M,a our family waan ilmeeyay 😭❤👏👏😭❤runtii the true love never end m,a ABDIFATAH YARE IYO SHAADIYA SHARAF my fav couple's guulaysta waligiin farxadiinu waa farxadeena alle cadowga haydinka qabto inshllah kuwii isku duqooba noqda shaashka kabadan uqalnta waa boqorad m,a kuwii is ilaashta noqda jacaylo♥️👨👧👦💑💑💑💑we love you guys ♥️♥️♥️♥️
@ramlajei5674
Жыл бұрын
Dadh aya wax qaldan so qori donna nabad galya hala siiya gabadhan iyo wilkan walaladena waaye 😢iskuwara oo barwaqo ku cesha ❤walalayaal
@somalimediya8495
Жыл бұрын
Dad aan ogahay qac ka yeertay❤ mashallah family qurux badan
Familka Qalbiyadooda isku Furan😥 Wlhi Calooshu Ku Hadlay Abdifitah Shaaadiyo wee u qalantaaa Wlhi Intaaa in Ka Badan Allah Idin Sharfo dhamaaan Wllaheega❤✅ Noolaaada
@nasteexacumarnasteexacumar5799
Жыл бұрын
Haa wllhi naagtiisa allaah uxafido wax kalon dhaheyno maleh Cabdifataax dulqaadka allaah uziyaadiyo ducadeenee qabaan🤲🤲 idim alle waligoodba kheyr i,a❤️💯🥰
@neezaabdalla5321
Жыл бұрын
@@nasteexacumarnasteexacumar5799 dunidaan lama helo Qalbi Daacad Ah waliba dhibkaaga kugu Sabra shaadiyo waa gabar wanaagzan Cadowgeeda Allah ka haaayo
@nasteexacumarnasteexacumar5799
Жыл бұрын
@@neezaabdalla5321 Sax wllhi😥 inta heysato allah idaayo O shaadiyo iyo C/fatax kamidyihiin❤️😍 anagana allaah nasiiyo🤲🤲😥🥰
Machallah une très belle couple …..toujours vous étiez une exemplaire ,j'ai fallu pleurer par joie pour vous shadiyo et abdifatah ,je considère comme ci on se connait réellement du longue vie à votre famille et qu'ALLAH vous protégé contre le mal...je suis votre fan depuis djibouti
@suldaanaxmed9124
Жыл бұрын
Ree comant qac maa niga yeedhay wasiirk saki xageen ka galaynaa haduu nagu qarxinaa😅😅
@fartiunxasan
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AdnaYuusuf
Жыл бұрын
Msh Allah alle hysku kiin barkeeyo
@hiilhooyohiilhooyo4007
Жыл бұрын
Wll pls isoboqo❤
@apshirabdi5555
Жыл бұрын
Nolashu waa isku samir iyo dulqad intan iyo kabadan wad isla garaysan ee qofna hadalkisa ha eginina ee hadafkina eega marwalba 🎉❤
@user-hk2bi5wv5j
Жыл бұрын
Ma sha Allah Allaha ha iskugikiin barakeeyo wax la iskudiro oo la dhaho uu furay waakan Abdifataax xaaskiisa sacdio wuu jecelyahay I am proud of of Abdulfatah may Allah bless this beautiful family Allahuma amin 🤲🤲🤲 اللهم يحفظهم هاده الآسرة الجميلة wa qoys quruxsan wa inankiisa hooyadii very good job excellent example for the other Our Somali family’s wa tusaale wanaagsan ma sha Allah comentigan waxaan ka soo qoray magaalada Seattle Washington ku daya sho wacan dee hada kadib kudayda oo inamada Somaliyeed ku nin wayn iyo nin yar ba ku dayda Abdulfatah Allaha will iyo Caano noqda Allahuma amin 🤲🤲🤲💐💐💐💋muah
Reer kastoo allaha isu barakeeyo Masha allah waalidkana hala ixtiraamo . Gabadh kasta wiilka qabo waalidka dhalay iyo iyada waalidka dhalay waa in ay ixtiraamaan.
