Walaal wax aadan aqoon ka istaag waligaa, adiga ax ax aad cayaarta umaleeso diintaa uga baxee maxaa yeelay waa towxiidki oo waxba lagu darin, hadii aadan fahmin waxa ay dhahayaan waxa ay dhahayaan waa; alle waa alle nool nolol daa'im ah oo meel ay kasoo bilaabato iyo meel ay ku dhamaato laheen, mana jiro qof nool noloshaas bilaw iyo dhamaad aan laheen alle maahee.
Пікірлер: 16