Heesta hada dhageesanayaa qisada caloosha I hurisey darteed😢😢❤️🩸
@nafyar7473
3 жыл бұрын
Xge la hela
@DeeqaAbshir-j8y
9 ай бұрын
Bayjka dayax filims
@neymahagio5222
3 жыл бұрын
qalbiga xuma haiki qaban😭😭😭🥺
@hasankaafitupe4903
4 жыл бұрын
WaliGey FanaaN kCOd Macaan MaaN Arag wlah😥👏
@Zhiino434
3 жыл бұрын
Qizidi heestana 2021 bishi 5 maye ban soo dhagysty wphi wan oyey😪😪 inantu jeclaba nin lacag leh laga siyey isgo ardaya marka heesten inantibu igu caqli celinaya mardanbe yado ku leh ma.is guirsanan hd markazu been u sheegay o yidhi anaba wan guursaday naftiiza beentu ka sheegu heestan u samiyey yusif xaybaro😭😭
@abdiosmangolfadhi720
4 жыл бұрын
Xaybaro waan taageera waa wll aad u heer sareeya walshay khadra waxaan Lee yhy Wll hore usoco waxaad helasa qof ka sii fcn qofka aad niyada Ku hayso qaali qurux khadra
@hannadaadey9687
4 ай бұрын
Kun jeer in ka badan Ban dhageystaa ilaa 2022 ilaa manta ah 2024 Waa dareen gaar u ah qof waayey qofku jeclaaa hadan isagu dhisay😢😢 naftani kaa quusa teee qalbiga xuman ha igu qaban
@suleimaanmohamed4978
2 жыл бұрын
Dhigaane jaceyl la qeybso been maaha😍
@ahmedsuliemani6835
2 жыл бұрын
Heestan wuxuu Yusuf Soo saaray maalmo aan anba ii wacnayn really waan joogtayn jiray heestan
@khadromohamed2608
4 жыл бұрын
Heestaan wlhi wee itaabate😭😭😭😭😭
@abdiladiifahmed4657
3 жыл бұрын
Khadro 😢
@shugrishangeel8745
3 жыл бұрын
Qisada markaa soo dawaday ayaa soo raadshy heesta
@abdallefarsamo1202
3 жыл бұрын
Sidokleh
@saciidcalidubad3200
3 жыл бұрын
Haa wallahi😭🙏
@faraxsanchanal4146
3 жыл бұрын
🥺🥺🤔
@abdiladiifahmed4657
3 жыл бұрын
Sido kle
@ahmedgeymale365
3 жыл бұрын
Naftani kaa quusatee Qalpiga xuma heygu qaban 😭😭😭😭😭😭😭😭 Inta dhibane jcel ah like ta Qaf walba oo somalia 🇸🇴 Waa dhibane jecel Dad is helaaba yar Yusuf wllky bilhkeyr alhh haku barakeyo 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻amiin 👇
@bashirabdi9794
5 жыл бұрын
Wllhi waa qiso xanuun badan nolasha in laisku cidleeyo mafiicna nabsiguna wuu halkiisa yaalaa
Ax ax ax walahi waxanon waxan rajeyni boske qatra bel qer in ay iskodaye karto inkasto ay 10 iyo 10 ay kene karin balse waxan urajeyni belqer in ay dawac kailaliso😭😭😭😭😭😭😭
Hdaad hestan sidaad uraadineysay Adoo ku Qoroya hees calaacal Heees Qiso dhaba khadra Hees Qulubta xuma haygu qaban Io wax saasa lkn mrkaa aragty wxa ku qoran aaa ilmeesay like saar Runtana haka leexan😂 Waaa hees Qiiradeda wadata😭
@amiinaraab5020
2 жыл бұрын
Noloshu qasaab maha oo qiYaastii uma wacneee 😓
@ff-qr4px
4 жыл бұрын
Waxn dhagYsn Jiry wakhti aanu isku kacnY Qofkii aan jeclaa oo lkn aan imka Hyasto wlhi waxY AhYd heetsa aan walhtiga isku dhafin jirau
@ff-qr4px
Жыл бұрын
Bales hada waanu kala TagnY 2021
@caqlisanqadan7089
4 жыл бұрын
Ax waa qiiso ugu sahlan tani
@saedguure5850
2 жыл бұрын
Emotional song💔😣 oh I remember my Ex 💔⚠️
@orpheus1662
Жыл бұрын
Imagine r real khatta listening to this 😂😂🤙🏾 Maybe don’t run after money next time
@faizaabdi4035
4 жыл бұрын
C/raxmaan yaa ku yiri gabadhan aa ilmo dhashay maryan axmadey waa gabar lama guursan melna ma aadin wllo yan lgu qaldin been weye ninkan heesta malaha qof kale u la jeeda
@hamdamohamuudyuusuf3546
3 жыл бұрын
waa la guursadayy waana la soo furayy maryan ahmdey
@ayancabdi4971
5 жыл бұрын
Mnsha allah dayax films wad ka baxsty Big fan.pin
@zakariyecraxmanindhacadega3962
