Somalia le laga yaqan inan ilmaha la sarin ila afartanka lkn qurbaha danta kugu khasbaysa gara ku ridanaysa
@fardawssahal6984
Жыл бұрын
Cunugayga ayaan ku dhalay 2.9 wllhy aad buu uyaraa allha kuu koriyo cunugta masha allH
@qadrishmohamed9537
Жыл бұрын
Abayo anaaba 2 kg Ku dhalay Alxm Waana Caadi inkastoo gadaal Ka korst Hada 1 sano iyo 6 bilood jira
@nutritionbabyandprotein3827
Жыл бұрын
Masha Allah umu caafimd alle niiga dhigo Adne iso boqo adi iyo asxabtada pin igu qabo qali
@sumeyasheikh2986
Жыл бұрын
Masha allah Allah ku deysto soo bar baar xayaat alx Anina wn dhalay abyo gabadhii daraad ku dhaxaysi waye cunuga biyihisa yar aa li dhahay ku dhahaysi waye wn dhalay lkn cunigiiya iga hanuunsan oo naqaska ku dhagan yahay iigu soo duceeya abyo
@saafiabdalla9448
Жыл бұрын
Allaha kuu caafiyo abayo malagu qalay
@bidhaanibrahim98
Жыл бұрын
Hambalyo abayo 🎉 allaha ku cafiyo nunaha insha allah
@sumeyasheikh2986
Жыл бұрын
@@bidhaanibrahim98 aamiin yaa rapi mcnto
@sumeyasheikh2986
Жыл бұрын
@@saafiabdalla9448 Maya abyo caadi ly udhalay ma la iqalin
@sabrabilan3217
Жыл бұрын
M.a alow idiin ziyaadi anigana iga soo aruurri waxaan rajaynaa inaad caadi u dhashay
Masha allah abaayo allaha idi barakeeyo waxan rabay inan ku weydiiyo yardimeli shahaado ma bixinaaa
@bidhaanibrahim98
Жыл бұрын
Haa abayo wey bixisa lkn wa hadad adiga dalbatid dalbashada wa 5$
@mustaqiimmanka5356
Жыл бұрын
Masha allh
@caziizahassan4867
Жыл бұрын
Abaayo confy ka daa wibe nuuna is ticmaaal
@hawaluulhashi2210
Жыл бұрын
Masha allah allah idin xafido
@dheeman350
Жыл бұрын
Alxm dheh abaayo iyada koreeso Ani ilmaha dhan 4kiilo ku dhashaan Ani cunto iyo baraf Iska ilaalinaayo xata wa ku rafade ilmaha kiilada badan
@aminaahmed5065
Жыл бұрын
Abayo 45days ayaa lagu geystaa talalka midka ay hadda soo qaadatay waa BCG garabka bidix midka umul baxa cajarka laga qaataa ;hadda kadib ilmaha xijaabka hoostiisa gasho abayo dabeesha ma wanagsan qaali
@Aalaamaxamed
Жыл бұрын
Abayo cunug aaan lagu dhalin malagu talaali karaa iso jaawab abaayo
@zamiabeautyandcooking6632
Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@nimcoxasan6198
Жыл бұрын
Mnshlh mamo soobarbaar
@maimunmohammed1
Жыл бұрын
Abyo faasilintA ka daa nunuha cream bipathin umari
@maariyoabuukar9416
Жыл бұрын
Masha Allaah allaha idiin xafido Abyo
@bidhaanibrahim98
Жыл бұрын
🥰🙏
@nimcomumtaz39
Жыл бұрын
Iiso jawaab adigo mahadsan
@deqahajji2026
Жыл бұрын
Masha Allah Abayo ilaheey hani xifdiyo lkiin anaka america joognaa caruurta talalkooda ugu horeyo waa labo bil marke garan ilmo hada ladhalay ama isbuuc jiro oo la talalaayo ma arkin
@fatxiibrahim5269
Жыл бұрын
Aniga xitaa wn yabanahy wyo 40ka markaan dhameeso aa la talaalaa intaka horeys jeg ab lee u aadaa lee midkale gabadha miisanka dharka lala saaryo mafamin Aniga dharka dhan waalaga saabaa walaa xafaayada wayo misankee ku siyadineysaa
@barlinismail5929
Жыл бұрын
❤️🌹👍🤲❤️🌹👍❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🤲
@samiromaxamed8639
Жыл бұрын
Abaayo dircaha sidaa u tolatay natus pls
@wardaladan425
Жыл бұрын
Mansha allla alle ha daayo babyga lkn qofki calooshada arki jirey in ilmo 4 kilo camal ahi kugu jira la moodayey any way way iska kori insha allla
@xafso3332
Жыл бұрын
Wacalaykumusalam waraxma
@betabyare1372
Жыл бұрын
Alaha kudhoro abayo
@anishhabdiqaadir5725
Жыл бұрын
Isbital lada waqtigey ku soo aaday lkn kan waqti maxa
@faizamaracade9729
Жыл бұрын
Alx 6 malinaa dhalanahay wana legu qalay allow ubadka no xafid
@inabashiircabdi7486
Жыл бұрын
Abaayo intay yartahay kaqari kameerada
@asmonajiib222
Жыл бұрын
M.a apyo qali 2weeks ayan umulnahay habeen ki inte jeera aya lo kaca cunuga
@ifraaxaxmed8019
Жыл бұрын
3 gabdhood ayaan ku dhalay sidaas ubixnayaay 7 bari ka dib
@umuxudayfa1945
Жыл бұрын
Ani Kenya aan jogaa isbitalka aan kudhalay sas ay dhaheen isbuuc imaw Inkastoo qaliin aan ahaa Isbuuc kadib ay dhaheen Adina fashada aa laga furaa ayadana waa latalaa ay dhaheen
@fartssiman9676
Жыл бұрын
Ka dhinacee joogta xabibti
@rahmamahamed8885
Жыл бұрын
Abaayo hadii aad umariso fasaliinga fur buluuga ah ha imarin plz kan ciyaalka umari xitaa uma baahnid waayo meel kuleel ayaa joogtaa
Пікірлер: 77