Waa fardowsa Axmed de waxay ahayd qof barashadeedu igu ahayd mid ugub ah ka dib markii ay ii sheegatey jaceyl aniguna aan ka aqbalay wax walba hal mid oon jecelahey ayey i waydisay heesaha xabad ka dooray tidhi aniguna heestan qiimaha badan baan dortey Ugu danbayn mudo afar sano ah waanu kala tagnay aniguna ilaa hada dabadeed gabadh kale niyada kuma qaban walow iyadu qaladka lahayd hadana nolol wacan ban u rajaynaya madama labo wadan oo aad u kala fog ku nool nahay nolow huuno mcn ❤ Qof aan ku ilawayo ma tihid
@FarhaanAliAbdi
15 күн бұрын
Heestan caawo igu soo horbaxday goos goos aan ku maqli jirey lkn hestan caadi ayey eyey tabanesaa Waalid io canantii Agoon ciirsi laan garan Inuu waqtigu cajiib yahay agoon dantu ciishet baa garan halahas anaa ku darsadey waa idin salamey dhameen waxaa si gaar u salaama inta agoonimo ku soo kortay waa qadar alle ilaahey wado waa no farudonaa❤❤
@PresidentIssa
15 күн бұрын
Wawa
@PresidentIssa
15 күн бұрын
30/9/2024
@ShukriIsmail-wc6hd
15 күн бұрын
Heesta asad hagio ban ku xasuusta marka maqlo horta isaga miya lo qadayna
waa hees aad u xikmad bada abwaanka sameeyay ereyada ilawadaaga
@AbdalleMohamed-z6s
Ай бұрын
In coladu halistahay nin cadow qabtaa garan😊
@ArahmanDhamal
Ай бұрын
istill 5/September/2024 Siciid maxamed
@Waayoarag98
Ай бұрын
Xikmada ummadeena illaah ku manaystay. Alxamdulillah. This song needs to cross boundaries and teach global humanity. Its wisdom is very affectionate to the souls. Presenting exemplary of contrasting situations can itself be counselling to some in a crisis and grieve.
@zakitoronto99
Ай бұрын
After 10 yrs later Who is still watching 29-8-2024😢
@AsmaSuliman-i9f
Ай бұрын
Still 😢2024
@haniya_5600
Ай бұрын
2013 ❤😢😢😢
@HamdiOmar-y4l
Ай бұрын
Curry heti
@LibanAhmed-k4f
Ай бұрын
19/8/2024 G. A. SAHAL CUMAR . F.M
@farhiyafunny4116
Ай бұрын
In waqtigu cajiib yahay Walhy hestan wax badanbay i xasuususaa iso dhafay🤦♀️☻️ 2024/18/8/ August/ 6:04 👋
I'M AFAR BUT I LIKE SO MUCH SOMALIE MUSIC COS MY WIFE IS SOMALI
@samatar143-g71
3 ай бұрын
Ax 2 years magafe ayaan ku jiray alla maxay xoriyadu qaali thy wlhi 😢
@DirifoHabone
3 ай бұрын
lneed like 😢😢😢❤
@samatardiriye1226
3 ай бұрын
Heestn Wa hees xazuz igu reebty waxn ku qaadi jiry Mar an xabsi ku jiriyy mr wlpa waxn ku maawelin jiry asxaabta ila xidhn anago dulmi ku xidhnyn Xita kuwa somali garnyn O Oromo iyo amxaar aha ayan intn u Turjumy xifdisyy Allh ka saaro Qof walpa O Dulmi lgu xidhy😢
@zeytuun3275
3 ай бұрын
still 2024😢❤
@Bashicabdi-p8d
3 ай бұрын
11/7/2024 sacada 14.20 xasuus
@abchirabdillahi3036
3 ай бұрын
Abwaan jiheeye ❤
@fathilajacley
3 ай бұрын
Still in 2024😢❤
@MaxamedyuusufJeex
3 ай бұрын
Aadbay umcnthy
@Dhibka
3 ай бұрын
Waxan jira 26 hestan ugu yaran waxan dhageystaye 9 sano ban markan wax si arkaba so xasusta o an dartaa 😢2024 cawo waxan ka dawanaya galkacayo sacad wa 1 1:53 daqiqa anigo wayo badan so jabaye hadan Wali an wax I xagagina yaa rabi
Пікірлер