20 saacdòod waa 1,200 daqiiqo Hadan malinki 30daqiiq xisadaa kadhigto 40 maalmood oo (billions iyo 10 bari )ah waaye Insha Allah wan tijabinayaa ustaad jazaka Allah khayre , shukran ❤
@aishoabdullahi5483
2 жыл бұрын
Ustad kasoo hadal side loga adkaado nafta plz video yowga iga kadhig plz 🥺😥🙏
@ikranshamaakh
2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@ezmaildrahmn2695
2 жыл бұрын
Mnzha allh ustaad
@drzeynaguhaad6493
2 жыл бұрын
ماشاء الله حياك الله إستاد
@sahrujakhalid5338
2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@zirzcadd9382
2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.👋
@Badriafaysal7
2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 🙏🥰
@nastehomahdi5199
2 жыл бұрын
Thnks teacher
@xaawoxasan165
2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@cabdijaamac9001
2 жыл бұрын
Thnk you teacher
@mohamedosman9800
2 жыл бұрын
MashaAllah Allaha ku barakeeyo
@libanabdimohamed3966
2 жыл бұрын
Mash Allah Tabarakalah Mahadsanid inbadan Ustaad
@mustafemohamed8840
2 жыл бұрын
Msha allah ustaad ilaaahay haku barakeeyo
@hodanrooble6793
2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@mohamedmohamudhussein2411
2 жыл бұрын
Maasha allah Mahadsanid Ustaad Dr Abdishakuur.
@waliyosheeqxaamud8045
Жыл бұрын
Thanks D.r
@suhaybabdirahaman543
2 жыл бұрын
Maasha allah dr.abdishakur allah haku barakeeyo
@nasriindhagcas634
2 жыл бұрын
mahadsanid wllo xgeen ka heli karnaa🙏
@abdifatahofficial4931
2 жыл бұрын
Thanks macali
@abdirahmanahmed9752
Жыл бұрын
Great person 👏
@idilmohamed3170
2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad 🥰 Noso gudbi melo aan ka helikarno course bilaash sanadkan waliba kuwa English ama Carabi ah🥰
@xasangeesey3025
Жыл бұрын
Xagey kaheela booga
@naceybtireabdulkaadir9192
2 жыл бұрын
First coment Allaha ku sharfo wll
@xasangeesey3025
Жыл бұрын
Meesha ka heela ustd
@ilyaasmoabdi9689
2 жыл бұрын
mahadsanid wl adban ku tagera wax badan oo nolosha ahna waan ka faaidey markaa insha allah wax wanaagsan oo faaido leh inaad mar walba nala sooo wadaagto ayn rajaynayaa alle hku sharfo akhii
@xarbiabdishire1234
2 жыл бұрын
Teacher waan ku salamy
@mohamedsuleimanabdi212
2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay dr sida wacan ee aad wax noogu sheegtay
@abdifataaxmaxamed3771
2 жыл бұрын
Kee ugu fiican video editing oo free ah ustadi
@mohamednourqaadi1374
2 жыл бұрын
2:14 Fikirka hadalkan wuxuu sheegayaa Hawlkarnimada/waxku-oolnimada Pareto (pareto effieciency) ee 20%/80% Oo 20% waxyaalaha nuxurka, dhuuxa halka 80% waxyaalaha laga maarmi karo, aan muhiim ahayn.
@guuledyuusuf752
2 жыл бұрын
Dr. Abdishakuur Areh aqoon yahan dhab ah halkaa nooga soo wad
@zakariyehassan5235
2 жыл бұрын
Sidee ayaan ku baran karaa luuqada english 3 month kaliya ustaad!!!!
@samatarmuuse6834
2 жыл бұрын
🙌🏽⏰⏰⏰
@publichealthcareer251
2 жыл бұрын
Dr. Sheeg meel aan kaaga soo xidhiidhi karo waxaa waqti igaqqatay websites aan kaamaqlay manakahelin wax shahaado ah.
@wanaagmedia6157
2 жыл бұрын
Allah Abaal kaaga Janada Haka Dhigo waxaad ii tahay Role model
@barmaniye
2 жыл бұрын
Walaalkey DR: Cabdishakour aad ayaan kuu salaamaya halkan waxaanaad doonaya inaad inooga diyaarisid, markan arkey garaadkaaga iyo maskaxdaada waxaan jecleystey inaad walaal aad inoo soo duubtid kiliib yar po aan jecleystey inaad kaga hadashid qodobadan hoos Ku qoran Insha Allah: 1. Yaa dhigan Kara engineering Ka 2. Waa maxey takhasuuska ugu fiican ee engineering Ka 3. Ma ii sheegi kartaa xeeladaha wax akhriska / imtixaan diyaarista.... Please ma ahaa inaad iga jawaabtid ee waxa weeye inaad iga caawisid habka engineering adigoo inooga diyaarinaaya vedio yar... "Mahadsanid"
Пікірлер: 38