Salaam Studio
Warbaahinta Salaam Studio waa warbaahin islaamiya oo si mutadawacnimo ah ugu adeegta guud ahaan umadda ku hadasha Af-Soomaaliga. waxa ay si joogta ah u soo gudbisaa Quraan, Duruus, Muxaadarooyin Iyo Barnaamijyo Diini oo ay soo jeedinayaan Quraada iyo Culimada Soomaaliyeed meel kasta oo ay Dunida ka joogaan inta aanu awoodno.Howlaha Salaam Studio kuma koobna oo kaliya KZitem, laakiin facebook waxaanu ku leenahay Page oo isagana laga helayo dhamaan Quraan, Muxaadarooyin iyo duruus kala duwan, kaas oo aanu Illaahay mahadii ku guulaysanay wakhti kooban ka dib in aanu horumar balaadhan ka samayno.
Howlaha Warbaahinta Salaam Studio waxaa socodsiiya dad mutadawiciin ah oo waqtigooda, hantidooda iyo xoogooda u bixiya Ilaahay dartii.
Hassan Siyad Hussein
Mobile:+ 25263-4195241
Email: [email protected]
- 12:09
- 10 ай бұрын
Masaajid Casri Oo Laga Furay Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Ku Cusub Dhismaha Masaajidada.
- 5:07
- 11 ай бұрын
Sh. Axmed Cabdi Cismaan | Suratu AL-Qiyam | روائع المغربا
- 6:49
- 11 ай бұрын
Sh. Cismaan Cali Barre | Suratu As Sumar | روائع المغربا
- 7:26
- Жыл бұрын
Sh. Ismacil Cumar Madar | Suratu Yuunus | روائع المغربا
- 16:56
- Жыл бұрын
Madarasada Misbax iyo Wacdirihi Ay Maanta Soo Bandhigtay.
- 20:41
- Жыл бұрын
13 Faa'iido Ayaad Heli Hadaad Samayso Arintan!
- 12:17
- Жыл бұрын
Adigoo Awooda Hadaad Xajka Soo Gudan waydo...
- 4:18
- Жыл бұрын
Пікірлер