Hada dukankeyga adeg ka rabto nagala so xirir somalia 🇸🇴 +252612511299 kenya 🇰🇪 0712222712 WhatsApp groupkan join so dheh 👉 chat.whatsapp.com/Iy1DLgt67zn4WvNeSYmcHG
@wizzdanii4660
8 ай бұрын
Bidhaney barkimaha madow iyo cadann kadhig
@idil_onlion
8 ай бұрын
Mash alah abaayo horey u soco qalbi runti waxa layaaba dadka umada always guul daro iyo balayo u saadiyo gabadhan intee qabsatay Ka badan waad qabsan kartane ishiina iyo balaydina kalataga umada qof waliba oo Hadaf leh waxa wanagsan u rajeeya ilaheeyna ka tuuuga hormar iyo barwaaqo macanto Aniga kula dareemayo dadka xasidinta always ma xishoodan hadalo pain full ah beey umada ku dhahan alaaah naga qabto yaa rabi❤❤❤❤keep going sis
@Sadiyo-m7e
8 ай бұрын
Masha'allah sis allaha ku barakeyo reerkaada iyo ganacsigaada i.n tankale 3bil kaso horey Nairobi alx hadda diris nahay two alifka daganahay, muda badan ku daawanjiray
@user-tv7eb9ps4h
8 ай бұрын
Masha alllaah hoyo garti badan aadahay qaali horay usoco cadawka ha ujawabin wan gudareemena masha allaah qaali
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
Mhdsnid mcnt 🥰🫶
@safiyoahmed8557
8 ай бұрын
Masha Allah tabaaraka allah qaali luula hore u soco guuleyso insha allah
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
Mhdsnid gacalo🥰🫶
@NasraUbax
8 ай бұрын
Mashallah xabibt Allah haku barakeeyo wlhi aad baan ku taagere dar Alle ku jeclahay hooyo kasto horumar sameyso Allah hau barakeeyo inshlah ana waan rajenayaa inaan riyadeyda mar uun rumeeyo ❤
@faadumogalbeedyuusuf-ki4ko
8 ай бұрын
Masha allaah abyo horay u soco guleyso
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
🥰🫶
@Nimcolifechannel1
8 ай бұрын
Manshalah bidhanteyda quruxbadan ilahow carurteyda ii da kuligod ii dhunko❤
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
Hye mcnt🥰🫶❤️
@sabrinabdikadir9994
8 ай бұрын
Man sha Allah abyo hormar wacan baan kuu rajeynaa inshallah noo soo badi Routine
@makocusman132
8 ай бұрын
Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruweydomaxamed4144
8 ай бұрын
M.a xabibti hore usoco insha allah🎉🎉❤❤❤❤
@sahromaxmud4229
8 ай бұрын
Masha allah walasheda bidhan hore u soco aan ku weydiyo ku dadka kenya dagan nag kenyati u shaqeyaan adiga maken satay❤❤❤
@FaizaAbdi-j2k
8 ай бұрын
Masha allh isha xasadka allh kaa qabto
@ilhanmohasuleyman4568
8 ай бұрын
masha allah hooyo adag misna da yar allow awlada kubarakey ❤❤❤❤
Abayo cadowga allaha kaaqabto dadka nooocaas ahba loomajawaabo waqtina lamasiiyo
@kowsarahmed5349
8 ай бұрын
Masha allah
@SadiaAliHassan
8 ай бұрын
Salanka ma furanyahay❤
@UmalkhayrCabdi-ve9ub
8 ай бұрын
Masha.allha ❤❤❤
@CayniCabdi-s3g
8 ай бұрын
Masha Allaha guuleyso in adeer ❤❤
@aishamohamed8282
8 ай бұрын
Wlshay waxaa soo dhaaftay weligaa dib looguma laabto way ku wasaqaynaayaan dhiiqooyinka hadaad taataabato horay u soco lee
@Yaboy.22
8 ай бұрын
Maansha Allah
@asaldhalad9711
8 ай бұрын
Masha Allah abayo allah kibarkeyo noloshaada qurux badn ❤
@EngshukriNoor
8 ай бұрын
Abaayo maxaa kugu kalifay inaa xagan u soo gurto kasoo hadal dad badanaa iswaydinaya
