samiiro qurux alle haku barkeyo adiiga iyo familkaga abyo salida kada siidani wlhi wakastarol abyo canah evlac 1siinayey asiigo 5bil iyobarjiro 2kubilawey 1kiawayey shuban igabilawey 6bil uhada hadugaley hilwa siiya masha Allah dhib kumarkin 6bil waxakayar maqdankaro Allah kucafiyo❤❤❤❤
@munamiracabdi1153
Ай бұрын
Xabad timir ujijiwi sii saxrada wu u jilcaye❤
@ikliilaahmed1149
Ай бұрын
Allah ku caafiyo baby yarista Avocado 🥑 ilmaha Dabici u ah marka Avocado wax yar cano ugu shid ee sii Lkn Aniga hooyo wali manoqanin insha Allah Alle ha iga dhigo hooyo Adiganeh Alle haku barakeyo Abayo mcnto Hore usoco guleyso guule hakula jiro farxad bdn ku Rajeyna insha Allah murug Alle kuma tuso ❤❤❤
@MuwaahipHassan-bk4rs
Ай бұрын
Ale ha Ku cafiyo Canahe sisay wllo
@ayanmohamud3401
Ай бұрын
Abaayo allaha kuu caafiyo caruurta❤❤❤❤❤
@CoffeandTea1
26 күн бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah ❤new subscriber
@sucaadsaafi1582
Ай бұрын
Allow no caafi gabadhena yar canaha o la badalo wey kenan shuban way ficnan insha alla❤
Hi sis, I hope your baby she will be fine and she will get better if she is older than six months you can give a kiwi the fruit they call kiwi is going to help her and make sure you give her some water
@user-gr2il1gt9t
Ай бұрын
Malab sii ama saliid macsaro❤❤❤
@sucaadoaxmed-lk5mt
Ай бұрын
Canadeet usoceli
@salmasalmaaliomar996
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alle haku cafiyo abaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-iv3pp3hb4n
Ай бұрын
😂abaayo samiira waa kujeclha wll nima aha allha haku daadyo
@nimcomuhudiin4216
Ай бұрын
Samira aby video gan ano TV ka dawana waxa kugu so jawabay cana kasta waxa sameysa marka hore ka barax oo biya uga dar ila dhor bari kala qabsaneyso allaha ku cafiye ee canaha biya ugu dar kadib calosha wey ujilce insha allah
@caaishoxuseen9415
Ай бұрын
Timir caano ugu shiid apyo
@user-fb2qt9to1i
Ай бұрын
Abyo waxaa siisaa liinta burtulqaalka
@zawjatulmohamed7576
Ай бұрын
Abayo balam si ama dhakhtrka gee dawo sida malabka u dhadhamysa bay sinayan illhy hku cfiyo
I have a little girl too, and every time I see her that problem I give a kiwi and make sure you give her some water. It will help. It’s just a fruit they call 🥝 that is the picture, sweetheart
@honestabdi7297
Ай бұрын
abyo cusba carur kagali mesha saxrada iyo guja jirta farmidhiyasha lagu gado sii ani xitaa wiil saas iga ahay siye igu ficnadey m.a cunugeyga iyo gabadhaha isku bil ahayen ano isbitalka ku jira qalan 3 biri adigane lagugu qaley abyo wax badan ku dawanaye ano singal ah xitaa hada m.w ilma matano ii joga aad ban ku jeclahay mcnto
@KiinFarasta
Ай бұрын
Abayoh S M A aniba gabadheyda number 1 markey ga weynate 2 ku bilowe dhibna kuma arkin wey fican yihi waka adkesa u maleyna
@wardaali3529
Ай бұрын
Abaayo saliida macsarada oo bunka Laga sameeyo saxada wuu adkeeya ha siinin cuntooyin kala oo saxarada jilciso usameey caanaha Nan miyaa siisa ka badal caanaha nuura sii Allah ku caafiyo
Rifalagsi gabadha iga hayo dhahday samiiro maxaa waye isheg asxabta
@munaxirsi1641
Ай бұрын
