Suldaan Media
Asc. Waa Siyaad oo indinku soo dhawaynaayaa Suldaan media oo ah channel idiin soo gudbiya mawduucyo wacyigalin iyo baraarujin u badan. Waxanu mar walba ku dedaalynaa inanu soo gudbino muuqaalo xul ah oo aad looga soo shaqeeyey wakhtina lagu bixiyey in muhiimada lagu soo koobo.
Saacadaha aanu soo gudbino muuqalada waxay kala yihiin 8.00PM/01.30pm/05.30pm waa saacada bariga africa inta badan muuqalada waxanu soo galinaa usbuucii 2 ilaa 3 jeer.
Hadafka anu leenahay waa inanu kor u qaadno wacyiga bulshada nagu xidhan anagoo mar walba ku dedaali doona inaanu soo gudbnimo mawduucyo lasoo xulay oo ku aadan xaalada taagan sidoo kale aad looga shaqeeyey farsamo ahaan. Mustaqbalka waxan rajo ka qabna inanu soo kordhin doono barnaamijyo kale oo xiiso badan oo dadka anfaci doona.
Ugu Danbayn Waxan u naqaynaa bulsho waynta nagu xidhan meel walbo oo ay caalmaka ka joogaan.
Ciwaanka aad nagala soo xidhiidhi kartaan: [email protected]
- 23:11
- 4 сағат бұрын
Ducada Stresska & Marka Arimuhu Kugu Adkaadaan | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
- 33:14
- 7 сағат бұрын
Cajiib! 3 Arimood oo Erdogan Somalida Ka Aaminsanyahay ~ Mashruuca Qarniga | Sh Cabdirahmaan Bashiir
- 22:22
- 9 сағат бұрын
Qiso Sir Laga Helay Oday Umi & Indhoola oo Qabrigiisi Isu Badley | Sh Cabdixakiim Sh Cali Suufi
- 26:26
- 12 сағат бұрын
Sh Almis | Qiso Maalintii Nabiga Tolkii u Shireen Kana Dacweeyeen Adeerkii Abdudaalib oo Sii Dhiman!
- 21:06
- 14 сағат бұрын
Sir Sanad Ka Hor Sheekhu Sheegay oo Sideedii u Dhacday & Ninkii Dilaalka | Sh Cabdiraxmaan B...
- 30:34
- 16 сағат бұрын
Sh Mustafe X | Aduunku Waa Imtixaan ~ Wixii aad Hadaf Ka Dhigato! 30 Daqiiqo Noloshada Saameyn Doona
- 30:10
- Күн бұрын
Sababta Jinku u Galo Gabdhaha aan La Guursan Iyo Arimo Kale oo Xasaasiya | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
- 24:21
- Күн бұрын
Nin Xabashi ah oo Nabiga Weydiiyey Inuu Janada Galaayo Isagu oo Goobtii | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
- 25:09
- Күн бұрын
Sh Xuseen Cali Jabuuti | Mucjisooyinkan oo Kale ayad Isku Arki Doontaa Markaad Ilaaliso Ilahay!
- 28:25
- 14 күн бұрын
Nin Somali Shiico ah oo Muuqaal Soo Jarjaray Si uu u Qaldo Dadka | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
- 28:25
- 14 күн бұрын
Xog Xiiso Badan Muslimiin La Saadaalinaayo Inay La Wareegi Doonan | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
- 21:51
- 14 күн бұрын
Sh Mustafe X | Dadkani Miyey Waalanyihiin Nin Qaatil ah ayaa La Amaanayaa Qiso Ka Yaabisay!
- 23:35
- 14 күн бұрын
Nabi Suleiman: Malag La Yaaban Ninkii Nafta Kaga Soo Qaad India La Yidhi | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
- 24:20
- 21 күн бұрын
Mishkilad Soomalida Ka Haysta ~~ Culimadii Quraanka Qortay Badankoodu! | Sheekh Yusuf Axmed
- 26:31
- 21 күн бұрын
Sh Maxamed Ismaaciil | Arin aan La Fahmin oo Sababta Geerida Dad Badan Maalin Walba!
- 34:08
- 21 күн бұрын
Canada Ma Dal Islaambaa? Xog aad La Yaabi! Canada & Dawladii Nabiga | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
- 23:42
- 21 күн бұрын
Sh Mustafe X | Qisada Arday Maalqabeen ahaa oo Taariikhda Islaamka Baal Dahab ah Ka Galay!
- 26:51
- 28 күн бұрын
Пікірлер