Horyaal TV
HORYAAL TV waa dhex dhexaad ka shaqeeya arimaha Soomaalida meel kasta oo ay dunida ka joogaan.Waxa ugu horeeya ee aan dooneyno waa sidii bulshada Soomaaliyeed aan u gaarsiin laheyn Barnaamijyada aan isleenahay waxa ay ka qeyb ka qaadan karaan hormarinta bulshada.
Ilaalinta diin,dhaqanka iyo sharafta qofka waa arimaha ugu horeeya ee aan ilaalinayno.
Waxaan ka hortagaynaa in bulshada Soomaaliyeed loo gudbiyo waxyaabaha dhibaatada u keenaya ama ka qeyb qaadan kara colaadaha iyo kala fogeynta.
HORYAAL TV waxaa iska leh qofkasta oo Soomaaliyeed oo wanaag doonaya.
Wixii talo iyo Tusaale ah fadlan inoogu soo hagaaji.
Email: [email protected]
- 12:34
- 14 күн бұрын
QISO TUSAALE MUDAN SH CABDIRASHID SH CALI JAMEECA TABLIIQ KA YAABISAY DADKI KU NOLAA MAREYNKANKA
- 38:49
- 28 күн бұрын
BURCO AYAA LA QABSANAYAA HADII MUUSE DAGAAL QAADO, WAREYSI XASAASI MACALIN JAAMAC EE SOMALILAND AH
- 10:02
- 28 күн бұрын
Beesha Sacad Muuse ee Isaaq asalkoodu Abgaal noqday Macalin Jaamac
- 15:44
- Ай бұрын
Maxkamadda oo ku dhawaaqday xukunka Koofi iyo Saabey
- 3:45
- Ай бұрын
SACIID DENI OO FARIIN ADAG DIRAY
- 8:12
- Ай бұрын
RA'IISAL WASAARE XAMSE OO DIGNIIN U DIRAY BEESHA HABARGIDIR DADKII HANJABAYAY OO XABSIGA LA ...
- 18:27
- Ай бұрын
SAYID CALI OO MAR KALE LAGU XUKUMAY DIL TOOGASHO AH
- 10:28
- Ай бұрын
Muuqaal naxdin leh sida loo dilay Cumar Sharlaawe
- 2:56
- Ай бұрын
HODAN CABDIRAXMAAN OO KU GEERIYOOTAY SHIL GAARI
- 10:11
- Ай бұрын
Пікірлер