@mohamedabdulkadirahmed5252
Жыл бұрын
masha allah biyaha wabiga shan kiilo oo dacar ah qaraar kama dhigi karaan GUULEYSTA INSHA ALLAH Hadaad wanaaga dadka is jecel jeceshahay 👍 👇
@aminaabdi6526
Жыл бұрын
😊😊😊🎉😊
@amiiramohamoud4769
Жыл бұрын
Team shadiya Team clfatax ismujiya shadiya waa inaa gadhsinaa 1m inakana hadyadenu waa taaa halagu yaabo
msha allah shadiyo hambalyo alla maxa dad shadio io cabdifatax kumashqulsana qac kayertay jira oo jooga familkayga❤
@FartinAhmed4ever
Жыл бұрын
Mashallah wa hadiyad qaaliya oo qimo badan abdifitah garashadada wad kumahad santahay waxa tahay nin kudayasho mudan ilahay reerka hakuxifdiyo walalkey mashallah shadiyo abaayo adigana farxada allah kusiyadiyo iskuwaara ilahay ha idin barakeeyo
@manalomar424
Жыл бұрын
Yackoc codkisa fanbrojka ka maqaly😂😂😂
@munamaanka9250
Жыл бұрын
Masha allah tabaarak fmily qurux badan isku wara abidkiina shadiyo sharaf iyo cabdi fatax yare🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤🙏
@nawaalhassam9032
Жыл бұрын
Family gan waxa lama qaban karo Hamblyo hamblyo shadiyo sharaf isku wara abid keep going ♥ ❤ 💖 👌 🎶
@user-lm1rg2yc4e
Жыл бұрын
Msha allaha lamaane aan tageero guulaysta mar wlba allaha idin xafido c/fatax yare iyo shadiyo sharaf horomar wacan insha allaha
@sadiamohamed2077
Жыл бұрын
MashaAllah sister❤ U deserve it and more! U go brother❤ u did great job!! MashaAllah
@Naj201
Жыл бұрын
Happy for you Shaadiya gaarigaaga cusub illaahayna ha kugu nabad giliyo khayrkiisa haku waafajiyo shartiisana hakaa haayo, dad badanoo la ogyahay iyo kuwo is qariyaba wadnaha Qac dhahay.
@BushraabdiBushraabdi-vl2hp
Жыл бұрын
MashaAllah family qurux Bashan,farxada Allah idhin ziyaadhiyo
@nasraibrahim465
Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah shadiyo dadkii kugu naxsanaa xaladoda waa sidee wllshey alle hakusiyadsho
@sokoreymohamed2704
Жыл бұрын
Beautiful Family ❤.
@IqraNashaad-xu7zg
Жыл бұрын
Wlhi wax walbo igu filan oo aad ugu farxay lajoogiina dumashi quruxey intaan io in ka badan waad u qalantaaa waligiin isla joooga i.a alle idin makala geeeyo alx alx alx anigaa ku bod booday wlhi hoyadey samideed si qaas ku jeclahay abyo mcn ❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@muizaahmed3363
Жыл бұрын
Maashaallaah tabaarakallaah allah yaxfadkum beautiful family ❤❤❤
@abdullahigedi4427
Жыл бұрын
Am a fan of this lady love this couples from America😊
@user-vu7zl3ts5v
Жыл бұрын
الف مبروك الله يكفيك شرها ويعطيك خيرها تستاهل اكثر 😊😊🚘🚘🚘😅
@foosiyayusuf8297
Жыл бұрын
Wow masha Allah so nice isodoceya anigana wale balan qade inu ilahey uso fudedeyo my husband isha Allah ❤❤❤
@nimcaaliwaceys8484
Жыл бұрын
Quruxsan dhankastaba edaabsan Anshax iyo xiahood ku aadan Qof iimanku celiyoo akhlaaqda wanaagsaniyo Asluubta qudhaada taal waa adiga🎉❤
