Inalillah wa INA eleyhi raajucuun .meesha dadka noocaas ah ay aniga dadka illaliyaan dadka noloshoda Was macna maleh .illahow umadda somaliyeed ee nabada jecel I gargaar
@mulkimahdi9385
Ай бұрын
Ilahayiow xifti askarigan hadlaya❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
Ай бұрын
Aamiin yaarabalcaallamiin
@Cadar49
Ай бұрын
Amin Yaarabi
@deeqoahmed7878
Ай бұрын
Subxanalaahi ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢
@ssimanumumustaq7148
Ай бұрын
Subxanallaah Illaahow umadan u soo gargaar kaas xataa hala toogto Libaankaaba ugu daran 😭😭😭😭 Alle idin wada kashif Dad guryo xaaran Ku dhashey cunto xaaran lagu habey 😢 Dhaxalkeedii manta waa heysaan
@hafsaali4297
Ай бұрын
Subxaanallaah. Ninkaan Qoslaaye la leeyahay waaba Qoslaaya. Dhiiga dadka ma biyuu daadiyu mooday. Nacalad Allaha swt hakurido inta Umadda Soomaaliyeed dhiigooda Xaaraanta kudaadinaaya.
@@user-sn5yz7vg8v anigu waka ku riyoday Somalia o adunka ka saraysa lakin malaha wa markan dhinto hada rajo ma muqato musuqa iyo qabyalada bay kacanka la dagali jiren wana sababta kentay wax kasta inay bilash noqdan hada carurta jidka xamer iyo hargaysa iyo dhulka somali o dhan dadsan xaga xildhibanada ay 4500 ban maqlay inay qatan
@user-sn5yz7vg8v
Ай бұрын
@hodanc6255 Maashaa allaah abayo alle ciqaab inlagu waaro ma uumin waase imtixaan ualle inogu carooday markaynu jidkii qumana ka leexanay Inshaa Allah lagu waari maayo o hadaba iftin yar ujeedna in maxkamada laga sheegayo axdigii Sayidunaa Cuman bnu qadaab .M.a Waa wado furmaysa markaan rajadeena nooleyno ILAAhay ubaryeynaa kuwa Dalka iyo dadka dulmiga kuwada inu naga qabto Aaaaaamiin Inshaa allaah xaqu wuu sareyn Abayo Hadaad ku riyootay wa riyo fiican oxaq ah Inshaa allaah waynu gaarayna hadan kahor mañana ubadkena helaya mcn Haa walhy dulmi naaxay Qmri iyo xoolo lunsi 1Wm masakinta ladulmay wuso ifayaa xaqu ducada aan badino Inshaa allaah Alaha naga aqbalee Haye xppt
@user-sn5yz7vg8v
Ай бұрын
@@hodanc6255 Haa kacaanki waa loo darsaday inshaa allaah kuwa doeladnimada diidan waqtigooda wu soo afjarmayaa sida ay maantaba yuhuudu ujabtay o ay dhulka hoostiisa naf ugs doonten cuqubadi falastin Walhy cuqubada somaali weyn kasoo ifbaxaysa damu jadiid iyo moryanta dhigyacanka ah
@CoachAli-zy3ov
Ай бұрын
It’s very very sad I’m sorry for the family that lost that young man and other family too may God help all of us Ameen not good at all
@mohamedahmed4511
2 ай бұрын
dhamaantooda waa mujrimiin marxuumka dalkii ka wada qeyb qaatay culumada hala weydiiyo in dhamaantood dil lagu xukumi karo Ilaahey ha u Naxariiso wllkeen.
