Ceeldheer casimadii waceysle waligey ma aanan tagin lkn hadii aan nolahay aan u jeclahay inan tago ceeldheer dalsame iyo dhamaan dhulka ay dagaan umada somaaliyeed❤❤❤
@aniizahusseinmohamed7526
7 ай бұрын
My home ❤ ceeldher allow nabad kadhig ❤️🫶🏻
@user-bu5iu3tg7g
7 ай бұрын
⁸
@ahmedhagio7
8 ай бұрын
Anigoo cafimad qaba wad celiyo mooye ceeldheer kama aanan caweysten🥺🚾♥️
@ahmedhagio7
8 ай бұрын
Allow ha idil anigoo ceel dheer tagin, dhulkeygii🥺♥️
@nwalngeye1079
11 ай бұрын
My home ceeldheer❤
@nafisaahmed9803
11 ай бұрын
maxay heestani garaacan tahay ceel dheer waligay ma arag qofna kama aqaani balse heestan darteed baa ku jeclaaday Mar waa booqan insha allah ❣️💯🥰
@mascudgacal6227
8 ай бұрын
G.galguduud wayeh waxaa daga beesha wacesle cade
@user-bl8op7hv1l
11 ай бұрын
Anoo caafimaad caafimaad qaba wad iceliya mooye Ceeldheer kama cabeesteen😢
@daacadyare396
11 ай бұрын
Masha Allah ceeldheer waa magaalo quruxbadan oo dad ilbaxa daganyihiin waxaa iigu danbeysay 2003 wan somaray anoo Hobyo kaimaaday xamarna usocda ❤
Reer ceel dheer ma ahi mana aqaan halkaney ku taal lakiin commentiga ayaan ka bartey halka ey ku taal heeskan cawa ayaan maqley statuska inan aan saxib nahey soo dhigey reer hargeysa ahey 09/07/2023 wakhtiga dhegeysanayo heeska 2:30 habeenimo. dabadey inta iga danbeysa iyo cidi ceel dheer aadbaan usalaamayaaa somali meel kastooy joogto farxad ku noolaada Duco isku og nahey
@nimcoxasan6881
5 ай бұрын
Wan kaa qadnay zaxip from ceel dher..🎉❤
@ismaciilaxmednuur6900
Жыл бұрын
Ceeldheer 🆎️ heesta loo qaaday aniga waxan kaso jeedaa ceeldheer kale oo isku magac yihiin waxa daga beesha Gaaljecel samow laakin ceeldheerta ay heesta ka hadleeyso waligey matagin mar uun waan jeclahay inaa so arko insha allah
@mascudgacal6227
Жыл бұрын
Haa Ceeldheer Ana hada jooga wa magaalo wacesle dagaan dad ilbax ah sooyaal taariikhi ah leh
@Davow-tube
Жыл бұрын
Still rocking at 2023
@kuuscowl
Жыл бұрын
Heestan aad ayan u jeclahay ceeldheer mar un inan tago rajenayaa inshallah iyo Somalia idil soo wada maro inshallah
@ismacillapasta138
Жыл бұрын
Inaan tago ayuu hamigeyga yahay xuskii awoowgeey ka qeb galo madama washafaa laga saray❤
Пікірлер