17 sano kadib ayey iibaxaysaa oo aan kuu raaxaysanayaa Jacayl waa dhinbiiloo Waa dhamac la shidayoo Ku dhalaalinaayee yaa salaam❤
@ainanyacinovic1506
7 ай бұрын
Alaahu yarxam marxuum mustafe aden abees fanaan 4mars iyo gacan macaan 2daba katisanaa heskan waxa kaligeed ku qaaday fadumo xuseen o kooxda afarta mars ka mid ahaayd kolkii dambe 2da beeyd u ku qaadayo Mustafe asaga aya ku daray. Wuxu geeriday isaga o katirsanaa kooxda gacan macaan 2003 alaha u naxariisto asga iyo dhamaan umada islamka ah dhimatay amiinn 😢
@anabhussienjimale6326
5 жыл бұрын
Alla dheeridaaye muqdisho miyaad ku nooleed 2019 qofkii daawanayo sideyda cimri dheer allaha ku siiyo
@hudamuse1456
8 жыл бұрын
ala dheeridiyaayeey boosaaso maad kunooleyd ma dhadhaabo culus baa inakala dhexyaloo soodhafi ladahayee 💖
@apdalleapdisalaan3465
6 ай бұрын
28.2.2024 habeen isniina wxi iga dan beeya wan salmyaa❤
@adalimpire4128
3 жыл бұрын
Mustafe abees Xlegend reer Djabouti waxu dhintey 2003 saan filayo isagoo wakhtigaa Ahaa xidig sifiican u caan nabaxey allow kuu naxariiso 🤲 waxan ku dawanayaa france🇫🇷 paris 19 January 2021 Allow dalka noo nimcee
@hargeisawi77
2 жыл бұрын
Geeridisii xaa sababy abti
@mounaelmi6865
2 жыл бұрын
2004 huno
@adalimpire4128
2 жыл бұрын
@@hargeisawi77 cudurkii Wayna ayaa Dilay ,(Libaaxii) gabar uu la tumnayey ayaa u qarisey Sida la sheegay
@kkin7066
10 ай бұрын
Allah ka baqa Hepatitis B ba diley waa ceeb
@MustafeCadaawe
9 ай бұрын
@@adalimpire4128walaal hépatite B jaunisse ka cad ayaa dilay wll
@ProductivetyPro
3 жыл бұрын
11:13:42 SUN/06/2021 MA DHADHABO CULUS BAA INKALA DHEX YALO SOO DHAAFI LADEY 😍❤ HARGAISA SOMALILAND🟩⬜🟥
@ahmedbarre7
4 жыл бұрын
Alla dheeridaa Ma Godey Gacalo baad ku Nolayd❤💯
@reyan9071
Жыл бұрын
Allah ku naxaristo le père de mon meilleur amis 😢🥺❤️
@mohamedabdirahman5556
7 жыл бұрын
Dhibyaraantu igu helay Ma dhadhamiyo oontoo Adaa dhayaaya nabarada Dhakhtradu ka quusteen Alla dheeridaayey Dhulkan miyaand ku nooleyn Ma dhadhaabo culus baa Ina kala dhexyaaloo Soo dhaafi la'dahay Sida dhool gu'yoo da'ay Ama dheeman lacageed Ayaad ii dhalaashaa Qof sidaadan loo dhigay Dhabar laguma qaadine Qalbigaad ku dhigan tahaye Rabow aanad hortay dhiman Qalbigaad ku dhigan tahaye Miyaan kaa dhargaaya Alla dheeridaayey Dhulkan miyaanad ku noolayn Ma dhadhaabo culus baa Ina kala dhexyaaloo Soo dhaafi la'dahay
@cabdirisaqxasan2588
7 жыл бұрын
Waa hees dareen fog leh
@mumtasomer6115
5 жыл бұрын
ax ya jacal qofku jacal ku dhacay ayay dawo u tahay
@sultanhufane1051
3 жыл бұрын
""Qalbigaad ku dhigantee Miyan ka dhargaaya,,, Allow anad hortay dhiman." Moustapha Aden Abees Allaha ku naxaristo. Ninki ugu style qurux badna fanaaninta re Djibouti Ee shacab Kuna jeclayeen.
@dhemanduceysan3255
2 жыл бұрын
Wll goormuu dhintay allow u naxariiso Amiin
@sultanhufane1051
2 жыл бұрын
@@dhemanduceysan3255 qiyaas ahaan 2005 huno
@mohamedelmi3107
4 жыл бұрын
Jacayl waa dhimbila o Waa dhamac la shidayoo Ku dhalaalinaayee Dhibyaraantu igu helay Ma dhadhamiyo oontoo Adaa dhayaaya nabarada Dhakhtradu ka quusteen Alla dheeridaayey Jabuuti miyaand ku nooleyd Ma dhadhaabo culus baa Ina kala dhexyaaloo Soo dhaafi la’dahay Sida dhool gu’yoo da’ay Ama dheeman lacageed Ayaad ii dhalaashaa Qof sidaadan loo dhigay Dhabar laguma qaadine Qalbigaad ku dhigan tahaye Rabow aanad hortay dhiman Qalbigaad ku dhigan tahaye Miyaan kaa dhargaayaa Alla dheeridaayey Jabuuti miyaanad ku noolayn Ma dhadhaabo culus baa Ina kala dhexyaaloo Soo dhaafi la’dahay?
