JUUNI JAWAAN
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتهasxabteyda qaaliga ah meelkasto aad joogtan kusoodhawaada chanalka juunijawaan waachanal aan ugu tala galay Ardayda waxkabarato farsamada harqaanka ama dawaarka ardaydaasoo aan heli karin macalin siwanagsan ey wax uga baran karaan sidaas darteed ayan goansaday inaan ardayda usooban dhigo muuqallo sharaxaad leh ooaan siquruxbadan ugasooshaqeeyay insha allah waxan kurajo weynahay inaad wxbadan kafaaidi doontan hadii aad daawatan muuqaalada sidookale muuqaalada waxaan kadhigay laba qeybod. qeyb lacag ah iyo qeyb free ah hadaba muuqaalada lagabaranayo sida loo tolo dharka dumarka waxan kadhigay free balse muuqaalada aan kasoo diyaariyay barashada sida loo tolo iyo sida loojaro dharka ragga iyo muuqaalada lagabaranaayo qiyaasta dharka waxaankadhigay kuwo lacag ah hadaba hadii aad ubaahan tahay inaad hesho muuqaaladaas waxaad igalasooxiriri kartan WhatsApp ka ama tel +252615151484 wadna kumahadsantihin qabka quruxda badan eeaad ugu xirantihin juuni jawaan
- 37:38
- 6 ай бұрын
Harqaan dirac fashion qoor duleel naqshad quruxbadan
- 9:39
- 6 ай бұрын
Saako Gacma baal Qoor afargees garbaha laga kabaayo cabirka marada waa Labawaar oo Baacyare L.38 en
- 12:46
- 6 ай бұрын
Xijaab V Qaabka loo jaro cashir faahfaahsan
- 4:03
- 6 ай бұрын
Qaabka loo jaro saako baacyare halwaar ah
- 13:37
- 7 ай бұрын
Cabaayad ambareello iyo xijaabkeeda Qaabka loo jaro
- 11:18
- 7 ай бұрын
Qaabka loo jaro buumo iyo garan dhaxdhaxaad ah Barashada qaabka loo jaro dharka barashada harqaanka
- 1:24
- 10 ай бұрын
OGEYSIIS waxaa bilaawaneysa isqorista dufcada 3aad ee iskuulka barashada harqaanka ee juuni jawaan
- 18:37
- 11 ай бұрын
Qaabka loo xaliyo hadii uu gasaca galiwaayo sharaqa iyo qaabka harqaanka looga badalo cirbadda
- 40:55
- 11 ай бұрын
Qaabka fiilada looga badalo sheelaraha harqaanka
- 20:52
- Жыл бұрын
Qaabka leesaga diiwaan galiyo websiteka furahashaqada iyo qaabka loo dalbado koorsooyinka
- 4:39
- Жыл бұрын
Qaabka loo heli karo cashirada kujira group ka bulsho
- 3:54
- Жыл бұрын
ogeysiis muhiim ah waxaan bilaawnay bishaan qorista ardayda cusub tiradane wey xadidantahay lasoco
- 3:10
- Жыл бұрын
HORDHAC saako garan abuu xidig naqshaddi 2aad new design naqshad waxbadan kusoo kordhi doonto aqoont
- 1:47
- Жыл бұрын
Hordhaca Q,2aad ee xijaab v ga bilaa toliinka ah
- 4:56
- Жыл бұрын
Harqaan Xijaab v bilaa toliin ah xabadka lagama tolayo waana xijaab v ah muuqaalka waa hordhac
- 9:34
- Жыл бұрын
Qaabka loogalaayo imtixaanka tirada suaalaha leysweydiinaayo iyo natiijada dhibcaha lagubaasidoono
- 4:23
- Жыл бұрын
Hordhaca qeybta 1aad ee imtixaanka baacyaraha
- 40:56
- Жыл бұрын
24 QIYAASTA DHARKA BAAC YARAHA (Q) 4AAD barashada HARQAANKA ISKUDEYS FITISHAARI SAAKO XIJAAB CABAAY
- 2:53
- Жыл бұрын
Weysoctaa isdiiwaangalinta dufcadi 2aad yaanlagaa buuxinin tirada wey xadidantahay tilmaamta iskuulk
- 16:54
- Жыл бұрын
Пікірлер