Allaha unaxariisto Abwaan C/laahi Macalim Dhoodaan abwaan cajiib ah oo xikmad badan buu ahaa, Soomaalidana uga tagay Sooyaal gabayo oo aad u qiimo badan; gabyaayada aduunka ee hal-abuurka ahna ay gabayadiisu ka qiimo badan yihiin.
Wuxu dib ii celiyay 20 sano; wxn xasusty 2001-2004 oo aan ahaa dugsi sare degmada Garowe ee Nugal. Cajil ayuu ku duubnaa. Hda waa 20/02/2023 5:28 pm oo aan shaqo u joogo Jowhar ano ku jiro maalmo xasuus badan xambaarsan.
@Geel_Laaye1122
Жыл бұрын
Allaw u naxariiso Dhoodaan nin buu ahaa murti iyo maadba rabbi ku galladay.
@maxamedsaleebaanaxmedbarad8635
Жыл бұрын
Cadan hagaageede
@cawaaleahmed8728
2 жыл бұрын
Maa shaa allah. Xikmad ilaahay waa udhiibay. Alle ha unaxariisto
@jimalemame4980
2 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariiisto adeerkey dhoodaan legend waxad ahayd qof daacad ah oo dadka oo dhan jecelaayen wan kuso duceynaynaa markazta
@shariif3040
2 жыл бұрын
dhooda iyo saada cali isaga xaga garadka ka dhalay
@yaasirabdi6494
2 жыл бұрын
AHUN ABWAAN CABDULLE IYO DHOODAAN
@tuqo873
3 жыл бұрын
Lost kingdom of SOMALI COMEDY
@wadaniga
3 жыл бұрын
Alla magane maan hooyaday mara u soo siiyo.
@bashiirmohametyousuf8165
3 жыл бұрын
AFLAX ONLINE QURAAN waxa ay ugu bushaaraynaysa dhamman umada soomaliyeed ee jooga daafaha dunida xiisaynayah barasha qowlka eebeh ee quraanka kariimka iyo culuumtiisa kala duwan iyaga oo jooga guryahooda iyo goobohooda shaqo , waxa aan ogeysiinaynaa inaan qaadanayno arday cusub oo isagu jirah rag iyo dumar yaryar iyo waaweynbah wixii warbixina ee intaa kafaahfaahsan idinkoo mahadsan mudanayaal iyo marwooyin nagala soo xidhiidha tell: +252657419833 ama kusoo biir whatsApp groupkan chat.whatsapp.com/DYBNs96ypMTBoHcYaP8tne haaa moogaan mudane iyo marwo
Alle Naxaristii Jano Hasiiyo C/ Laahi Macalin Ahmed Dhodaan
@sayidkamc9364
7 жыл бұрын
Waxa aad iiga qosliyey caruur yar oonan garaneyn waxa uu ninkani kahadlayo oo qaarkood moodayaan inuu khamri cabsanyahay hhhh xaasha Allaha u naxariistee Abwaan dhoodaan waxanuu akhrinayo waa jacbur waa nooc halabuur iyo qosol laysku laaqay waana ninkii oogu horeeyey ee sameeyey Jacbuurta halka qaarkood kudabayashadiisa kudhimteen hadana wali keeni la'yihiin sidiisoo kale ALLE maqaamkiisa jantul firdows haka dhigo
@ahmedcaare8755
8 жыл бұрын
walal ado mahadsan ii sheeg sheikha quranka aqrinayo magacisa
@suldancami6585
8 жыл бұрын
!!!!!!!!!
@mustafedakare2418
8 жыл бұрын
?
@sharmakefarrh324
8 жыл бұрын
abwaan cay malaa hala dhawro
@sajokal20
10 жыл бұрын
Fircoonniga Somalia Walaal bal Ilaahay ka cabsoo ,Sooyaalkii Soomaalida ee Faraaciinta iyo Boqortooyadii Buun ee Geeskeena ayaad qabyaalad wali dhex wadaa ! War Soomaalidu waa Reer mida asal ahaan ,awoowyada Dir iyo Daarood waxay ku aasan yihiin gobolka Sanaag .Inaad soo booqato ayaa fiican inta aad beenta buunbuunineyso . Soomaalidii Horee firfricooneyd dad qabyaalad iyo qurun ka fog bay ahaayeen ee jooji xumaanta. Dadkan aad yemen iyo hindiya u direyso garo in ay yihiin Soomaali . Issaaq iyo Ciise waa Dir-Irir -Samaale .
