My Awoowe always referred the Red Sea as the new sea or Badda Usob
@housseinabdisadam-yd8kn
10 ай бұрын
Placé de Sesta🎉
@ALWADAN1
10 ай бұрын
Bani Qureytha iyo sheekadan imaatinka yahuuda ee Gayiga somalia wax Badan oo is diidaya ayaa ku jira professor Shuceyb marka Bal Clip ka dib Ugu laabo
@ridwanali6919
10 ай бұрын
Ahey
@abishuceyb7067
10 ай бұрын
Maxaa is diidaya,halkan inoogu sheeg fadlan.
@ALWADAN1
10 ай бұрын
@@abishuceyb7067 adeer waxaa is diidaya bani Qureyda waxey ahayen yahudi daganeyd madina halkee ayey ku muslimtay bani Qureytha sido kale bani Qureytha oo muslimin ah xagee gaalo kaga soo Qaxeen sida hadalkaga ku jirtay ayagoo gaalo ka soo Qaxay ayey gayigayaga yimadeen ayaad Tire marka Bal adigo raali iga ah ii jilci hadalaka oo ii faahfaahi
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96
7 ай бұрын
Waa run qabailada meesha ay ku islameen iyo galada ay ladagalameen ma no sheegin
@ALWADAN1
7 ай бұрын
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96 Good point Lkn anago si ixtiram leh u hadleyno aan weydiino Professor ka waxaan Rajeynayaa in Hadlkeyga ujeedadiisa aad ila Fahanteen Mahadsanidin
@ridwanali6919
10 ай бұрын
Yibraha waa yahuuda asalka ah melna kama iman punt bey ka tagen weyna so noqdan waa rer punt shisheye ma ahan ader
Пікірлер: 12