Qaranqare iyo maxamed gindhics iyo muztaliifa ban ku xasuustaa heestaan naclaa aduunyo kutaal
@nimcoqalichannel1959
5 ай бұрын
Adun waxbn ka danbeya Hadi heestan 2024 iso garty😳
@hayatttali
5 ай бұрын
2024🎉😂❤
@jamaal_mouze
6 ай бұрын
Midaan daydayaayee Daymadeeda quruxda le Iga deeqday dumarkuba Mar haday i diiday Ma idayn jacaylyohow Bal inaan dawoobo Ilayn dira-diraaluhu Labuu kala duleeyaa Dalanbaab jacayl Midba gees u dira oo Kala dila ma waayee Dookhaygaa wareerkiyo Ila doontay dabinkee Daacad iyo dumar Alla kala dheeraa Midaan daydayaayeen Dabiibkayga moodee Naftu ay ku daashee Damacuna i raacshay Waa daruur hilaacdoo Misna aan da,aynine Dookhiyo naftaydii Samir bay darseene Duni nabad ku joog Ana doogtii caashaqa Mid daaweysa waan heli😢 Dookhaygaa wareerkiyo Ila doontay dabinkee Daacad iyo dumar Ala kala dheeraa💔💔💔
@nourhassan1524
9 ай бұрын
👍
@user-pr3xs6zo5i
10 ай бұрын
❤
@bossjecylaxmed
Жыл бұрын
Duni Nabadkujog ana dogta cashaqa middaweysa wanhelin Wllhi jeceyl inow dhibleyahay ilaa hada labo sano ayaan dhibane u ahay ilaa hadana kama dawobin wax iga dirshana manhelin ❤❤
@hibogoumane7902
Жыл бұрын
Waàaaaaaaaw
@abduwelixareyd
Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka mac Qur`aanka kariimka ee qowlkii Eebbe
@Xareyd
Жыл бұрын
Heesaha waxa ka mac qur'aanka kariimka ee qowlkii ee Eebbe
@maxamedaxmed4253
Жыл бұрын
Hhhhh
@ayuubabdiqani7923
Жыл бұрын
2legends
@fatumoabdi7994
Жыл бұрын
Maxamuud Ahmed Candi llahi bis naga dheh waad naga was hay tagarahaah
Пікірлер