Ciyaal xamar iyo reer sharma boy xuf ku dhaafa 21:44 addis ababa 28 sep 2024
@cumarxabdi
20 күн бұрын
Mahadsanid mr suugaan dhaadhi zxp
@mahadyare3672
Ай бұрын
Yaaa Khadra dhool all time hoboladii Ugu wanagsan bay ii tahay ❤
@Blue_oblivion
Ай бұрын
This song explores the narrative of a woman addressing her lover, underpinned by her suspicion that he may be involved with another woman. Despite her doubts, she is reluctant to end the relationship. Through a measured and wise approach, she articulates that the world is not as flawless as he might have imagined. She employs the phrase "Armaa..." (What if) as a rhetorical device to persuade him of her unmatched suitability as a partner. The song is thematically centered around a hopeless romanticism, and the profound allegorical poetry employed to convey this message elevates it to the status of a classic.
@MohHaz-v6l
Ай бұрын
My Queen girl once sent for me this song. i love her despite now she regrouped with my enemies.
@AsmailMohmmed
Ай бұрын
Alah unaxarisu Khadra dahir Cige
@NimcoIbraahim-dk3fq
2 ай бұрын
Nimco Ibraahim 6:06
@harbihgulled4457
2 ай бұрын
caawa oo ay tahay 11/8/2024 waxaan si fiican ugu raxaysanayaa heestan "12 jeer igu soo lig-ligataa" waxaan u dhagaystaa inaan ka helo daganaasho iyo raaxo nafsiyadeed. khadra dhool waa my best ever hobalad. aad baan u jecelahay heesaheedda Eebe wayne ha u naxariisto mama khadra dhool. heestan qiyaas ahaan 20 jeer waan ku ceshtay si guud. dhallinyaro maamada aan u ducayno fan macaan bay inooga tagtaye.
@Abdihafid_barbar.
2 ай бұрын
Caawa waxaan dhagaysanayaa mid ka mid ah heesaha khadra daahir kuwooda ugu cajiibsan kuwa saaran leexada heesaha qaraamka ah aad baan u salaamaya.❤
Waa Erayadii a waan sooraan diiriye cali abdullahi
@haseem7506
2 ай бұрын
Laleemo = humaag been ah Loxoska = kumeel gaadh
@abdullahielmi6095
2 ай бұрын
Lalemo wa marka gacmaha iyo luguhu ay jareyan loxodkuna warka qofku dhinto qabriga loistimala
@haseem7506
2 ай бұрын
@@abdullahielmi6095 khalad
@aliabdimalik4389
Ай бұрын
@@abdullahielmi6095Loxos iyo loxod waa kala duwan yihiin. Laleemo waa sida aad u sheegtoo waxa ay ku tusaalayn qof aan dareenkiisa ku filaan oo qalbigu marba meel u lulayo.
Hestan waxan kumaqlay tik tok wexena igu rabtaa xikmado badan shalay ayan aniga iyo zxkey isla marwameno isla dhagesaneyno ayan isla qadka wana la jalbodahy wale xasusteyda mar un wan soboqni donaya aniga oo batay qofan aan jecalhy ayada iga xanun san zxpyan igu sodoceya xasusteydii kuma ilawidona mar un wan ku soboqona ❤❤❤❤
Heesta ma ilobo sxbkey YUUSF anago dg Karan ku marqamey no hbenki igu horeyda I baray bil ka dib sxbkey south Africa wada imanay Wana lagu dilay allh u naxtisto 😭
@shiinemahamed3693
5 ай бұрын
Mucashaqiinta heesaha qaraamka ah still listening this amazing song 17/4/2024/ cajab 🔥🎸🎤
Iilahaw kuu naxariiso khadra daahir Wax badan baan time adag wehel ka dhigtay... Alle caafiya allaah inshlh maamo
@hothoadam2597
6 ай бұрын
Yaan u duceya heesta I sharaxaya plz
@shiva-1019
6 ай бұрын
Sida layligo kale’e: layli waxa laga awrka la tababarayo een an weli waxba lagu rari karin. Hadaad laacdan barad tahay: laacdan wa loolan, marka waxay la wada oo ay hada nolashu ku cusub tahay wayo aragna anad ahayn. Oonad garan lallemiyo:oonad garan khiyamoyinka iyo dabinada Halkaad libin ku leedahay: meshad awoda ku ledahay ama ad ku badin karto. Lubaigaagu laab_kaco dhulku kaga luli jiraye:qalbigaagu u diido meshad markii horw jeclaysan jirtey. Hadeer lashadaadiyo lugahaaga kala reeb:hadeer laba mid uun u go. Ama laafo lugadkaa:ama u adkeyso xanuunka mar unbad ka bixiye iskana ilow. Talo kaa ligligantaa oo 12jeer igu soo noqnoqotaa:ama talo qaldan qaado ka dibna sii jacaylka qofkas ku lalabana qalbigaaga. Uma malayayo inan saxsanahay 100% lkn wa sidan u fahmay mahadsanid
@abdullhassan3435
6 ай бұрын
Abyo wa sheko dher. I wish ina cod kugu so dubi laha .
@Najiib-Habane
5 ай бұрын
Xanuuun weeye wllhi hadaad muhiimadeeda fahanto 😢
@hothoadam2597
5 ай бұрын
@@Najiib-HabaneI sheeg iyado kooban
@hothoadam2597
4 ай бұрын
@@abdullhassan3435isoo koob walal i wanna know
@sahrakhalif8016
7 ай бұрын
what does this song talk about ?
@shiva-1019
6 ай бұрын
Its long story 😂
@abdirahmanirday9753
5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@daudmohamed3998
5 ай бұрын
Ask your mom she will crying for the past memorial about this song 😂
@AhmedMohamed-tv6kr
3 ай бұрын
Say “Wallahi, I will learn Somali” and I will tell you.
Пікірлер