Weriye Axmed-seeko
soo dhawow walaal,waa noo sharaf inaad nagu soo biirtid ujeedodayadu way qayaxantahay haddaan kuu sii sharaxo bartan,waxaanu ku soo bandhigi doonaa arimaha bulshada ee muhiimka aanu u aragno kuwaasi oo aanu jecelnahay inaanu bulshada ku dhiiri galino korna aanu ugu qaadno hab fikirkooda.Ahmed Mohamud Yousuf waa soo diyaariyaha barnaamijyada ka baxa goobtan.kaasoo marwalba jecel inuu dadka dareensiiyo xaalada lagu jiro,ujeedadiisuna ka fog tahay cambaaraynta shakhsi iyo laba iyo saddextoona ee ay tahay wacyi iyo baraarujin umadeed.adigana waanu kaaga fadhinaa wixii talo iyo tusaale ah ee aad bulshadaada ku tari karto mahadsanid.
- 1:06
- 21 сағат бұрын
Ninka ugu nasiibka badan caalamka.
- 3:51
- 22 сағат бұрын
Farriin ka timi jaamacadda FFU:
- 1:05
- 4 сағат бұрын
Dhacdo naxdin leh oo Faransiiska ku qabsatay qoys Soomaaliyeed.
- 14:18
- 4 сағат бұрын
Hargeysa oo lagu gabagabeeyay shirwayne noociisu ku cusbaa dalka.
- 1:52
- 7 сағат бұрын
Imtixaanka Somaliland: Ardaydii baastay iyo kuwii aan gudbin oo tiradooda la shaaciyay.
- 7:24
- 7 сағат бұрын
Imtixaanka Somaliland oo gobol gobol loo sheegayo ardayda baastay iyo kuwii gudbi waayay.
- 18:57
- 7 сағат бұрын
Ganacsade Cali Cumar Xasan Guuleed ayaa qado-sharaf u sameeyay beelaha Sh. Muuse-dhariyo.
- 0:52
- 9 сағат бұрын
War naxdin leh oo Soomaalidu ku waabariisatay saaka.
- 1:32
- 9 сағат бұрын
Hargeysa: yaa bixinaya lacagta lagu dhisayo laamiga 150-ka?
- 1:21
- 12 сағат бұрын
Itoobiya iyo ciidan cusub oo Somaliland ku soo biiray.
- 1:30
- 14 сағат бұрын
Kala baro farqiga u dhexeeya Holland iyo Netherlands?
- 1:23
- 14 сағат бұрын
Gabiley oo laga xusay dhalashada nebi Muxammad NNKH.
- 1:28
- 16 сағат бұрын
Doorashadii oo dib loo dhigay mar kale.
- 1:37
- 16 сағат бұрын
Baddu intee bay qodon tahay?
- 1:00
- 21 сағат бұрын
Goob iibinaysa agabkii GAMES-ka ee aad raadinaysay.
- 7:31
- Күн бұрын
Musharraxa Maayirka Hargeysa Mooge dabadii oo loogu magac-daray xaafad ku taalla magaalada Burco.
- 9:10
- Күн бұрын
Пікірлер