@Abdiraxmanmuuse
3 ай бұрын
Jacayl waa dhambiilo waa dhamac la shidayo ku dhalaalinayee
@libanahmed63
5 жыл бұрын
Abees allaha kuu naxariisto 😭
@jacaylkuwaaadan97
10 жыл бұрын
alla dheeridaayeey talyaani maad ku nolayd.... miss u
@dielochislochmann4373
8 жыл бұрын
Ala dheeridaayay ma jabuuti bd ku noolahayd
@armanlovestorychanel8036
4 жыл бұрын
Hestan yadwanaya 2019 :11 sep: 1:30 sac
@hassanmoussa1900
5 жыл бұрын
Mustafe abees ilaahay ha u naxariisto aamiin
@safiyamohamed7096
3 жыл бұрын
2021 cawa oo jimce ah bishi 7/29 .8:49 aya ila dawanaya allha ku naxaristo abaas😭
@kamalabdullahi61
6 жыл бұрын
Jacayl waa dhimbilo waa dhamac lashidayoo kudhalalinayo Alle haku naxaristo
@bashexood7551
6 жыл бұрын
Zxp muu dhintay
@qnridwaan1261
2 жыл бұрын
Alla dheriddaa Hargeysa Md ku noshahay😢😢😢
@awalehdjamailtireh8407
6 жыл бұрын
Allah'a uu naxariisto "Mustafa Abees"
@sabnoziyabto1946
5 жыл бұрын
Allah yarxam Moustaphe Abeeeeees
@aadanecabdi4486
3 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto 😢😢🤲🤲
@somaliatvqurboo7845
10 жыл бұрын
wow ! Muustafa Abees Allah yaarxaam Nice songs really
@gabaldaye
17 жыл бұрын
It is true history of sufferin person in love to to someone.
@umuayman757
3 жыл бұрын
Iska waran wll hada ma nooshahy
@user-vr6rj4ud6c
3 жыл бұрын
@@umuayman757 miyd ka yaabty 14 sano kahor ninkan jacaylka ka sheekaynayy 😂
@umuayman757
3 жыл бұрын
@@user-vr6rj4ud6c 😂😂😂
@user-qv1gb7mb2z
3 жыл бұрын
walal ma nooshahay talow 14sano kahor comment dhiibatay
@issahassan9576
3 жыл бұрын
Sxp wlahi 14 year longtime noo soo jwb
@abdisohan8146
25 күн бұрын
ALLAH YARHAMA
@zakimuqdishawi
4 жыл бұрын
2019 December 01deeda Yaa Searching soo dhahay Oo Daawanaya....😂🤚🎵🥰🔥
@odaywayel7465
4 жыл бұрын
Cawa daawanayaa bro ismail kkk
@zermuhdiindaahir8995
4 жыл бұрын
hhhhhh wlshaa usheeg 🤣 xagana malaga helaa
@xaquhadasho7324
11 жыл бұрын
alla dheridayay soomaliland miyan ku nolayd siba berbara alla jecliyaaa berbara soomailand jiro jooooooooooog amiiiiin
@Abdiraxmanmuuse
3 ай бұрын
Lajend
@cabdiwali6738
8 жыл бұрын
Alle yarxamah Abdiraxman Abees
@mounaelmi6865
2 жыл бұрын
Abees ilahay ha u naxaristo😭
@mahamoudguedi7355
5 жыл бұрын
allah yarxamuu
@SuugaanSafaari
4 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@kadarahmed8760
5 жыл бұрын
Alla dheridayeey 😥
@shuaybmo2921
5 ай бұрын
2024❤ yaa dawaanaya 😢😢 alaa dheeridaa 😭😭
@mudane1454
5 жыл бұрын
Allaw ku naxariiiso Mustafe abees
@baxsaniitabaxsanta5796
9 жыл бұрын
Alla Dheeridaayeee Muqdisho Maadku Noolayd Iinooloow
@medmounir8239
7 жыл бұрын
N dieu t beni et d'accord sur son paradis éternel.
@princesseangel2130
5 жыл бұрын
Amin qu Allah wa ta ala lui accorde le paradis éternelle
@leek9892
6 жыл бұрын
Abeeso alaha u naxariisto liban ali hees macaan
@axmedsahal7268
4 жыл бұрын
Mustafe abees alla haku Naxariisto..danaan qaaliya atuu ahaa ...
@OumTHMDY
17 жыл бұрын
Wah Wahhh..Qiirooday...Abeeso, Ilahay Ha kuu naxariisto..he sang a good song!
@idirisadde
3 жыл бұрын
Waar manoo shahah imika wll
@umuayman757
3 жыл бұрын
Cajiib waa 14 sano anigu baadiye ayaan ari ku raaci jiray 12 ilaa 13 jir baan ahaa
Пікірлер: 145