Ma aqaanno wax aan idiinku abaal gudo oo aan ka ahayn in aan idiin duceeyo. Dhammaantiin sharaf ayaad iga mudan tihiin. Idinka ayuu Kanaalku wax idinku yahay. Dhiirri galintiinna iyo talooyinkiina dhaxal galka ah. Ujeedada aan kanaalka u sameeyeyna waa ugu yaraan in aan idinla wadaago wax aad xiisaysaan oo wax tar leh. Xog iyo taariikh. Marxuumka aan qisada geeridiisa idinla wadaagayna Aan u ducayno.
@@mustafeaxmed8807 Holand kudhimatay somalia loqaday meydkeda oo lagu asay Allaha unaxaristo inti dhimatay oo islama
@daahirsheedaal4628
Жыл бұрын
'
@abdikarimisaxaq4517
Жыл бұрын
Maxamed qaldaan aad bn u aqaanaa South Africa bn uga tagay lkn asagiina waa dhintay meel buu ku gubtay Cape Town allah ha unaxaristo kuligood allahu ma ameeeeeeen
@nasramohamed4229
Жыл бұрын
INaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun 😭 Allah haunaxariiso dhamaantood.
@QAAMUUS
Жыл бұрын
Aamiin walaal. Alle ha u naxatiisto.
@prince4057
Жыл бұрын
@@QAAMUUS allah yaa raxma dhamaantood
@suldankaumada8460
Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto fanaan dhabarlow waxaan daris ku ahayn xeradii qaxootiga ee utange refugee camp horaanti sagashameyihii ,
@ahmedmohamoud99
Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Marxuunka Dambigiisana allaha dhaafo 💔
@dhhol77
Жыл бұрын
illahay ha u naxariisto maalintii nala rogay ee dowlada la dumiyy ilaa hada laba geeriyod baa ku dhacda umada soomaaliyeed rabbiyow no gargaar😭
@fawziyadahir4123
Жыл бұрын
waarun ❤
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
Жыл бұрын
Inta dumar iyo carruur dawladdu dishay ayaguu gurigoodii jooga ayaa aad iyo aad uga tiro badan inta qaxootinimo ku dhimatay.
@abdinasirshhussein4866
Жыл бұрын
Alloow u naxariiso marxuum dhabarlow, ninkii meydkii lagaga tegay ka baxsadey, halkuu ku danbeeyay , dib ma isu arkeen qoraaga
@QAAMUUS
Жыл бұрын
Haa waxa ay isugu imanayaan marka dambe Malawi.
@alidamey2988
Жыл бұрын
Allaha,U Naxariisto.Marxuum.Maxamed Axmed (Dhabarlow)
@zidiiqtimo7830
Жыл бұрын
Runtii waa geeri xanun badan iyo goob murugleh Alle howu naxariisto dhamaan intii dhimtay adna alle haku xfido salan gobed From goblki raga 💞
@amrancabdullaahi9190
Жыл бұрын
😢wllahi wan murugo aad u Xanun badan 😮
@aminajafar1987
8 ай бұрын
Allaha u Naxariisto " Denbigiisana dhaafo~Aamiin Aamiin Aamiin
@nedafiqi7720
Жыл бұрын
ilaahey hawnaxarasto Jana farduusa hoygiisa Ha Ka dhigo aamiin 🤲
@falsamehabsame3268
Жыл бұрын
Allaah ha u naxstiisto isaga iyo intii Soomaali ka geeriyootey.
@khadrarobleh3931
Жыл бұрын
Mohamed ilaahay ha unaxariisto
@khadar_barre
Жыл бұрын
Alle janoyinkiisa ha ku casuumo Mhsnid wll adigu hore u soco
@safiya0986
Жыл бұрын
Soomaali silic & saxariir bay u dhamaatay ilaa hadana u dhamaanayaan qiyaamaha rabi wuxuu waydiin madaxdeena kuwo hore & kuwa dambe 😭😭😭😭😭😭
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
Жыл бұрын
Madax xun waxay ka soo baxdaa ummad xun. Dadka Soomaalidu ayagaa dad xun ah oo caabuda qabiil, markaa abbaayo weligood silic iyo saxariir kama baxayaan.
