Ali Xaraare hawl fiican buu qabtay maadaama uu dadka Cusub caawiyay Alle Ajar ha kaa siiyo Somalidu intooda badan kolay Abaal malee
@caralemousedaud3460
Жыл бұрын
على حرارى جزاك الله خير الجزاء حسن تطعيم الصومالين
@faadumasaciid4672
Жыл бұрын
Yasin Ducaale pls don't leave us again❤😢
@AbdifatahAli-t4w
Жыл бұрын
Ma.soo booda mise waan jooga😮😮
@cabdiqanikaka3101
Жыл бұрын
Ninkan wala tabay 😆 gojacade mu jiray 😆
@AbdulQaadirAden
Жыл бұрын
Duaale💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@engismail249
Жыл бұрын
Yaasin ducaale isn't easy 😂😂😂😂
@nuurayeeyo4271
Жыл бұрын
Ma caqli badna yasin kkkk
@moonlight2373
Жыл бұрын
ali somali dhaba weeye shaqa ficanbuu uqabtey dadka cusub
@mimihawthorne
Жыл бұрын
😂😂😂ayuub kaarlo madaxiisa waa lagu wareere 😂 😂😂😂
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
Жыл бұрын
dadbaa cali xaraare qabyaalad ku xanta lkn waa nin taa aad oga fog runtii dadkaaga somaliyeed caawi saxboow jazakallaah qeyran hal jazaah
@yaasir1936
Жыл бұрын
Number one weeyi qabyaaladista
@habzajama5657
Жыл бұрын
Yaasiin Ducaale waanu ku xiisnay qosolkaagii xagaad jirtey.
@hassanabdiwahidali8914
Жыл бұрын
Yasin waa legend maadeeye ah He is one of the best comedy or he is very good funny 🤣 😅
@liilbaliil_official1113
Жыл бұрын
Ali Harare iyo yaasiin muuqaal funny ah ayuub karlo madaxiisa waa lagu wareeray 😂😂
@mimihawthorne
Жыл бұрын
Mashallah 🥰 Ali xaraare Allah ajar badan haku siiyo cimrigaaga Allah hakuu barakeeyo guulayso cadawgaaga ha jabo Aamiin
@mahadhussein9115
Жыл бұрын
اهلا وسهلا
@RealmaanBoy
Жыл бұрын
A mee shaqeesan waa yaan markee cuno free ah helaan
@abdulkadirmohamed8285
Жыл бұрын
SEE CAMAL CALI XARAARE SHAATI DIRAC LAGA TOLAA WADATAAYE
@abeezofficial4888
Жыл бұрын
Wlhi sidan mnta uqoslay waligay uma qoslin ar cimamadina lama haysan karo....😂😂😂
@SomalilandChannel
Жыл бұрын
Barnaamijku yaasin laantii barnaamijba maha waar ninka nagu salaan maraawaaxid
@murjinofficialstudio8688
Жыл бұрын
Ninka madoobi waa khatar 😂😂😂
@bigphish1983
Жыл бұрын
😂😂😂
@ibraboy3822
Жыл бұрын
Nin culus yaasiin so.dhawow 😂😂😂
@hassanabdourazak2375
Жыл бұрын
Kheir kaas Allah ha kugu barekeyoo , wa dhalinyaro dhibateysaan
@kowsaralihassan7674
Жыл бұрын
walaahi wa qosolka aduunka nimankan 😁😁😁😁😁😁
@GureeyHaabay-lf9og
Жыл бұрын
So dhawow yasiiin ducaale welcome sxb wan ku xiiis nay
@omarahm5815
Жыл бұрын
Cali waad ku mahadsantey Howsham aad u qabatey dadka baahan.... waaba runtaayoo wax kasta waxbaynu ka sheegnaa somalideenu.... qolooyin mar yidhi aan xashiishka iska uruurino...qaar baa ku yidhi " noo dhiga xashiishkayaga haddii kale wax naga siiya lacagtaad ku soo qaadateen mashruuca "
Dhalinyarada waxba msdheetridine soo fhaweya idinkuba . Xerysha dhsfhasb iyo xagar dheer baad ka tima timaadeene wad ku ma hadsan tahay waxa.wixii aad u qabatay
@yuntanigimma
Жыл бұрын
Cali xaraarow waxaan kugu boorrin lahaa in soomaalida caafimaadka u tagta Hyderabad oo INDIA ku taalla dhib badan ayaa haysata, dad waddanka hore u joogay ayaa dhibay oo dhakhtarradii la saaxiibay oo dadkii lacag loo saarayo qofkuu keeno dabeeto shaqadii loo qaban lahaa ayaa meesha ka baxay mar haddii musuq meeshii soo galay.
Asc this is irrelevant program yasiin what is his credential he isn't religious leader he is not somali actives nor he's not state legislation or city council
@khadijaibrahim3054
Жыл бұрын
CALI OO RUWAAYAD MUSUQ MAASUQ LA YIRAAHDO BUU KA QEYB GALEY
@nasiyeofficialchannel8026
Жыл бұрын
wlhi waaa sax yaasiiin waan tawnay
@jamalomar7508
Жыл бұрын
Qosol weyne waa laguu xiisay yaaaiin waa lagu tubay
@idleabdullahiduro9411
Жыл бұрын
Ma geeblaa kadin kadin kulaha Yaasiin waa mucjiso
@yusuufcaqiibo1576
Жыл бұрын
Nin bidaar leh koofiyad wuxuu madax dul saaraaba Mar uun baa dabaylaha dhacaa kala dul boodaane Markaasay sirtiisii dednayd debedda keenaan!!!.
@abdigouled6801
Жыл бұрын
Kc ma tuugsibad ku danbeysey
@abdirahmansaciid4223
Жыл бұрын
WARYAARA MEESHA CALI KA SHEEKAYNAYO MA MARAYKAN BAA. WARKA SOO NOQDA OO DHULKIINA IIMAANSADA
@mimihawthorne
Жыл бұрын
😂😂😂Yaasiinow isug koofiyad aan soo xirtee
@TechSiyaad
Жыл бұрын
fahan darada dadkeena ayaa keenaysa in markaad tiraahdo dadkaan aan caawino lagula yaabo kadib markaad wax qabatana fayl laguu soo galo, Cali Xaraare shaqo fiican baad qabatay, Alle ajar hakaa siiyo..
Пікірлер: 239