Abaayo alle ha cafiyo baby asrin waxad siisa cerelac qamadi iyo cano avacado sii qudarta u badi
@user-gs4vn1lo3x
Ай бұрын
Aniga wey iga shubantay dhaqtar ayaan geyay dawo so siyay calosha ayey ka farisisay dhaqtar ka daa
@munaismacil9840
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sowda-nu5hv
Ай бұрын
Hoyo ciyaalka 6 bil logaa maa badiilow canahaa waa marguu 1 sanow buuxiyoo baad number 2 uubilaabaysaa no 6 bilowood please guu ceeli cana heegii number one ka
@ayuushdaymoddiamond9218
Ай бұрын
Abyo gabadha allaha noshafiyo abyo waxa sisa qudarta kala ah apple ,papaya, avocado , canahana ku celi xogaa kabarax
@nimogoley4560
Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@juweriaaweis7420
Ай бұрын
❤❤❤
@user-ls4fx8is7x
Ай бұрын
Firi sizey spinach sii gawad
@ayaanabdi7519
Ай бұрын
Mesha caruurta cuntadoda ka firi blåbärssoppa kan caruurta dhalo ku jiira calosha u socod siin maqaan wax lagu dhaho zawailiga lakiin kolay wadka helaysa gobahaa caruurta cuntadoda
@Tecno-vy5sq
Ай бұрын
M.a
@luckyofficial139
Ай бұрын
I’m sorry wish I know what to call Kiwi in Somali, but I don’t know, but that is the fruit give her a promise. It will help her a lot.
Huuno maxa kaqaldan cunuga 6bil marku gara laga badalaa way saxanty gabadha
@Asra24-rp6ld
Ай бұрын
Abayo ka jilci ilaa ey kala qabsNeyso canaha sas la yelaa lawo nabar hal qaanto ku qasan wey kula qabsane
@sacdiyomohamud8327
Ай бұрын
Abayo waax siisa wheatabax sii quracda ugu dhiig waa u jilcesa calosha ani xiita gabdheyda saas noqoto marke ayaan joogto marka siiyo wey u jilcda
@Ramla95
Ай бұрын
Saxara laanta ilmaha umaficne Haa yarey sanin plz
@hoodoxassan7968
Ай бұрын
A baayo orange juus sii
@leylashiekhabdirahmaan5626
Ай бұрын
Qudaarta cagaaran ukari abayo
@user-pt3fp3kn8l
Ай бұрын
Caaanaheeda kuceli
@fatumamohamedabdi2119
Ай бұрын
Give her apple juice
@munacabdinuurmaxamed2333
Ай бұрын
Markey laqabsto waa adi week ama tow week
@zainabmoha1835
Ай бұрын
digsigaaa maiskabadashi walaley cudur maadiyr uthy digsigaa xogmaden cancer lagaqadaa ee iskatuur
@sagaladen6246
Ай бұрын
Naagtan ma xishoto markan arkaba carurteda xanun u saadisa sii eey ugu tuugsato akhas calek gabdhedi hoore tiibey bey ku riday tana gas 😂😂 ninkan calosha weyn u shaqo tag ku dheh ee tugsiga iska dhaafa
@SanaaPlays
Ай бұрын
Horta ma ila aragtey ana horta ka yabana ilmaha wey ku tuugsadan 😮
@suubanraage9059
Ай бұрын
Ilahey kacabsada walalayow xishooda
@rahmafarah6892
Ай бұрын
ilmaha marka cana cusub u bilabayso bilowga hore walo jilciya caanaha si caloshiisa ula qabsato mida macsaradana gas wax kama dhibayso wa siin kartaa abayo canaha o qandac ah macsara yar ugu dar insha alaah alaha kuu caafiyo
@ladyboss4227
Ай бұрын
Caaanaha jilec loguma tala galin waa in Sida saxda ah oo warshadu kuso saaarty logu qasa
@rahmafarah6892
Ай бұрын
@@ladyboss4227 wa marka cunuga lagu bilabayo mar kasta maaha
@fadumocabdiqaadir4743
Ай бұрын
Avcod sii yoga d ugu dare
@YurubAbdi-wi2tj
Ай бұрын
Abayo bonsan sii sharoba waye
@minaahmedmohammed8255
Ай бұрын
Alaa ha Caafiyo borashka qamdiga iyo Massaro isku kari canaheeda kor oga dar sii qadada bocor iyo isbinaj sii biyaha u badi
Пікірлер: 96