Marbuu ku wanaajiyaa Wakhtigu kuu hiiliyaa Walaalkii ka dhigaa Sidii waqal kuu da`aa Weedhaadana lagu qoslaa Dadkana tahay ruux la weyn Marbaad kala weecataa Waayuhu cadaw kuu noqdaa Wacdigaad aadmiga fartaa Marbuu wehel kuu dhalaa Aduunyooy waalaleey Aduunyooy waaya badan Warwareeg maadaa i yidhiyeey Fartiyo wadnaha fartiyo wadnaha Fartiyo wadnaha isku qabo
@wdwscommittee1915
4 жыл бұрын
Marbuu ku wanaajiyaa wakhtigu kuu hiiliyaa walaalkii kaa dhigaa sidii waqal ku da’aa marbaa kala weecataa waayuhu cadow kuu noqdaan walaahi waa xaqiiq Allah waayahu cadow ma nooga dhigo Amiin dhaha muryooley hana la dadaalo Coronovirus neh Allah naga qabto Waa cadow dadkii wanaagsanaa qabri xabsi daain ah u taxaabee subxana Allah
Пікірлер: 25