@prince4057
Жыл бұрын
INaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun 😭 Allah ha u naxariiso dhamaantood. ragga waxa ugu taariikh iyo naxariiis xumaaa ninka mayd uuu ilaalinayey bahalaha uga tagay. wuuu qalbi adkaaa.qofka islaaamka ah naxariis baa looga baahan yahay. iyo ku cibroqaadasho geeerida.
@ayanwarsame7218
Жыл бұрын
Hargeisa ayaan marxuumka jaar ku ahayn Allow kuu naxariiso 😭😭.Geerida ms diidin meesha uu ku dhintsy baan ka xumaday 😭😭.
@nuuradiinmaxamud242
Жыл бұрын
Ax Walahi inkasto xili danbe ii tahay waqtigaan dhegeysanayo hadana Walahi wey I sameysay qisadani Walal maad istaqaaneen marxuunka Alle hownaxaristo ax🥲
@abdurahmanmabdikadir4808
Жыл бұрын
Walaahi Qisadani way Itaabatay waayo aqoon baan uleeyahay Mohamed Ahmed Dhabarlow alle hanaxariistee Somalia Iyo Utaangaba waan kubartay aqoona waan uleeyahay meesha uu ku dhintay tanzania 🇹🇿 iyo malawi 🇲🇼 gaar ahaan magaalooyinka. Dadka ee kamid tahay tunduma iyo Alecha
Inaa Lillaahi wa inaa Ilayhi raajicuun, whi inaanan ka tageen hadii Libaax igu dul cunayo ama Gaajo ugu dul dhimanayo keligay baa aasi lahaa. Alla Ninku gunsanaayee.
@omarN
Жыл бұрын
Rabbi haw naxariisto maxamed Axmed dhabarlow
@mohamudmohamed6875
Жыл бұрын
Ninka reer laascaanood waxaa la oran jiray maxamed dheere alle haw naxariisto
@abdirizakiccanjeex3895
Жыл бұрын
Marka hore allaha u naxariisto marxuumka amiin Marka xigta aqoon fcn ayan uleyahy dhulka tuloyinka wabiga uu ka shekeyay wariyahaas asna allaha u naxariiste embeya oo Tanzania ah aya leygu xiray 8dii bishii 2aad ee 2008dii aad ayaan u da,yaraa isbuuc kaliya ayaan xirneen anagoo afar ah kana nimid muqdisho aniga oo xawaadle ah wiil abgaal aha wiil asharaaf ahaa iyo nin xoga naga yara weynaa oo adeer aan dhihi jirnay oo habargidir aha runtiina dad intuu wangsnyahy wanagsana isbuuc ayaan xirneyn wadaad magaciisa aan iloobay oo madobaa gar weyna lahaa oo embeya maqaayad ku lahaa Somalinimadana aad ugu ficna dibna uu noga sheegay inu abgaal ahaa ayaa alla no baxshay oo naso daayay anagoo min 2sano nalagu xukumay alxamdulillah intii nacawisay ajir allaha kasiiyo lkn waxaan ogahy ninka bookaas qoray been kama uusan shegin dhirta keymaha qabow iyo juqda u dhaxeysa 2aad dal wa Tanzania iyo Malawi dadka malawianka ahna wa dad inta badan diin lehen cawaan ah lkn markaad gudaha dalka horay u gasho malawianku wa dad masaakiin ah oo aan kugu xad gudbeyn Qofka so tabiyay wan u mahad celinaya xasuus ayaad i gelisay Weriyaha qoray iyo dhabarlowna Rabi naxariistiisa faraha badan aan laso koobi karin ha ugu deeqo
@mustafeaxmed8807
Жыл бұрын
Wllo Like iyo subscribed waan saaray Marwalba guulyso waan ku taageersanay soo badi xogta iyo qisooyinka fanaaniintii
@loveanimalis
Жыл бұрын
Dhwaaq ahaan waa dhadhooma ee ma ahan damduna dhawaaq ahaan ustaad
@QAAMUUS
Жыл бұрын
Mahadsanid walaal. sax baad tahay
@soulemanahmed9900
Жыл бұрын
NAXARIS JANO MARXUMKA BALSE WA BURBURKI DOWLADI SOMALIA
@abdoulazizsheikh6050
Жыл бұрын
Alla ha unaxariisto waa qisso xanuun badan Thank you very much indeed bro mr Ilkacase
@khadarcabdi9948
Жыл бұрын
Ilhay ha u naxariisto walal
@liibaanxaaji7258
Жыл бұрын
Wll alle haunaxariiste noosheeg waagii uu dhintay fanaanku. Inbadan waa dhagaystay heesa uu kaqaaday ruwaayadii maadays asaga & sahro axmed alle haunaxariiste. Markaa waxaa waayay wax warkiisa sheegayo m. Ax. dhabarlow. So ileen waaba nin dhintay. Fanaan cod mcn ayuu ahaa.
