*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH 😗 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029
10:15 Dumashi ma aragtay Ayaan dhahnaa Anaga Yacni anigu waxan u u qaatay si fiican hawsha u qabo oo meelahan yaryar ee ill aragtayda ah haku koobnan ee kor iyo hoosba tirtir... waa saan u fahmay anigu😅hooyaday uun ban ka maqlaa marka howsha la hayo ku eekow uun dee dumashi Aragtayda iyo tira
@bidhaanibrahim98
Жыл бұрын
😂😂🤣🤣
@queenfardowzaofficial4444
Жыл бұрын
M.a keep going sista 🥰🥰 xamar hadaa imado wan soboqon doona
@bidhaanibrahim98
Жыл бұрын
🥰🙏
@user-kl2wg3yx7v
Жыл бұрын
Masha Allaah hso gaabinin wll waalaga fcnyahy
@maryamobashiir1642
Жыл бұрын
M.a
@hiboibrahim4781
Жыл бұрын
Bal telka naga qabo
@qadrishmohamed9537
Жыл бұрын
Nairobi jogaa Maka helikaraa Hyperactiveka
@fatumomohamedabdullahi2345
Жыл бұрын
Gabdhaheyga waxad iga caawisaan caanaha xilwa sida loo qaso canug hal sano jiro rabaaa in aaan u bilaabo wanku wareereya?
@rahmamahamed8885
Жыл бұрын
Abaayo ani xitaa waan ku wareeray 2 months ayaan siiyaa canaha hilwa waana sanad jir 5 nambar waxaan ku qasaa 4 qaandi caano qaadaha yarta ah oo caana nan ku jirto sidaas ayaan usiiyaa wuuna la qabsaday si yara culeys ayaan u qasaaqaa waxii igu dhaamo iisoo sheega in kastow aan sidaan uka qabsanay
@bidhaanibrahim98
Жыл бұрын
Abayo kosta siya ciyalkeyga
@rahmamahamed8885
Жыл бұрын
@@bidhaanibrahim98 shukran xabiibti
@mariyakulane4324
Жыл бұрын
Asc gabdho marabtaa in quraanka laguu baro qaab online adiga io caruurta soo dhawaaw
@falastiinfaarax1783
Жыл бұрын
Haaa
@ayaanniita3299
Жыл бұрын
apyo wan Ku tageraa 🥰
@daganahmedbolisoficial
Жыл бұрын
Tirtiraha waa imisa
@fartunibrahimisack3916
Жыл бұрын
Bidhaney inta ka dhacday walaley wku jclnhy wa ogtehe whts appka kla so hdlye
Пікірлер: 91