Xasuusaha qaarkood way kaaga qiimo badan yihiin dollar iyo dahab xagga qaarkalena murug iyo qoomamo kugu ridaan heestan waa heesaha aan maankayga ka bixin markaan maqlana dareenkaygu isbadalo maskaxduna soo dayso xasuuso aan la hilmaami karin iyo maalmo quruxbadan se dib inoogu soo laaban doonin waxan rabbi kaaga baryayaa wll inuu alle farxad kuugu dhameeyo nolosha ubad kheyr qabana alle kugu arsaaqo ❤
@Ahmedyusrawhiwieie
2 ай бұрын
Hadumin cashaqi dorad tisqadaye door wacna hadagin ruux ku aamino dadkana adi kigu jecel😭😭💔
@AbdiRashiid-mg6fv
5 ай бұрын
Fav🥺
@HajjiDahirAbdirahmaan
9 ай бұрын
Nooli kulante. 😢
@zakiyareh8690
Жыл бұрын
Laxankii hore eE xiddigaha gees maad sanadkan maad jirin xaga laxanka kandanbe aad soo qaaday kiihore baan dheygaystaa maalmaha qaarmarmardhif ah waad haysaa wifi ee so! ilma jaaamaac bullaaaaaaaale warsame/23/6/2023^$#@* by:c/Rizaaq jaamac dhako💜👀🎉🥑
@zakiyareh8690
Жыл бұрын
🧄🍭🥂🥄🔪🥢🍷🏺🥤🧃
@rahmaabdi5566
Жыл бұрын
🍀21june2023🍀xasuus iyo xiiso jacayl❤️🍀heestan qalbi kaste ooo cidla dareemaya ayada wehel u noqon karta🫶ani waa iii wehel❤️daawa iyo dabiib iii gooniya❤️ereyadu waa waano iyo dardaran adag❤
@ahmedbk9581
Жыл бұрын
Ciro the one and only legend best
@Nabiil47
Жыл бұрын
Waxaan Xasuusta anigoo Markaa Burco Jooga ayaan Habeen aroos Tagay Waliba Hottel plaza ayaa Heestan La Saaray 2014 Farxadi iyo Sawaxan-kii iyo Buuqi Markaa Soconaayey Mar Qudha shib La Yidhi Dareenka heesta Ee Tawaawaca iyo Muxibada Leh Dadkii Wax ilmeeya iyo Wax Qiiro aamusa ayeey Noqdeen Xasuusuhu Ma Duugoban 🙏
@somalimanintheworld5090
3 жыл бұрын
Inkastooy ideeqdoo Dagtay maanka oo idil Dana ii batahY ani Dugsi inaan wadaagnaa Intaan dunida noolahay Wawwwwwww
Пікірлер