Heestaan wlhi xasuus anan waligey iga go eynin wayay waayo gabar an is jeclaan jirnay waliba aan aaminsanaay in aan mustaqbalka gursan doono midba midka kale xad dhaaf u ah jaceylka uu u qabo masii dheren karo taariiqda ay iku rebto hestan alxaasil waxa dhacday qilaaf ina so dhax galay aniga iyo ayada waliba ma ahen qilaaf weyn wana laga tanasuli karay lknse madax adeeg nimo iyo dhalin yarnimada aya i qaaday sida ay saas u ahed gabadhi an jecla ba waxan xasusta sanadku marku ahay 2008 canjada raadiga hesaha lagu dhagesto aye igu soo dhiibtay gabar ani ila dhalatay ma danen jirin lknse sadax sano kabacdi waxan maqlay gabadhi aan calafka inesku ken dari wayay in ay rer yelatay waliba curudkeda allah u dhore iyo familkeda in ay igu samisay aniga magaceyga o ah asas wlhi malinta wixi ka danbeyay wan qiroday wana u duceya gabadhaas marna walashey aheyd marna xirir jaceyl ina so maray lknse sababteda aniga aya laha markaan dhahayo dhalin yaranimada wax laga weynado waa saas bil walba heestaan 1mar ama, 2mar wan dhageysta alxmdulilah hada ani rer wan dhistay alxmdulilah carurna wey ii jogan gabadhi walashey aheyd sido kale rer bey dhisatay allah ha u barakeeye wlhi si niyo leh aya ugu duceya markaa soo xasuusto waadna ku mahadsantihiin dhaman inta qoralkeyga bilaaw ilaa dhamaad aqirsatay wan idin jeclhay dhamantiina kaliya heesta xasuusta ay ii ledahay wayay
@cadnancumar9984
4 жыл бұрын
Xagee joogtaa
@khadiijahm1764
4 жыл бұрын
Qof fican tahay
@canabxuseen6352
4 жыл бұрын
aamiin wllo adi iyo iyadaba ala habarakeeyo qofkastow fahan jacaylka inuu calafku kawaynyay
@@khadarkhaan7588 m?m..,..... . ? ? ? ? ..nnn m nm N M.m.n Mn N N N N N.bb Nnnnnn N ....,,, .... .... ,.?., ....? .,?,..?.. .... . .. . .... .,., . , . .. &
@hanuush6787
4 жыл бұрын
Hhh Waaw xasuus ciyaalnimo qurxoona 2010kii ano 9 years ah ayaan tvga qaranka somalilnd Ayaan ka dawan jiray iyo horn cable TV hargeisa caday l love mama sahra halgan mujaahidada 👑👈♥️ 14/1/2020 from 🇨🇦Canada
@saeedinspire3381
4 жыл бұрын
Great memorizes 🥰
@dhiblaawemedia
3 жыл бұрын
Xasus hore waaye me also wxn kadawaday honcable tv from Canada Toronto
When Ever I heard this song it reminds me when I was young and the world was full of happiness I use to watch the Tv ❤Time is moving surely 2010❤Last day of 2022 31 /12/2022 Saturday ❤
This song i was remember when i was young 2010-2011 Hadana waxaan dawanayaa Saturday-20- August-2021
@regalsnow9707
4 жыл бұрын
Heestani yadoo 2010 2 millions views ah bay jirtee maxa qaday clip kaas kale anyway sahra halgan top song cadhadii ka soo noqo
@Axmeddaahir_
4 жыл бұрын
2009 anoo ciyaala ayaan ka daawan jirey showga casarkii laga sii horreysiiyo filimka hindiga
@Fogaan_Aragmedia
4 жыл бұрын
Xasuustii tvga qaranka 2008 iyo mnta 2019
@Updirisak_Caano
Жыл бұрын
Old is Gold ❤
@siciidraangebulshaawi7386
3 жыл бұрын
heestani waxaY igu leedahaY xasuus aanan marrnaba ilaawi karin anigoo yar baan waxan wlhaY iga waaweyn u raacaY so dhwoeyntii boqor kiiinkooR alle ha unaxariistee markaas ilma yar baan ahaa waxay ka daarnayd baabuurtii soo dhoweynta mudo ayaan raadinayay heestan taariikhdu waxay ahaY 2009 Qasriga poQortiiYada Qardho baan ku nolaaa
@hamseofficial7116
4 жыл бұрын
Hees aan aad ujeclahay dareena xanbaarsan Sahra HalGan mujaahidad go forward 16/7/2020
@hamzehjeztawihofficial1590
3 жыл бұрын
2020. Thank you Sahra Halgan. Xasuus hore.
@qalbideeqaaofficial4125
4 жыл бұрын
2020 yaa halkaan jooga
@rakiacase6272
16 күн бұрын
Heestan wakhti aan aad u yaraa ban dhageysan jiray anoon micnaheda fahmeyn maanta se eray walba micno gaara ayuu iigu fadhiyaa 18/7/2024 12:44 duhurnimo dareen caashaq ❤😢
@abdifatahabdilah8548
4 жыл бұрын
July ,12 ,2020 from Seattle Washington
@fatimaahmad8920
3 жыл бұрын
hees tan xasus goniya igu ledahay 2021 April 13 😭😭😭
Пікірлер: 316