Dhoodaan baabuurta uu ka hadlaayo, hadaa u sheego, dadkiina da`da yar ama waqtigaas magaalo ku nooleeyn ee baadiyo waqtiga ku qaatey... Dhoodan wuxuu yiri, baaburka 600( seey-jinto) waa Fiat 600, waxaa kaloo caan ahaa Fiat 500; sdoo kale Volksvageen wuxuu ka hadlaayaa gaar ahaan midkii caanka ka ahaa Xamar waqtigaas oo ah Volksvageen Beetle...
@slmndow
11 жыл бұрын
Abwaan Dhoodaan, waa gabyaa...lkn, jacburkana asagaa noo bilaabay in uu habeeyo, intuu Xama ku noolaa...
@PuntHornofSomalia
12 жыл бұрын
wax walibaa sidii ay ahaayeen baa ay dib ugu laaban. jareer waxaa ay aadi doonaan gurigoodii runta ahaa ee zanzibar, majeerteen +shiikhaal +isaaq +ciise + banaadiri, waxaa ay dib ugu laaban yemen, warsengelina wuxuu aadi srilanka iyo hindiya, abgaal + murursade waxaa ay dib ugu laaban oromo. magaca soomaali waxaa dhiig iyo dhalasho u leh faraaciintiin uu fircoon ka dhashay ee masar u talinayey kuwaas oo ah (Absame, Mareexaan, Dhulbahante, Xawaadle). taas gaalada ayaabam qireysa iney run tahay
@hoodohigh
12 жыл бұрын
abwaan dhoodaaan vivaa
@abdiaziz694
12 жыл бұрын
Bad video...
@guronjirewalhad4254
12 жыл бұрын
idinku maydaan fahmin kuwan abwaanka la yaaban ama caayaya waa rer xamar aan fahmayn suugaanta muga wayn ee ku dahsoon jacburka uu tirinayao abwaan dhoodaan ,waligiin miyaad aragtee rer koonfur gabyaya marka la dhaafo bolada dhexe ee hiiraan ugu koonfurayso kkkkkkkkkkkkkk anigu walahi la qabiil ma ihi lakin sugaanta in ilahay nimankaa ogadeen ku manaystay dafiri maayo , rer xamarkan la yaabani waxay ku qoslaan ajakis iyo jeeri iyo wax la mida oo aanay xigmadiba meel u soo marin ,,,
@bulcad444
12 жыл бұрын
AAAAMUS AMUS WALALO CEEB ABWAAN DHOOODI WA ABWANM SOOMAALIOYED
@siciidcali6570
8 жыл бұрын
dad madhibe adan
@LongIslaNDIZ
12 жыл бұрын
OMG LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL SOMALI
@osmaan000
12 жыл бұрын
waa odi walan
@saaxilka1
13 жыл бұрын
kan miyuu waalan ahy misa ani ayaa moodo
@PuntHornofSomalia
13 жыл бұрын
ninkan waa soomaali suugaanta aabeheed ah, waana shakisbiirka dalweynaha soomaaliya, wuxuuna ka sheekeynayaa dhaqan xumada ay inoo keeneen dadka banaadiriga la baxay ee yemen ka yimid ee carabta ah sida amiin caamirka soomaalida nacaybka u haya, sidaas aawadeed haddii aannu nahay soomalida Soomaaliya dhiiga iyo dhalashada u leh ee fircooniga taariikhda ahna wata ee kumanaanka sano gaareya, dhoodaan waa gabyaa, aftahan iyo waliba suugaanyahan Ogaadeena, ogaadeenna qabiil maáha ee waa qaran
Пікірлер