@mustaqiim1893
8 ай бұрын
Masha Allah hoyo karti leh
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
🥰🫶
@suadhassan6195
8 ай бұрын
Masha’allaah guuleeso❤
@ayaanahmed7946
8 ай бұрын
Masha Allah❤️❤️❤️❤️
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
🥰🫶
@xamdixiis153
8 ай бұрын
Masha allh abyo mcnto hor usoo
@wanaagsaninmacalin-pb8zj
8 ай бұрын
Masha Allah abayo 👏🏼👏🏼👏🏼
@IsmahaanCadeey-mn2es
8 ай бұрын
M.a abyo hormar wacan ku rajeynqq
@saidabdullahi4358
8 ай бұрын
Abayo miska tv intekasogaday meqana lagasiyay pls abayo isojawab
@sacdiaabdirizak756
8 ай бұрын
Bidhaan abaayo saliidaha iyo nafaqada timaha adi maa sameyo mise company ba ka so qadaty
@lielaosman8710
8 ай бұрын
Bidhan anigana dadki hore ahay tiktogane waku xeranhy dukankaga ne wa dukankeyga wan ka adegta discounka bil walba wan gada wanka faidesta mansha alh gurigeygane leygugu kenana qab online ugu adegta wano dadashe abyo qeyr alha ku siyo
@dhirif55
8 ай бұрын
m.a abyo keep going hamigaga Allah kula garb galo cadowga ilahay kuma jebiyo
@Umusana
8 ай бұрын
M.a
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
🥰🫶
@naimokulmiye2761
8 ай бұрын
First xbbti
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
🥰🫶
@umuamiira113
8 ай бұрын
Xbbti xayaad yar imisa jirtaaa aniga gabadhyda 1 sano 7 bil jirtaa cuntada igama cunto hadan hordhigana way qubi
@saabiriinmaxamed9256
8 ай бұрын
Mahadsanid abayo waxan kuweydiinayaa visaha iyo baseborada mudo intee ah baad sugayse muqdishan joga Kenya usogurirabaye insha Allah ilmo yaryar ban haysta kuwagokale eh
@NaagKarmet-zw2sv
8 ай бұрын
Ani xitaah mcny kaso hadl abayo meqo qarsha kugu baxady Nairobi i
Mansha Allah bidan lkn cawo waxbo noma rabaan sa cml hee😂😂😂
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
Idinka ma aha mcnt adinka nolosheyda tihin🥰🫶❤️
@user-ze3tf5ew2k
8 ай бұрын
Slida iyo nafaqa caruurta mhysaa qimha iso sheg
@NawaalnalkaNawaalnalka-sq4zn
8 ай бұрын
Abaayo m.a ilhy haku siyade abaayo ani shaqo rabaa plz iso jawb what's cod qoral wan kadaly.
@naciimanashad4372
8 ай бұрын
Asc abyo bidhan walashey waxan ka sugaya muqal dhiri galin aha please 🙏 abyo iso dub waxan itahay role model keyga wallhi ad ayan kujeclhy abyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋
@FilsanOlad
8 ай бұрын
Qadada abayo intee ka soo gatay
@queencaisha8230
8 ай бұрын
M.a wakugu cusbahaya abayo Allah ku barakeyo Kenya miya jogta?
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
Haa abayo 🥰🫶
@najaxmuxidiin651
8 ай бұрын
bisinka qof guul daro kula rabo majirto Ee wlley bal is daji😮faanka badan neh iskadaa
@bidhaanibrahim98
8 ай бұрын
Adi maba aha sis ee si fcn u dhageso Ada fahmi done Wah😀
@FaadumoXasanxuseen-c6g
8 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98cadawgaaga cagta hoostiisa
@saidabdullahi4358
8 ай бұрын
Abayo miska qadada waameqo
@safiyaali9794
8 ай бұрын
Abyo fadhiga mariyo gisho wa ku xafida marka marti ku imato san ka dhigo hooyo ciiyla heto tahya wa laga helnya
Пікірлер: 82