Abdalla Mansuuri
Barkulankan Abdalla mansuuri waxaan u Aasaasay in bulshadeenu hesho barkulan ay aqoon iyo xog ka faaido inay noqoto meel qof walba oo hibo leh ama hal abuur la imaada lagu martiqaado codkiisana gaadhsiisa dadkiisa inaynu noqono bulsho aan ahayn ku dayadaal balse aynu noqono bulsho dhinaca wanaagsan kaga faaidaysta xogbaahin bulsheedka idam alle .waxaad ka heli doonta barkulankan
1:- muuqaalo dhiiri galin ah .
2:- Doodo iyo lafa gur ay dhalintu wadaagi doonto aqoontodana kuso bandhigi doonto .
3:- buug wadagid isago muqaal lagu soo koobi doono nuxurka buugaas .
4:- ku martiqaadida halabuuro iyo dad bulshada wax kuso kordhiyay .
5:- IWM idam Alle .
waaxaad nagala soo xiri kartaan ama fariimaha noogu so diri kartaan
#Gmail- [email protected]
#Facbook- Abdalla mansuuri
#instgram - abdalla_mansuuri .
F.G:- khayrka gaadhsi walalka waxad naftaada la jeceshayna la jeclow walalka oo gaadhsi barkulankan si uu uga faaido idam Alle .
- 16:20
- Ай бұрын
Part2|Wax ka ogow dabeecadaha dadka| Ufikir sidii dhakhtar cilmi nafsi ah| Think like a psychologist
- 19:49
- 2 ай бұрын
Part2|Wax ka ogow dabeecadaha dadka| Ufikir sidii dhakhtar cilmi nafsi ah| Think like a psychologist
- 26:58
- 2 ай бұрын
Gorfaynta dhiganaha 📚| muxuu caalamku khasaaray kadib bururkii islaamka| buug wax badan kuu furaya.
- 32:26
- 2 ай бұрын
Q1| Shakhsiyada awooda badan| 4 qodob oo muhiim ah.
- 20:56
- 3 ай бұрын
Da'da 30 jirka ka hor maxaa muhiim ah in aad qabsato?| If you are under 30 this is your video!
- 10:23
- 4 ай бұрын
2 Qiso oo noloshaada badalaya| Change your life by story
- 16:21
- 4 ай бұрын
Sidee maskaxdaada uga dhigi kartaa mid wixii ay xifdido aan ilaabin?| The art of memorisation.
- 12:01
- 5 ай бұрын
Waa sidee xaalkeenu Ramadaan ka dib?| ماذا بعد رمضان؟
- 32:58
- 5 ай бұрын
Barnaamjijka Ramadaan & Dhigane| islaamka iyo aragtida new world order| Xalqadii 4aad
- 1:04:02
- 5 ай бұрын
Barnaamijka Ramadaan waa bil isbaddal & horumar | xal- 5aad~ Sidee ummad isku baddashaa?!
- 39:35
- 5 ай бұрын
Barnaamijka Ramadaan waa bil isbaddal & horumar | xal- 4aad~ waa kuma qofka isbaddalka samayn...
- 1:06:53
- 6 ай бұрын
Barnaamijka Ramadaanta | Ramadaan waa bil is BADDAL iyo HORUMAR | xal- 3aad~ waydiimaha isbaddalka?!
- 29:15
- 6 ай бұрын
Пікірлер