 жыл бұрын
First
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Waa Codsi Wax Yer Ayaa Noogaharsan 1k 47 kaliya hadey Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k💪💪💪MM🥰🙏
@Inasuldan1235
2 жыл бұрын
War ninku arimaheena buu u soo eg yahay😳😁 Laakiin dhagaha buu durtey
@hamdi3092
2 жыл бұрын
Haaa manta dhan yuu u egyahay islaha yqy😀
@baromacdangoldandgemstons4044
2 жыл бұрын
sidee loo bartaa macdanta dhulkaaga hooyo ( minerals gold and gemstones) kzitem.info/news/bejne/zYZu2n6lcKeCiWU
Пікірлер: 127