Soo dhawoow wan ku faraxsanhy wan rajeyna inad kabadan iga faa'iido igula soo biir channelkeyga cusub youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93
@yosquare6300
8 ай бұрын
This video saved my night. Thank you
@KaxeeyeTech24
6 ай бұрын
Thank you for your motivation don't forget to join our new channel youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93
@user-nc5yf6ox5o
9 ай бұрын
Ust wax ku weydinaa page border markaa furo none bas ayaa ishaqeynaa mesha color ima sheqeynaayo ust plse ikala soo jawab
@KaxeeyeTech24
6 ай бұрын
Wan kaa caawina What's Appkaga iso qor sidoo igula soo biir channelka cusub aan sameeyay si aad wax badan uga faa'iido youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93
@MiadSabire-bx8yn
10 ай бұрын
Welcome
@KaxeeyeTech24
6 ай бұрын
Walaal Kusoo biir channelka cusub aan idin sameeyay youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93
@user-xx1uu2gw8h
11 ай бұрын
Macalin wax badanayaan kaa faaiday wlhi ani waligey computer ma galin lkn adi ayaa i fahsiinyay 👍
@cabdulaahimahdicabdi8113
11 ай бұрын
Shaashada madaw inaad kadhigtayd lama arko
@mahaddaacad9105
11 ай бұрын
Macalimoo waan kula socdaa part 3 nooso gili🥰
@KaxeeyeTech24
6 ай бұрын
Waa mahadsanthy ustaad channelka cusub igula soo biir youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93
@mahaddaacad9105
Жыл бұрын
M.a ustaad 🥰
@mahaddaacad9105
Жыл бұрын
M.a ustaad thanks 🥰
@user-mw2xg1yn2g
Жыл бұрын
mahsanid macalin waa fahmay sharaxaadii 1aad inoo soo duub qeybaha kale mahsanid
Haa what's appkaga soo qor channelka cusub igula soo biir mahadsanid youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93
@madaale5465
Жыл бұрын
M.a ustaad keep going 💪
@maxamedfaysal2730
Жыл бұрын
Macalinks macalinada ayaan kugu matalay macalin ale hakudaayo waxbaa lagafahmsyaayee
@barkhadaxmed40
Жыл бұрын
Nosoo badi zxp alle hakaa jasaai siye
@nadaniyadabdinour2907
2 жыл бұрын
Aaway casharadii kale
@najaxali380
2 жыл бұрын
M.a waad mahad tahay wll
@abdirahmanosman1472
2 жыл бұрын
mahadsanidiiin wllo♥️
@Goofykid358
2 жыл бұрын
masha allah
@maxamudcabdi4160
2 жыл бұрын
Gracio thanks 👍
@hassanmusdhaf7144
2 жыл бұрын
mahadsanid teeche
@abdinajibmohamed8948
2 жыл бұрын
Ustaad waxa soo gilisaa powerpoint iyo execel aad umagdsantahy wlhi ragaan kale waakuso dalay wlh😭😭😭
@maxamedcabdi1007
2 жыл бұрын
Mahadsanid Sida ugu quruxda badan uguna dagan ayaad inoogu sharaxday Dad badanoo bilow sideydoo kale way ka faa'iideesteen. Shukran.
@rowdoadan8777
2 жыл бұрын
Macalin shukran lkn iskul ad dhigto oo comment ah majira
@halacofficial8343
2 жыл бұрын
Ustaad PowerPoint sida wax loo soo jeediyo
@KaxeeyeTech24
2 жыл бұрын
Hayeh Inshallah isgana hal muuqaal kaso diyaarina
@mumtaazaxmedfaarax9538
2 жыл бұрын
Thnks
@issemohamedfidow3916
2 жыл бұрын
Masha allh ustaad qeyr allh hakusiiyo thnks so much
@eng-jabiye4510
2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid sideen save gareyaaa , wuu iga diiday inan as picture save gareeyo
@updulqadiromar5578
2 жыл бұрын
Mclin ma Heli karonaa certificate bilowga computer online iyo mudo kobom lagu qadanayo iyo shahado saxan ycni hadii la tixracon ay sax noqoneyso certificate Ka
@KaxeeyeTech24
2 жыл бұрын
Haa dabcan wan qorsheyneyna inshallah
@MohamedHasan-fm3vx
2 жыл бұрын
Aniga waxan ahay ardey cusub macalin ha soodhaweyo
@KaxeeyeTech24
2 жыл бұрын
soo dhawoow sxb
@eng-jabiye4510
2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waan kaa faiday
@arjun_gamer4
2 жыл бұрын
M.a Mhdsnd Ustd Ajar Alah Kaa Siiyo
@KaxeeyeTech24
6 ай бұрын
Aamiin wll adigana Alle haku sharfo igula soo biir channelka cusub aan sameeyay youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93
@safajama2330
2 жыл бұрын
Isagoo world ah wll iisoo dir please👏
@safajama2330
2 жыл бұрын
Wll design igu caawi waan ubaahanaye
@KaxeeyeTech24
2 жыл бұрын
hayeh wll what's appka mesha kuqoran igala so hadal
@kheyretv3652
2 жыл бұрын
Mclm wad ku mahadsantahay sida aad noo fahamsiiday cashirka
Пікірлер