@mudugmedia1995
Жыл бұрын
jah waan qiroday walahi ilahay ha idin dhooro hana idin barakeyo waxa heysatan qaas ahaan waxa leyahay abdifitah yare mashallah tabarakallah waxad sameysay waa waxuu sameyo nin family giisa jecel ❤❤
@moubarakmahad6979
Жыл бұрын
Hambalyo shaashka😂😂 funny weyd 😅😅 on est tois fier de votre unions notre meilleur couple❤
@FaadumoCabdullaahi-mn4wk
Жыл бұрын
Shaafiyo hadee asxaan leedahay cabdifatax ha ilaalsato nin asoo kale eh sidii lagu heli lahaay wee adag tahay wlhi 🥺❤
@naleeymuqtaar292
Жыл бұрын
Masha aallah isku waraa lamanaheyga quruxda badan ❤❤❤
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
Жыл бұрын
Shaadiyo ciyaarta ka dhaaf kkkkkkkkkkkkkkkk allaah ha isku kin adkeeyo insha allaah Amiiiiin Amiiiiin Amiiiiin Amiiiiin ❤❤❤
@xamdaibrahim7274
Жыл бұрын
Mashallh abayo ilhay Waa ku siyey nin wangsan alle haysku kiin daayo mcnto ❤️💍 anagana ilhay Hana siiyo mid na fahma
@ramlajei5674
Жыл бұрын
Ameeen ya Allah walaladena Allaha isu daaayo codowga Allaha
@maftuxcabdulaahi7234
Жыл бұрын
maasha allaah alle haysu kiin dayo dad an jeclahay ba tihiin farxad warta idiin rajeynayaa
@thegoats274
Жыл бұрын
Mansha alaah beautiful family ilaaheey ha u siyaadiyo aamiin aamiin ❤
@ibra_ace
Жыл бұрын
maashaa allah allah ha isku kiin barakeeyo wll
@aliaahmed1970
Жыл бұрын
Oooooh Abdifatah is the best husband wlhi masha Allah Tabarakallah ❤❤❤
masha allaah Shaadiyo U deserve it more Gifft waad u qalantaa sister allaha idin xafido🎉🎉🎉
@user-sc6ld2dv4l
Жыл бұрын
Mnshllh allah iskukiin barakeeyo kuwajeclayow❤
@mahdiasaleban3478
Жыл бұрын
Mansha allh tabaarakallh beautiful family ❤️💋
@marwomandeq804
Жыл бұрын
Maasha alaah tabaarakalaah ilaahoow isha cadawga idinka qabo walaahi waa ii farxad markaan isku kiin arko lamaanayaal aan jeclahay my brother cabdulfataax iyo my sister shaahka 😘😘😘😘❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻
@hanaanahmed1731
Жыл бұрын
Mashallh beautiful family♥️❤
@fowsiyaabdulla2942
Жыл бұрын
Abdifatah and shadows you are the best ever people you have clean heart and you are legend do not worry about what the people said you are my fan I hope to meet you one day
@qureshahmohomed9180
Жыл бұрын
MashaAllah❤🎉 Allow uziyaaadi farxadoda family qurux bdn ❤🎉
@user-er4vc8jb5e
Жыл бұрын
Masha allah ❤guleysta waligiin cadawgiina cagta hoosteda ayaan dhigay waxa tihiin lamaano qurux badan isku waara abid aamin aamin yaa allah 🎉
@saadiaosmanmaalim9491
Жыл бұрын
Masha Allah Hambalyo Hambalyo family ❤❤❤❤
@aarkamudugofficial28
Жыл бұрын
Maashaa Allaah My Beautiful 😍 Family 👪 👩👧👧 Allaah Subxaanahu Watacallaa Isha Cadawga Ha idinka Haayo Guulleysta oo Wada Jira Waligiinba
@sahroabdi2105
Жыл бұрын
Maasha allah family qurxoon isku waara shadiya ❤❤ mabruuk🌹🌹
Пікірлер: 1,2 М.