5 жыл бұрын
Xaybabaro wllky qali
@shaaficihamsehirsishaafici4931
5 жыл бұрын
zakariye c/raxman indhacade gaavo
@xidigtadhaladkiawdal3205
5 жыл бұрын
oo heesta maa Maryam Ahmedeey ayay kudhacday😯😯😯
@zamzamxassan6141
5 жыл бұрын
maila araktay😅😅
@hodanahmed2357
2 жыл бұрын
Ax ax
@umuusaama3110
4 жыл бұрын
Omg 😢✔
@hoodofaisal6709
3 жыл бұрын
18 June 2021 2:00am midnight Hadan qisada heesta soo dhagaystay lkn sawirka gabadh kale aya leh e kabadal
@mustafabdirahman9236
5 жыл бұрын
Kowsarey ha dhidin qadar ki dhaco qali khalad iga she wa ka ca fiyy Dhigaga na jacel la qeyb so qali noqo udub dhaxad an jabin oo an liicn , wey nahenu ma qorin ila jogto Nasabey I am still alone 😢
@nadiradaahir823
5 жыл бұрын
Noloshaba alone ku macdahe sxbow
@mustafabdirahman9236
5 жыл бұрын
Waxa tahy ber an wali wax jeclan markas ogaan
@nadiradaahir823
5 жыл бұрын
@@mustafabdirahman9236 bro jecelka kan afka lagashego maha wa kan qlbiga ka imada inta marwlba lagu dhawici laha alone ayaba best ah
Hesta wa hees qiro leh qof ki jeecl ka xumaday le daremi karo
@ikraancabdisalam8416
2 жыл бұрын
Waa qiso xanuunbadan
@xafsacali3879
3 жыл бұрын
Marka qofka aad jeclayd kaa guursado beriyaha ku horeeya noloshu waa qarar
@kinglovejr7914
5 жыл бұрын
Qiso xanun badan walahi😘💖
@asiyadiamond5693
5 жыл бұрын
De hadu dhab ujecla jacylkuna dhab ka aha mu aqbalo hada sabbto jcylka dhabta ahi mayaqano walso furay wayka waynyahy qofkani marka horu jacylkisu ben aha👈
Aasiya, nashaal, umu nawaal , waa run jacaeylku waxaas odhan ma yaqaan lkn hadii ka waran qofkad saa u jeclayd aadyar qof kale raaco, runta an isu sheegnee saacada aad warkaa ma qasho ka dib naceeb ayuu isu bedelayaa , waayo waxaad arkaysaaa in lagugu wacad furay. Markaaa anigu inanka ma difacayo lkn rayi ahaan wuu ila saxan yahay.
@nemonoura5866
5 жыл бұрын
@@shakircaqil4753 huuno calaf lama celin karo hadad qofka jeceshahyna waa inad iska samirtaa haduu ilaahy kuuso celiyana ka aqbashaa wuxu kula yimaado haduu ku xumeeyo xataa adi Lama xumeeyo qofka bro
@asmarproduction9105
5 жыл бұрын
NaG bacdii laga so jarY xa gan gayna wlly 😂😂😂😂😂
@maidahassancabdulhi635
3 жыл бұрын
qiso xanun badan ax
@abdinuh402
5 жыл бұрын
Jow oo xaybaro ma tiyarede xamda ayu ujeda war taa shaleyna adun ba xumeyey ilmaha ilhay ba siyey hadey so kala tageen ninkina waa calaf
@jumana220abdirahman9
5 жыл бұрын
xamdi waayo wall ma xamdadii fanaxda lahayd eee arab baaa wllo
@xaad5139
4 жыл бұрын
Fadlan subscribe isaara
@xaad5139
4 жыл бұрын
Subscribe isaara
@faizaabdi4035
4 жыл бұрын
Gabadha yar wa walaasheed
@hiboheenahiboheena3692
4 жыл бұрын
War benta joji fanankan min wariyaha aniga muqdisho Lajoge waliba qisadan abwanka aya iska sameyay
@shugrishangeel8745
3 жыл бұрын
Haye hada markaa soo dawato soo tunta soo ma ogaan
@hibaqqaybdid7413
3 жыл бұрын
Ax yaa. Jacayl
@hibaqqaybdid7413
3 жыл бұрын
Ax. Yaaa. Jacayl.
@codkah_jr2015
2 жыл бұрын
Emotional damage 💔🥺
@safahassan6456
2 жыл бұрын
Emotional song💔😭😭
@asiaabdimohamed2238
3 жыл бұрын
2021 17 September 😥🥺
@hafsajama9160
4 жыл бұрын
Heesta waxad moodaaa in aniga lay qaaday zuldaan Gurxan
@gen.carafadsaidkalikiiwiil9062
5 жыл бұрын
War like isaara nio
@fatimasaed6838
4 жыл бұрын
Inantaas waan garanayaa
@shcabdiraxmaan8574
4 жыл бұрын
Waa tee wallo Ma tiiyreeydee arba baa ee fanaxda lahayd
Пікірлер: 201