www.deeyoo.com. Boqorada Jaceylka Fanaanada aan u bixiney Yurub Maxamed Cabdi Geenyo ayaa halkeeda kasii wada soo saarida Heesaha cajiibka ah ee Lamaanayaasha Jaceylku aadka u xiiseeyaan markana waa Heesta Waayaha Soconaya ee Jaceyl Wanaagsan.
- 8 жыл бұрын
YURUB GEENYO WAAYAHA SOCONAYA HEES CUSUB 2016
- Рет қаралды 139,122
Пікірлер: 56