@hodanc6255
Ай бұрын
Dabcan sharecada qofki dilka gaystay ba ku xukuman dil inta ka qayb qadatay ciqab way leyihin
@user-sn5yz7vg8v
Ай бұрын
ALAAHU AKBAR AHU NAXARIISTO MARXUUM ABUUKAR KAABAX CEESHKIISIYA SOQABTAY GACAN KU DHIIGLE QOSLAAYE O AWALBA UMARXUUMKU UGACAN FURNAA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Police ma ahee maafiyada hindida mooryaan waaye kuligood hala Toogto masakiintaas ay dulmiyeen illaahay ha u naxariisto so sad 🥲🥲💔
@JimcaaleJimcaale-ov7ne
Ай бұрын
Taliya aasa istoogta waa oo marqaasanaa
@XasanXasanDaauud-kl3ys
Ай бұрын
😢😢😢
@user-ld8ls5cz3c
2 ай бұрын
Aqoon la,aantu taasay keentaa dhar waa la xidhan karaa iyo derejo faalso ama qabyaalad lagu siiyey lkn qofka in wax la baro ayaa ka mahiimsan
@user-vd1mt8lu9y
Ай бұрын
Kiiskii yariisoow iyo qarixii lagu diley waa in la baaraa kiisaskii ka dhacayey muqdisho qarixii zoobe, qarixii shaamoow qarixii hargaha dhamaan hala baaro ikraan dhamaan
@siatbulle5893
2 ай бұрын
Shaqa foods waye
@user-yc3dr2ef8q
2 ай бұрын
Taliye dad qaalto ah yaab xasiidsam subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh
Maaqaan sababta H.g. kusaliday muqaadaraadka. Magaran karo sababta?
@sahrahuseen5307
2 ай бұрын
Away moriyanti maxkamadah ka hor qalina jiray
@bureeqamaxamad25
2 ай бұрын
Bal waxaasoo dulmi ah fiiri ilaaheey haka qabto muslimka
@CoachAli-zy3ov
Ай бұрын
I don’t know why you’re surprise this man’s don’t get enough money to support there family.. I’m sorry, but they risk their life every day what were you suspect
@user-jw4wr7fm2z
Ай бұрын
Xamar musiibada ka jirta waxa xalin lahaa waa shareecada Islamka oo kurta ka gurta danbiilayaasha fogaaday ee bahaloobay😡😡😡😡😡❌❌❌
@user-qj7qp8xn6m
Ай бұрын
Ninka lawyer ka ah waxaa u wanaagsan in oow iska amuso
@user-dv9pb5kf7p
2 ай бұрын
Waxaad dadka ugu sheekeynee oo ku sumcad dileyso askarteena oo aad laheyd waxay weeraraayaan puntiland iyo k galbeed
@user-dv9pb5kf7p
2 ай бұрын
Cuqubo xun oo aan Kaa harin ilaaheey hakugu rido
@daareyayale7013
Ай бұрын
Kkkk kkkkk kkkkkk kkkkk
@qnus6858
Ай бұрын
Sida oudilay halodilo celkana halagu rido ok qaaimka
@xidigajabarti772
2 ай бұрын
Kuli in ladilo waa diin. Waxaa laga qaadanaaya Qoomkii nabi salax.. hal nin baa dilay. Kuli waa larogay.. wayo 7 dii degmo ee la rogay heshiis bay ku ahaayeen.. in hashii nabisaalax Cs.
@user-sn5yz7vg8v
Ай бұрын
ADUUNKA LAGUMA ARKIN DOWLAD ISLAAM OCABTOOY AH AFDUUB DHAC IYO DIL CASHURTI MASAAKIINTA AYAA LAGU CABAYEY QAMRI 100 DOLAR KABADAN SANOOYIN BADAN KAHOR AYAAD SHEEGAY WARIYE MACALINKA LUGEEYAL HORU WALHY USHEGAY IN AY DAMU JIDIID DADKA LAYSO HG ALOOW UMADA KAQABO AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN
@user-ou4rc4li6u
2 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏💚💚💚💚💙💙💙🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@user-co4yl1yt9q
2 ай бұрын
Idho bahal camal ah ah balaayo kula lahaatay
@user-co4yl1yt9q
2 ай бұрын
Ma qaatilkii baa wuxuu sheego loo tixgaliyaa mooryaan waaween oo doodaysa
@somalihanolato741
Ай бұрын
Ma ilbaxaan moriyantu ileen xaqii baa dilacaye maxa hore ayey cadaabta dadka u mariyen kamiroyonkii wu ilaaway qabriga ilosiyey kk alxdulilaah
This is nonsense. What were you expect this country is upside down anything is possible?
