Heestan markan wllkie ka maqli jirey wlhie aad ayaan uyaraa lkn iminka 17feb/2024 dareen aya gilasaa markan dhagaysanayo waxan aad ujeclahay inan la dhaho najma 5sano wada spcona i.a waxan rajaynaya inaan is calfano adna wll like igu sharf si aan mr kale usoo booqdo comment gygan oo aan ku farxo Hakatagin karaamada waatan kor io hoos kaftan kuugu sheege 😢❤ noolada mucaashaqiinta adban idin slamaayaa❤❤❤
@hamdaalihiiz4366
5 ай бұрын
Haka tagin karamada watan kor iyo hoos kaftan kugu sheege😢😢
Kool koolinteydi sida kugu kululaha kibirkaba ka qade
@AbdirahmanYousuf-nh5hp
6 ай бұрын
Apdifatah ahmed mouse tacabir one of the sweetest singers🎵❤
@Lose_hopeeee
6 ай бұрын
1/1/2024❤😊
@RoodaAbdi62
6 ай бұрын
Xasuustii cumar dhuule😢❤
@Abdi_Iskooj
7 ай бұрын
heestan jacaylkay igu kaalicisay
@AW-GA
7 ай бұрын
His voice is special one
@asmaabdirahan-dp3hv
7 ай бұрын
27/11/2023 amintu wa 2:07duhurnimo ha katagin karamada watan kor iyo hos kaftan kugu sheegay 😫
@farhadanolasha9761
7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@SofiaAbdurahman
8 ай бұрын
2023\11\20😢 🎧
@Abdikadar.
8 ай бұрын
Heestan waxa dhageysan haya dhamadka sanadka 19/11/2023 Kasdaran koolkolinteydiyo sidaan kugu kululaa kibirkaba ka qaaday 😢😮 Qoralkan waxa soo qori haya anoo si halis ah la ii dhawacay oo cidla la iiga tagy alxm hada waa kaso bogsan haya Cafimad baa ku rajeynaa hadad qoralkeyga aragtay saxiib ❤ 12sano beena talaa heestan iga hadli hysa iyadana😊
@calicucunaaye7003
8 ай бұрын
13/nov/2023 axlaa hees
@MunaDeggan-br5dp
8 ай бұрын
Hargeisa somaliland 28/10/2023 Mar walba oo aan garabkaaga u baahdo waxaan dhagaystaa heeso, xusuusaha si walba oo aad dib uga daalacato ma arki doontid wax intii hore ka duwan.💔😢 Ballantu waxay ahayd xanuunkan inaad garab iiga ahaato💔
@indhodeeqhajji5078
8 ай бұрын
25/10/20/23 ban daawanaya anoo weliba niyad jabzan 5 snno qofaan jeclaa ayaan si fudud ku waayey ma garanayo qalbigaygu siduu usoo kabsanayo😢😢😢iisoo duceeya inta iga danbaysaay please qalbiyadda hala ilaaliyo🥺🥺😢
@Malloofficial1
5 ай бұрын
I.a zxp qlih wad bogsoon qof kuu qalmana wad heli sxb niyd samaan ayan ku rajynaaa qalbiyada hala ilaaliyo wlhie😢❤
@parwakoheis2713
8 ай бұрын
Still listening now❤ 22/10/2023
@farhiamumtaz
9 ай бұрын
17/10/2023 Waatan kor iyo hoos kaftan kuguu sheegee🎵🎶🎧🎤🎹
Marka uu Tacabbir Axmed Aadan heesayo inta kale inay aamusaan waa WAAJIB! Fannaankaygii nolosha❤
@Naagnool124
9 ай бұрын
Wuu karaa ilaahay...inaan ku nocoba 😔
@AbdiasisFahad
9 ай бұрын
Heesta 2023 ban arkay 🥹🥹🥹 qofkii habeenka geeyey ma ilaawindoono
@abdiazizaydarus1641
9 ай бұрын
still 2023 wali tagera waynaa u ahahy aadna heesi hiisa waa udhagaystaa
@updaleosman8387
9 ай бұрын
Still listing 2023/10/1 Waxan ku nacey wadanka Gabrna wan jeclahy Kharashana mahayo Waxaan isku borgrmy tahriib qiraalkan xusu i ahn dina inn waan helin muradkey rajo ilaah
@Hazzanbinhaaji
9 ай бұрын
fanaankii Qarniga Abdi fitaah Ahmed muse tacabir Dabada fanan ka Qatarsan ma arag ❤😘✋
Пікірлер