SLNTV
Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV) waxaa La Aasaasay sannadkii 2005-tii, ujeedada loo aasaasayna waxay ku qotontaa inuu adeega wareed oo dheelitiran u gudbiyo Bulshada, iyo in dhacdooyinka ka dhaca Somaliland Iyo Dibaddaba la gaadhsiiyo Bulshada iyada oo lagu gudbinayo muuqaallo tayadoodu sarayso.Wararka iyo Barnaamijyadda Telefishanka Qaranka waxa aad ka heli kartaa.
1: SLNTV.TV
2: facebook.com/slntvone/
3:twitter.com/slntv
Sidoo kale waxa aad nagala socon kartaa Bogaga kale ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Www.slntv.tv
facebook.com/wasarada.warfaafinta.7
twitter.com/MoICNG
Mahadsanidiin.
This is a real Channel Somaliland National Channel SLNTV
- 4:01
- 2 сағат бұрын
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay wefti ka socda baanka aduunka.
- 12:08
- 4 сағат бұрын
Magaalada Ceerigaabo ayaa lagu soo dhaweeyay Boqor Cismaan Aw maxamuud (Buur Madow)
- 6:26
- 5 сағат бұрын
Mashaariic lagu horumarinayo wax soo saarka Kalluunka ayaa daah-furay Magaalada Berbera.
- 4:12
- 5 сағат бұрын
Hay'adda Y-peer oo kaashanaysa Hay'ada ISF ayaa tababar u soo gebo-gabaysay hawl-wadeen...
- 12:36
- 5 сағат бұрын
Ururka Darlington Foundation ayaa qabsaday sannad-guuradii 13-aad.
- 5:18
- 6 сағат бұрын
wasiirka ganacsiga JSL ayaa ka qeyb galay sanduuqa horumarinta dhalinyarada oo boorama lagu qabtay
- 7:28
- 7 сағат бұрын
Hogaanka sare ee xisbiga KULMIYE ayaa Soo dhawayay Masuuliyiin ka Soo digarogtay xisbiga WADDANI
- 1:46
- 7 сағат бұрын
Maayarka degmada CEELAFWEYN iyo xildhibano uu hogaaminayo aya si rasmi ah ugu biiray xisbiga KULMIYE
- 5:36
- 8 сағат бұрын
Innagu cid gaar ah ma caayayno ee qarankeenna ayaynu difaacaynaa Agaasimaha wasaaradda warfaafinta
- 6:24
- 11 сағат бұрын
Xisbiga Kulmiye aya soo dhaweyay Daladaha ka dhisan degmoyinka M/Haybe M/Mooge oo tageray KULMIYE
- 12:10
- 13 сағат бұрын
Xisbiga KULMIYE ayaa xaflad Soo dhawayn ah u qabtay Daladdaha Halgan ee magaalada Berbera.
- 35:46
- 2 сағат бұрын
Wareysi gaara Gudiga Xisbiga Kulmiye ee Qarada Yurub.
- 5:05
- 2 сағат бұрын
الاخبار اليوم في جمهوريه صومال لند
- 8:25
- 2 сағат бұрын
Dhalinyarada degmada Arabsiyo oo taageero u muujiyay Xisbiga Talada haya ee KULMIYE.
- 7:46
- 2 сағат бұрын
Guddomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka saraar ku soo dhaweeyay dhallinyarada dalladda Tabantaabo
- 8:01
- 2 сағат бұрын
Badhasaabka gobolka Saraar ayaa xisbiga Kulmiye ku soo dhaweeyay dhallinyarada dalladda Tabantaabo
- 6:24
- 2 сағат бұрын
Wasaarada biyaha JSL ayaa xadhigga ka jartay ceel-biyood cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Afraaga
- 3:47
- 2 сағат бұрын
Wasaarada biyaha ayaa magaalada Boorama ku qabatay kulan lagaga doodayay qorshaha shanta sano
- 20:38
- 2 сағат бұрын
Barnaamijka Ganacsiga door Intee Leeg hablaha bartay dhaqaaluhu Kaqadan Karan Ganacsiga
- 8:18
- 2 сағат бұрын
Wasiirka xanaanada xoolaha ayaa kormeer ku tagay xarumaha degmada Raydab-khaatumo .
- 4:34
- 2 сағат бұрын
Masuuliyiin wasaaradda warfaafinta, iyo Jaamacada Frantz Fanon oo kala saxeexday heshiis .
- 7:25
- 2 сағат бұрын
Пікірлер