Allaha u naxariisto mohamed Abdullaahi khaldaan ind bu ahaa south afrika ayuu ku dhintey 😭😭
@moafku-xoogle8376
Жыл бұрын
Allah haunaxariisto 😭😭 goormuu dhintay wll
@FARHIYAHAPPYTUBE
Жыл бұрын
@@moafku-xoogle8376 wuxu dhintey 2015 south africa miyaad taqaaney
@yusufahmed6987
Жыл бұрын
Illah ha naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin
@idman-bt3tf
Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@rahimaawildahir6331
Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto marxuunka janatul fardawsana Alle ha geeyo
@ubax7758
Жыл бұрын
Alle hawnaxaristo fananka 😪😪😪😪😪
@aliabdullahi6170
Жыл бұрын
Qisadii hore Ayaad ku soocelisaye 30%
@QAAMUUS
Жыл бұрын
Haa walaal si aan isugu xidhno oo ay usii fahmaan dadku.
@mohamedhassan-xl7lf
Жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto
@malunyaydid9928
Жыл бұрын
Asc wallalyaraxma raximiin
@shakirfarah3449
Жыл бұрын
Weli cashar inooma noqon wixii ina soo maray
@abdikhaliqjibril7726
Жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto.Aamiin
@proudcitizen4883
Жыл бұрын
Very tough situation Wallahi Lakin se They winners wow Masha Allah. Meelxunbakagabaxday Fanaanka😢
@abdiazizjama4290
Жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhabarlow
@wadefreeman7340
Жыл бұрын
Muxuuu ahaa ma nin tahriibaya ayuu ahaa
@moafku-xoogle8376
Жыл бұрын
Qayb saddexaad majirtaa mise halkaas bay ku qayootay
@yurubjiiqale1936
Жыл бұрын
allaha unaxariiso amiin amiin yaa rabi 🤲
@fadumojama22
Жыл бұрын
Aduunyo Allah Kariim
@fadumojama22
Жыл бұрын
Ilahay haunxariisto
@mustafehussein2638
Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@aliabdullahi6170
Жыл бұрын
ALH HAWNAXARIISTO
@ruqiiyacawiil9116
Жыл бұрын
Masha allaah qaamuus
@aminamohamud6583
Жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@fatimamacalin2780
Жыл бұрын
Allah u naxaristo wa murogo
@houseinbuluushe4815
Жыл бұрын
Ninkii maydka fanaan muxamed dhabarlow ka dhaqaaqay dib ma isu arkeen qoraaga alle hau naxariisto 2ba doodaba
@deeqoali57
Жыл бұрын
Wuu baqa laga yaabay
@QAAMUUS
Жыл бұрын
Haa waxa ay qoraaga isugu imanayaan Malawi.
@mrsocotraisland1939
Жыл бұрын
ninkii meeydka ka dhaqaaqay isna wuu dhintay allaha u naxariisto reer laas caanood buu ahaa
@ahmedcabdirisaaq2402
Жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan
@mohamedhasancirro3452
Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@amrancabdullaahi9190
Жыл бұрын
Mhad sanid ustaad wn ka helay mac lomaad kaadi
@abdiazizjama4290
Жыл бұрын
Allahayow unaxariiso dhabarlow iyo jaambiir
@anigaiyada3764
Жыл бұрын
𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐟𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐧𝐢𝐢𝐫 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞😢
@amrancabdullaahi9190
Жыл бұрын
Mahad sanid
@abdiwali2721
Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@Am-pk3zh
Жыл бұрын
AUN Amiin
@samsamcabdi4069
Жыл бұрын
Sheer
@Tourwold
Жыл бұрын
Very painfull walaahi..
