Heestaan waxan ka dhageysan jiray 2015-kii memory 4GB ah oo aan meel ka helay. Waxa aan aad u jeclaa qeybtan; Beledweyn qarkiisaan Aroos kuuku qaban laa Wabiyada qulqulayaan Qalbi daawadsiin laa. 8 sano ka gadaal baan maanta(30\9\2024) soo xasuusaty heestan, waxa ii sawiran messhii(Beledweyne) iyo jawigaan ku dhageysan jiray. Legend Lafoole.
@Yourstrulyyybabe
Ай бұрын
ila 2019 ila manta hestan xasuus bay igu ledahay
@amiinyousuf5471
2 ай бұрын
30-july-2024 (08:13)subaxnimo ayaan dhagaysanaa heestan inkastoo heestanoo kale goor habeena ku wacantahay. Hadii fanka inta heesta laygu odhan lahaa fanaan kasoo reeb, maxamed xasan xuseen lafoole ayaan kasoo reebi lahaa, sababtu waa hibadiisa jaad gooniga ah iyo waxsoo saarkiisii tayada lahaa ee aan duugoobi doonin, da’ walibana la jaan qaadi doona.
@BilleXaashi-u8g
2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@moha.abdi1
2 ай бұрын
Listening 2024 🇺🇸 First time 2012 🇪🇹
@HoodoAadanhuseen
3 ай бұрын
2024 ,3 7 ayuu ii soo diray wiil aanu is jecelnahay
@KeiseahmedkeiseKeiseahmedkeise
3 ай бұрын
Wow lafoleh
@Omarahmed-ob6ln
3 ай бұрын
30/06/24 Hayeeshee qorfaha jaan Qurbo la isku guursado Kugu qabatay mooyee Maaha midaad uqalantaa ❤️🔥
@sakiizmail3034
5 ай бұрын
Dadku way is bedallaan, dareenkuna wuu qaldamaa, arrimuhu way xumaadaan, xasuusta ayaa hadhaysa, laakiin noloshu way soconaysaa😢💔 Maxamed Xasan Xuseen lafoole waa mucjiso fanankani.
@abdirahmanmohamed5616
8 ай бұрын
@2024 Still at Hargeisa, Somaliland
@abdiaziz6439
8 ай бұрын
Th best Always 2024
@yaxyeym3766
8 ай бұрын
Qurbo laysku guursado kugu qabatey mooyee maaha mid aad u qalantide😢 gabadho badan intaasi tabanaysaa 30/1/2024 11:10 maalin salaasa ah
@iliasismail6827
8 ай бұрын
Heeskan maxay 20 milyan u gaadhi weyday.
@MoMo-cl3gr
8 ай бұрын
Stop saying who is listening we never stop listening this song 😢
@daauushassan2932
8 ай бұрын
oo my waaw 1/1/204 baan dhageysanyaa
@ALWADAN1
9 ай бұрын
What a lovely song what a great memories what a wonderful moments I remember our marriage me and my beautiful Queen in 2012
@alieida.aobsie7790
11 ай бұрын
still listening 2023❤❤❤
@MeymunDahir-cc7gt
Жыл бұрын
Tani hees wey dhaftay ayan o ron karaaa alayaa yacizag ❤❤❤❤
@SaadiqHurre
Жыл бұрын
Qorrax qeybi hoyatiyo, webigii Qallaafiyo, sida Buur Qarrood iyo midab qaansa roobaad. Muuq iyo ilqabashada qurux waad ka sidataa, qiimaha dadnimadana middii qaadataa tahay. Hayeeshee qarfaha jira, qurbo la isku guursado kugu qabatay, kugu qabatay mooyee maaha mid aad u qalantee. This is pure love language. Hit like if you enjoy the lyrics
@m.a.seeqrte-to3po
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.wwwwwwwwwwww.m.a
@SaidGutale
Жыл бұрын
Xamar maxa u siisaye 😢😢😢😢
@SakiIzmail
Жыл бұрын
Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ❤
@sowdoabdi4401
Жыл бұрын
isoraca inta heestan tik tok ku so aragtay oo soradisay sideyda oo kale
@indho2294
Жыл бұрын
hh saka ku arkey wana so radiyey😂
@hindaahmed3663
Жыл бұрын
2010 when I was teneger it was my favorite song 😢 still I'm listening and I can imagine my life at that time
Ada qurux dumar wax sii dheer qaayo dumrna igu filan🤍
@nasibwacan768
2 жыл бұрын
wan kumaqlay
@ayanyousuf2537
2 жыл бұрын
What ever u are I never marry u in lifetime to come u are worst man I ever thought in my life
@fathiaabdinur3072
2 жыл бұрын
Waxaan dhageysanayaa 22:43 11th July 2022 habeen talaada ah ❤️💯hees aan inaba caadi aheyn
@faradayan.jamayousuf7262
2 жыл бұрын
What is the difference between inside the country and out side when it comes to Islamic marriage to me they are both the same to me what u other hand have to Allah with your answer
@axmadxaamud8883
2 жыл бұрын
Lafoole heesaha jooji
@MeymunDahir-cc7gt
Жыл бұрын
Adiga miya qaadayo iminka codkiisa okale male dahay aya ka horeyza
@axmedxaaji1403
2 жыл бұрын
Adigoo ninka ragi ah oo boqorada aad jeceshay wax walba la jecel hadana caqabado fara badan iska jiraan. Rag calaacal kuma fiicna laakin Qurbo leysku guursado 😭
@bukharimaxamud1593
2 жыл бұрын
Heestan maxan hore ugu arki wyaya Ayan is leyahay cawa waxan joga addis ababa waa ramadan 28 Friday/April /2022 1:42 am dareen aan daremayo ma qiyaasi kari😢💔
@kingmoharz7467
2 жыл бұрын
Madhageysaneysaa 2022
@mohmudjama121
2 жыл бұрын
Xusuuso hore from burco 2007
@sawdodhagoole7332
2 жыл бұрын
Waa fanaan aad u tageero heesihisa iyo codkisaba🥰
@akramcabdi2914
2 жыл бұрын
HestN waxa dhaaysatHy 8 sano kahor wana hes Macan oo an cawa xusay
Пікірлер