Maashaa Allah, New Generation University hargeisa main campus.
@Jabir-Mohame
6 жыл бұрын
Mansha allah buugan waa icajabiyy wll waana buug aniga iga hadlaya lkn wiilka seen ku helaa C/Rashid Contacts kiisa hadii aad ii fudaydin kartaa ila soo xiriir
@updalemahamoud2954
6 жыл бұрын
MncHa allaH zchooL Kay Gii InBaDan Jir
@abdiqani9394
6 жыл бұрын
ururka sera waa urur markasta u taagan siduu uga hawl gali lahaa arimaha deeganka la xidhiidha haday tahay dib u beerista iyo ka hortaga carro guurka ,waana shaqo aad u balaadhan oo ay u ahayaan qaran kooda
@sohaibali1835
6 жыл бұрын
Masha allah bro
@phathiahmet7498
6 жыл бұрын
somaliland ha ku sinato wasiir
@mohamedhajicanbuul5657
6 жыл бұрын
Masha allah wad u qalantaa xilkaas alle hakula garab galo
salaamu calaykum waan idiin saalaamayaa dhamaan wasarada dalxiiska iyo ataarta dalka waa shaqo aad u qiimo badan oo oo muujinaysaa tariikhda wadankeena aniga oo huba inay tarikhda dalkeenu tahay mid aad u fac weyn intan aad iminka hesheen marka la barbar dhigo taariikhda ku duugan ama ku aasan dalkeen waa mid aad u fara badan dadeeduna aad u wayntahay. Laas geele oo kale sheekh,bariga wadanka aan filayo ina ku aasantahay tarikh aad u badan Zylac oo kale iyo xeebtaa dhereeran ila iyo maydh hadii juhdi farabadan la galiyo waxaan hubaa in laga heli doono tariikho aad u qiimo badan oo tarikhaha aduunka kuwa ugu faca weyn laga heli doon ee waa inaan laga dalin laga niyad jabin hawsha la wado aad iyo aad ayaan idiin ku dhiirinayaa inaa hore usii wadaan waxaan hubaa wadan keena oo dhami waa wada khariikh iyo ataar qadiimi ah Abdinasir ileye hashi
@sahalcali4196
7 жыл бұрын
ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo
@sogashoinstall7912
8 жыл бұрын
wasaaradu miyaanay gobolada dalka kala aqoon sida ay u kala khayraad badanyihhin tolow!
@zamzamali3670
8 жыл бұрын
khubraa soo baadhay buu kuleeyahay waar khuburadaad sheegayso waa kii awoogii keenay markii horena kugu beeray
mashalah hambalyo maamulka wasarada degaanka hawshaa qaran ee aad qabateen
@ifraaxmahmed2075
8 жыл бұрын
ha la hrla warar sugan
@ramlaosman2651
8 жыл бұрын
mashalaah naadiga ilaalinta degaanka ee ECO-CLUB hambalyo ayaan leeyahay dadaalka halkaas ka sii wada
@Engineergacmo
8 жыл бұрын
waa Arin wanaagsan in wax laga qabto warshada iyo kuwa kaleba ee dalka ku yaala warshadaasi ... laakin 6 qodob looma baahana waxa loo baahan yahay in buug dhameystiran oo code of practice ah in warshadaha loo sameeyo laguna xisaabtamo loona si u nabad galo deegaanku iyo nooluhuba .....
@mukhtaarcaydiid5608
8 жыл бұрын
Waa arin lagu farxo in dhalin yar dalka wax ku baratay ay soo soo saaraan daraasad cillmiyeed noocan ah. Waa daraasad aad muhiim u ah loona baahnaa, Fadlan deegaanka haloo tudho.
@mahamedabdillahi9283
9 жыл бұрын
dadkani miyaanay caadi ahayn westeren bayba rabaan inay la tar tamaan xooluhuna talaal maleh oo dhakhtar maleh iyagoo haysta qorax najaraal ah iyo dhul wax lagu beero bay waxay ka boodeen afrikaba kk k k k k k k k waryaadha dumarku waxay dhahaan , naa hal hal ma ku joojiyaa bal halkaa eeg 2090 oo aan la gaadhin macquul. maantoo aan tiknoolajiyad la haysan oo dadka gaajo ka cararayaan oo bada ku dhimanayaan bay waxay ku lee yihiin xoolahaanu calaf u beeraynaa war hayooooooooooooooooooy dhah dhah dhah
@aliismail770
9 жыл бұрын
Ilahoow kuu naxariiso halabuur ciise warsame aw samatar ciise/dhancade hoheey dumraku waa adoo haraadan biyo kuu hirayee waa had iyo laayan heeso qaliya ayuu curiyey sida gufaaco isguhadshyeey inta aan guntaday guclo roorayeey godobtay nin qaba garan wayayeey iyo badbaan galay oo sahra axmed qaado iyo goobale banahoo gajo iyo oonlaa gabal igu dhay Oy qado marwo maxmed alle ha u naxariistee bad ayey ahayeen hesihisu
Пікірлер