MACLUUMAAD CHANNEL
Assalaamucalaykum kusoo dhawaada kanaalka MacluumaadMACLUUMAAD waa majalad soo gudbisa muuqaalo sharraxaad ka bixinaya waxyaabaha dhacaaya, si aad u fahanto dhacdooyinka sameenta ku leh Addunka kugu xeeran.
Hadafkeenna guud ma aha oo kaliya in aan kuusoo Gudbino waxa dhacay, balse waa in aan Hubinno in aad si fudud u fahanto sida ay udhaceen iyo sababka ka danbeeya.
waxaan kaloo diirada saarnaa soo gudbinta macluumaadyada macnaha leh oo sida caadiga ah aynan soo gudbin warbaainada maxalliga.
Waxaan Weydiisanayaa Alle in uu aqbalo shaqadan, isla markaana dadka uu ku anfaco.
aad ayad umahadsantihin....
wixii xiriirid dheeri ah : [email protected]
- 15:05
- 5 ай бұрын
Sidee 1 Muuqaal Uu Sharma Boy kaga Dhigay Best Rapper
- 25:57
- 5 ай бұрын
Ninkii Ka Fajaciyay Reer Australia ee Milyaneer ka Noqday Cilad uu Bangiga ku Arkay Part 1
- 8:48
- 6 ай бұрын
Jabkii ugu Ceebta darnaa ee soo gaaray ciidamada Mareykanka - Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka
- 10:57
- Жыл бұрын
CAWAAAQIB Xumadii Reerkan ka raacday Sheydaan Caabudid
- 19:30
- Жыл бұрын
Пікірлер