Dr Ahyaa
Magacaygu waa ahyaudin Ali gaacuur ( Dr. Ahyaa) waxaan ahay dhaqtarka cudurada indhaha & Aragga (OD). Kana hawl gala somalia.Halkaan waxaan idin kula wadaagayaa macluumaad iyo talooyin caafimaadka indhaha iyo aragga.Address ka xarunteeda daryeelka indhaha:
📍Somalia- Mogadisho- Wadada Wadnaha- isgoyska Floransa- Dhanka 15 May -Ahyaa Eye Care 📞0612882886
🕑 Saacadaha Shaqada: 8:30am-5Pm
Hadii aa rabtid dr ahyaa in aad la talin hab online ahaan ah kula kulantid linkigaan hoose balan ka qabso. Xiliga balanta neh aad u dhowr .mahadsanid.
- 1:39
- 2 ай бұрын
Boqorka Caafimaadka indhahaaga-VitaminD
- 2:17
- 2 ай бұрын
Ma ka mid noqon doontaa ku guuleestayaashaan?
- 1:46
- 6 ай бұрын
ookiyaal aragga ah aa xirtaa ee ma soomi karaa?
- 1:17
- 6 ай бұрын
Kalarka indhahaaga kuma qanacsanid miyaa 👀?
- 1:50
- 7 ай бұрын
Si dabiici ah ku ilaali caafimaadka indhahaaga jimicsi!.
- 2:00
- 7 ай бұрын
6 caado u xun indhaha oo somalida u badan yihiin!
- 2:31
- 7 ай бұрын
Cuntada aduunka ugu necebtahay kalarkiisa waa noocee?
- 1:44
- 8 ай бұрын
wax ka ogow xanuunka daafka ee magaalka ku jiro
- 3:14
- 8 ай бұрын
Qorsho sanadlaha daryeelka indhahaaga sanadka 2024
- 2:46
- 8 ай бұрын
3 Talo make upka indhaha haduu indhahaaga ka ooysiiyo
- 2:27
- 9 ай бұрын
10 kaga hor tag waxyeelada indhaha u keento shaashadaha
- 7:04
- 9 ай бұрын
Ilin baasto la cuni karo oo macaan isku badasho?|Falcelinta dhaqtarka indhaha|Hollywood film|
- 2:14
- 9 ай бұрын
Shimbir dadka indhaha kala baxeeso
- 3:10
- 10 ай бұрын
Qofka Bu'da ishiisa oo looga sooci karo dadka kale.
- 1:52
- 10 ай бұрын
il nool oo markii ugu horeesay la abuuray.
- 2:13
- 10 ай бұрын
Bukaan la dhiban kansarka indhaha
- 2:58
- 10 ай бұрын
7 xal ee walwalka.
- 2:32
- 10 ай бұрын
8 cunto ee u xun indhahaaga iyo araggaga.
- 2:02
- 10 ай бұрын
wawalka dhibaato nooce u keeni karaa caafimaadka indhahaaga
- 2:02
- 10 ай бұрын
wiilka somaaliyeed ee indhahiisa somalida soo jiidatay.
- 1:55
- 10 ай бұрын
Пікірлер