Aid GAB
I believe in constructive criticism &what goes around comes around.Be positive & optimistic.I just video What catch my Eyes.
No Editing whatsoever 😕 😢 Not Goid @ Editing Quite the Opposite.
Hargeisay ha dheeliyin.
Ha dhantaalmin waligaa.
Dhulku Eebe doortaad.
Dhulku Eebe doortaad.
Dhalashada Ku raacdoo.
Xaramkaad ku dhowdahay.
Dhaqanka iyo diintoo.
Waxaad dhiig ku leedahay.
Dhoobada Madiinoo.
Dhuuxiyo laftaada.
Lagu dheehay khayroo.
Weliyaa Dhiskaagiyo.
Dhidibkaaga taagoo.
Hargeisay ha dheeliyin.
Ha dhantaalmin weligaa.
Biyahaagu waa dheef.
Dhuuniga sidisoo.
Dabayshaada dhabataa.
Cudurada dhirbaaxdoo.
Dhaxaniyo ma lihid baraf.
Kugusoo dhacaayo.
Dhadadaadu waa roob.
Dharab dooga bixiyee.
Dhidid iyo kulayl ma leh.
Milicdaada dheeriye.
Hargeisay Hargeisay Hargeisay.
- 19 сағат бұрын
Nin an Cirro Degaankiisa Ahayn Oo Xildhibaan Isbedel doon Wa been. Waka Cirro Qoys kiisa la Faqaya.
- 19 сағат бұрын
Cirro Wakiilka NISA&Gelle in la Dilo Xildhibaan Samaron lagu Edeeyio Xukumada JSL.Cirro got C...
- 19 сағат бұрын
reer Wadani Oo la Karbaashay Sii Xun. Xumatada Ka Buuxda Wadani oo Qaran Dumis Huwaanta la Saftay
- 20 сағат бұрын
Nin rer Wadani Waxa Heshay Gabadh Qaranka JSL Jecel Wado Cad bay MarisY. Xaqiqda Wadani Qaran Dumis
- Күн бұрын
Ganacsatada JSL ayaa Bixisay Magtii Ciidanka Qaranka Buurta GacanLibaax reer Wadani May Bixiinin.
- Күн бұрын
Cod Sira Gelle Hanjabyio in Beelaha JSL isku Diryio.Awdal Kiciyo Sii Laascanood O kale Borama olosho
- Күн бұрын
Пікірлер