Fadlan share iyo like sameya la wadaga asxabtina kale mahad sanidin wana arka qoraladiina 🎉
@user-iu2lu6gk4z
6 ай бұрын
Mahadsanid Ahmed walal
@AhmedOsmanWorld
6 ай бұрын
adaa mudan sxb🤝
@relaxmusic5818
6 ай бұрын
Sxp hadan nahnay reer muqdisho wanku watana anigo ku hadlayo afka reer muqdisho plz Ireland naga dabakeey meshas malmahan shidan
@AhmedOsmanWorld
6 ай бұрын
mahad sanid sxb insha allah ireland waa idinka so hadli doona
@relaxmusic5818
6 ай бұрын
@@AhmedOsmanWorld thank you bro wanka war sugena anaga waa diyaar wankula shaqenena
@hamdamohamed7145
6 ай бұрын
From hargeysa 😁
@AhmedOsmanWorld
6 ай бұрын
reer hargesa waa madaxdii somaliweyn🎉
@jaabirmohamedsuleiman3519
6 ай бұрын
From buhodle ilaa manta KZitem furatayna to tiktok wn kula socdaa Muqdisho haku so koobin 😂😂
@AhmedOsmanWorld
6 ай бұрын
waa mahad san tahay reer buhodle salaan sharaf bee iga mudan yihin🎉
@aliabdikarinbarow4728
6 ай бұрын
Sxb albania Malaga bixi kara ishag sxb
@qadarmaxamedcabdi6102
3 ай бұрын
From muqdisho
@accsomalia9146
6 ай бұрын
Wllka video su'aal iyo jawab soo samey lph
@mohamedderow3054
4 ай бұрын
Bro wadanka Czech Republic si fiican oo waafi ah uga soo hadal
@SakiMataan
6 ай бұрын
❤taliye ila soo xidhiidh aan wx yar iga saxdiye🎉
@Waael12677
6 ай бұрын
Walal inteen kala soo xiriraa 🤔🤔
@omarayaanlemahamet36
Ай бұрын
From bosaso
@muktar_7466
6 ай бұрын
Niyahow serbia sidaa logabaxa vedio kasamey
@cabdiraqiibbotan3929
6 ай бұрын
Aad baad u mahadsanatahay walal, Waxan rabay dhawaanahan kulaylaha inaan baxo diyaarna waan ahay,visa waxbarasho serbia ah baan rabay inaan ku baxo isaguna qaali bu noqday markaanad safaarada toos ula xidhiidhayn e agency kuso saarayo. Maxaad talo igu biirin lahayd? mahadsanid
@Cawaale77
5 ай бұрын
Ahmed osman wll Luxemburg iyo switzerland yaa fican iisoo jawaab wll
@wllpream2006
5 ай бұрын
Wll taliyaaniga viso visit hada kutago faro mey iga qadayan ina kabaxo wadan kale maisku dhiib kara
@mohomedaxmed9995
4 ай бұрын
Tunisia vissa ittally ma heli karaa pr0😮
@sakiyasinali1570
5 ай бұрын
walal marka visaha luxemborg iyo chezc republic faro la iskama qaado miyaa
@user-qy4kl6er2i
6 ай бұрын
Asc
@Waael12677
6 ай бұрын
Wxn rapaa inaa su aalo ku weydiyo
@user-qy4kl6er2i
6 ай бұрын
Luxembourg 🇱🇺 bss sidee ku imaanaa ii sheeg?? Wll ahmed
@aragsan
6 ай бұрын
Czech Republic ba no sheeg luqada loga had lo
@bashiirabbullahi9017
Ай бұрын
Saxp ahmed osman visa shaqo croatia kaso hadal
@Raawuul
6 ай бұрын
Sxb visa dalxiis yurub dalke ugu fudud
@user-qy4kl6er2i
6 ай бұрын
Hada somalia 🇸🇴 ayaa jogaa
@user-qy4kl6er2i
6 ай бұрын
Teda kalle ne czech Republic 🇨🇿 ayada ne war bixin iga sii epow
@gurey_muzeh
3 ай бұрын
TaliE wn Ku wattaa from Laascanod
@mohomedaxmed9995
4 ай бұрын
tunisia ka s00 hadal😮
@SomaliAbdi18
4 ай бұрын
Luxemebourg qaxooti ma qadataaa aan aadeeee
@dhaashane1
6 ай бұрын
Romania ama Serbia sida visa hooda lo helo ustaad, inta kale hawsha anaga cabayna ✌🤝
@AhmedOsmanWorld
6 ай бұрын
Bro dhor wado waa ku heli karta wax barasho dalxiis dacwo iyo wixi la midka ah
Sxp Kosovo ka soo waran, wadan la ga bixi karo mayahy
@nuraliahmed4918
Ай бұрын
bro Ahmed, schengen visa baan italy ku imid faraha ma iga soo baxayaan haddaan yurubta kale iska dhiibo. Mahadsanid.
@AhmedOsmanWorld
Ай бұрын
bro hada ireland ku suganahay oo aan war bixin ka diyarinayo la soco halkas maclumad baa ka heli donta insha allah faraha wey kaso baxayan lakin isku day ina ireland ado halkas laga arki mayo
@nuraliahmed4918
Ай бұрын
@@AhmedOsmanWorld Thanks
@user-oj7pz8nq1s
5 ай бұрын
Mahd sanid wlll ahmed Luxembourg basaborka soomali ma ku tagi kara nogaso jawaab pelis
Пікірлер: 52