@fariheydharif6416
Жыл бұрын
Inaali laahu wa Inaali laahu raa jucun
@keydkamuhiimka7295
Жыл бұрын
Alle how naxariisto
@fatmaff1928
Жыл бұрын
Allah unaxriisto maskiinka
@Madadaal
Жыл бұрын
Ilaahay qabriga haw nuuro marxuumka oo dambigiisa ha dhaafo. Talo xuma waa markay sii daayeen ragii waday ee baaskiiladaha ku waday, iyo ninka maydka cidlada iyo bahalada uga tagay. Tahriibi dhib badanaa 😅
@moafku-xoogle8376
Жыл бұрын
Ugu yaraan baskiilada inay maagalada ku gaadhaan bay ahayd intay lugaynayaan
@umuahmed4253
Жыл бұрын
😭😭😭😭
@gureygeeljire2909
Жыл бұрын
Falan noo dhamays tir buuga hilowgii hayaanka arwaaxda
@amrancabdullaahi9190
Жыл бұрын
Allu Somali xal laku waaro sii
@ijoxasan9132
Жыл бұрын
soomaalida haantaa hadhuubla baa ku dhacday
@nahlaqueen111
Жыл бұрын
Ninka maydka ka tagay xumaa bisinka alle kuma sharfo
@deeqoali57
Жыл бұрын
Wuu baqa laga yaabe
@mrsocotraisland1939
Жыл бұрын
NINKA MEEYDKA KA TAGAY WUU DHINTAY WALAAL ISKADAA LABADII NIN EE GURMADKA AADAYNA MID BAA DHINTAY MAXAMED QALDAAN SOUTH AFRICA GOOB GANACSI LAGU GUBAY UMADII WAA DHAMATAY
@Between-earth-and-sky
Жыл бұрын
@@deeqoali57 Oo walaalkaa cidla ku dhintay maxaad ka baqaysaa ee kuu hadhay
waar ninka maydka ka tegay baa dhaamay kuwan maydka mu meeraystay anba waan ka tegilahaa nin dhintay oo aan hubo in naftii ka baxday maxaan ka sugaa?
@Between-earth-and-sky
Жыл бұрын
Inaa Lillaahi wa inaa Ilayhi raajicuun, whi inaanan ka tageen hadii Libaax igu dul cunayo ama Gaajo ugu dul dhimanayo keligay baa aasi lahaa. Alla Ninku gunsanaayee.
@Between-earth-and-sky
Жыл бұрын
Inaa Lillaahi wa inaa Ilayhi raajicuun, whi inaanan ka tageen hadii Libaax igu dul cunayo ama Gaajo ugu dul dhimanayo keligay baa aasi lahaa. Alla Ninku gunsanaayee.
@ijoxasan9132
Жыл бұрын
@@Between-earth-and-sky waar nin dhintay oo aan hubsaday in naftii ka baxday maxaan ka dul gurayaa ragnool oo dhaawac ah baa laga tagaa adiguna meyd baad ka dul barooranaysaa
@Between-earth-and-sky
Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 waa sax laakiin waa halkee ? Qof isaga laftiisu nolol ku dhintay baad u egtahay. Dhimashadu waa xaq masuuliyad baase lagu saaray.
@ijoxasan9132
Жыл бұрын
@@Between-earth-and-sky waar hadii belaayo dhacdo dad nool baa laga tagaa ilaa dagaalkii daraawiish iyo ingiriis dad nool baanu cidla kaga tegaynay maydna cidi ma aasan ee dadka reerkoonfurku midhxareeraad bay ahaayeen 1991 belaayo ka horaysa may arag yaa mayd ku dul wareega somali woqooyi waxaa mataqaan adeer iyagoo qaylinayaa laga dhaqaaqaa
Пікірлер: 131