@user-co4yl1yt9q
2 ай бұрын
Mooryaan baa naqabsatay
@xidigajabarti772
2 ай бұрын
Dadkaan dhan goormay xamar yimaaden dadkii aan naqaanay maaha kuwaan goormay soo galeen xamar
@hodanc6255
Ай бұрын
Xamerti hore mahan wa mid kale rer gobal baka so buxsamay o guryo dadkale ku jira
@xidigajabarti772
Ай бұрын
Walahi Xamar dadkeedii malamoodo.
@hodanc6255
Ай бұрын
Dad nol o kawanka lo wado ban uso tagna iyo daris raba dhac iyo dil
@xidigajabarti772
Ай бұрын
Aniga waxaan xasuustaa.bayadoo guryaheena qaab looga baxo lawaayey. Dariiskii oo hub wata.. waxaa iigu daraa guriga haday ay ula baxeen. Magaca marada waa hore dhimatey. Waxaa ku maqan oo ilaahay ila og yahay.. 3 kun oo kuwii nasoo weeraray ah iyo 5 boqol oo walaahay ubadan oo ardadii jamacadaha oo kuli wada My DNA. Ah si ay guryaha nooga saaran ayey uyimaadeen.. waxaa marka sual ah sabab 3 kun uga dhinteen? Waxaa weeye Maahayn Ciidan. Ee dad kasoo hubeeyey waxaa kujirey xataa. Kuwii dhagaxtuur hoostiisa koolada lajiifay. Kadib waxay soi fuulayaan Darbiga waxayna soi dagayaan ayagoo sii jeeda oo Qorigu garabka ugu jiro.. aqiro war waa jiraa. Wixii dadkaas soi hubeeyey... ilaa hada waa kuriyoodaa. Illaahoow adaa wayn✍☝️
@xidigajabarti772
Ай бұрын
Anagayba nagu dhacday.. surka baf
@user-dv9pb5kf7p
2 ай бұрын
Waxaa kaa muuqata sujuud oo inaad tukato ah laakiin fidnoole xun aa tahay ilaaheey ka xabso waa ka daalnay qabiil, iyo xumaan
@hodanc6255
Ай бұрын
Wa runta xata ramadanka ninkan qabil unbu ka hadla
@user-eu1dc4jt9r
2 ай бұрын
Hawiye markuu islaayo oo sharciga yaku yeeshaan dadka kale seeloogalidoona 1darod 2 dir 3 raxanweyn 4 danwadag
@COD-MIIR.
2 ай бұрын
1:01:42. Taliyaha miyuu Ninka badbaadiyay. Ama halkii lagu dili lahaa, Buu Baabuurkiisa ku Geeyay. 😂. Ninkaan. Indha cadaa. Binkaan Naarta buu Dadkaa la galaayaa. Wax la hubo, oo cad iyo Marqaati ba leh.. Qof Islam ah? Waa Danbi inuu u doodo. Danbiile.
@user-mo2mg5io8q
2 ай бұрын
waxaan maqli jirey hawiye turub barey waxaa hassana waxaan aragnaa hawiye qamri bareeeey yaab bisinkoow mini la yaabo yaaasiinka
@hodanc6255
Ай бұрын
Qamriga wa ben ban u malayn waxay raban si ay ugu badbadan
@axmedjamac1481
Ай бұрын
Hadii uu ninkaasi afduubnaa oo aanu awood lahayn xasan dhiindhiin ayaan u jeedaa muu odhan kareen lacagta marxuunka laga dhacay muu odhankareen intayda apka ayaan kula hadhayaa hadii uu ka qaybqaatay lacagtii in la soo dhaco isla markaana uu qaatay qaybtiisii tuug weeyaan budh cad
@user-ld8ls5cz3c
2 ай бұрын
War xamar aqoon la ,aan ayaa baabah ka dhigtay dad wax la baro maaha. Marka lasoo qoro ayaa derejo qabiilqysan dhakada laga saaraa hal saac wax lama baro
@IsaaqAbgaalo
Ай бұрын
Sax
@COD-MIIR.
2 ай бұрын
27:44 Ninka u tolay. Maa loo tago, Oo Cadeen, Sawir Ama laga soo qaado. Raga baabuurka ku jiray. Lakiin Mobile lacagta laga diray. Baa cadeen ba ah.
@user-dv9pb5kf7p
2 ай бұрын
Fidnoole xun aa tahay oo waxaan 30ka sano ku dhibaatoonay ayaad faafidaa
Пікірлер: 125