Thnkx to uh doctor adan. Proud to be garre branch somali
@AhmedMohamed-wm5zk
2 ай бұрын
I am garre from Kenya particularly Darawa i assure this man has made right observation,I can speak fluent Maayi.
@mohamedhaji2157
5 жыл бұрын
Maashallah dr aadan azhari sharaxaad awnaagsan bad ka bixisay af mahaawa alla haku dhowro beelow
@leylaali243
4 жыл бұрын
Proud diir from garre tribe here 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯
@mohamedmuse08
4 жыл бұрын
Proud of you too sis, from a Dir, Surre clan guy❤️
@yaraankacidda1623
3 жыл бұрын
Kir i kut waraa
@yaraankacidda1623
3 жыл бұрын
@@mohamedmuse08 qofkaan yuusan ku qaldin wll dir iyo garre waxba isagama galee
@mohamedmuse08
3 жыл бұрын
@@yaraankacidda1623 waa runtaa lkn waxaan ka hadlayo waa reer Quranyowga la yidhaa kuwaas baa Dir ah ee Garre oo dhan maaha
@yaraankacidda1623
3 жыл бұрын
@@mohamedmuse08 garre markaan ku leeyahay waa tuuf&quraan. Kawaran bal haddaan ku dhaho abgaal@habar gidir, abgaal waa daarood hg na waa hawiye sey kula noqon. Mida kale innaga garre ahaaan ma galno misane manaqaano 4ta qabiil ey leeyihiin. Waxaan nahay ilmo samaale. Dir, raxan weyn iyo kuwa kalebo somalinimo aa naga dhaxeysa kaliya. Naga daaya beenta aan wax cadeyn ah loo heynin. Anigu sidaadoo kale dir iyo raxanweynba waan lasoo dooday kaliya waxa ay rabaan dad kala saar iyo isku dir wax cadeyn ah kuma arko waxa ay sheegaan. Pround to be GARRE&SOMALI I LOVE YOU ALL GARRE❤️❤️❤️
@fatimaibrahim3505
4 жыл бұрын
Afki Aayow hal aruriyo cadi ma ahan wlhi m.a yaa la ilawin afki Aayow😍🥰💞💝❤️❤️💖💓🇸🇴🇸🇴
@ibrahimmohamedbabasuheylaa9914
5 жыл бұрын
waa af somali lkn somali wahey kuhadasha may iyo matiri iyo mahaw
@aadanshaam5543
2 жыл бұрын
Mashaallh
@xasbunaallahwanicmalwakil4299
5 жыл бұрын
Mashallah
@AliHassan-hb1bn
4 жыл бұрын
Soomaalidu waa dad Badan oo kaladuwan afkuna wuu isbadbaddalaa ee hakukadsoomina. Af-garre waa afkii Soomaalidii hore
@saidaabukar4937
3 жыл бұрын
Waa Qowmiyado ee cudur jahli oo kansar ee qabaan.
@aishaomar2695
3 жыл бұрын
@@saidaabukar4937 Maxaad dadka u caayi? Malaha adiga ayaa sidaas ah.
@box5319
2 жыл бұрын
The rendille of northern Kenya still speak Garre dialect called mahaaw
Wllhi waa markii iigu horeesay aan maqlo lahjadaan
@abdinurali5671
2 жыл бұрын
Warkaasna waxan kasoo xigtay Dr. Hebel asaguna wuxuu kasoo guuriyay Prof. Fulaan, that absolutely sounds that you are academic person and researcher.
@elizaar9424
5 жыл бұрын
Garre somali 100% luuqada Garre 99% somali
@abdisalanmoalimabdi1137
5 жыл бұрын
af garre waa afsoomaali %90
@Mosman47
4 жыл бұрын
ogoreeey ! af oromaduna waa af somali markaa de
@geelle6169
10 ай бұрын
Af Mahaaw (Garre Dhoog)
@abdisalanmoalimabdi1137
5 жыл бұрын
waa sxb
@abdinurali5671
2 жыл бұрын
Garre oo daga shabeelada hoose sida qoryooley, walaweyn, xitaa Qoryooley.
@safiyocali777
4 жыл бұрын
Gesiyashi tolgey guleysto my tolkey gare
@AliHassan-hb1bn
4 жыл бұрын
Waa luqad kushiito ah sida canfarta
@aardalmar7282
5 жыл бұрын
M.a qaybta cumar mansuur meedayna?
@abdisalanmoalimabdi1137
5 жыл бұрын
af garre waxaa lagu tiriyaa maxaa tiri ee may maahan
@AwKalale.
Жыл бұрын
Maxaa tirina maha mayna maha wa af gooni ah soo baar.
@isseb6289
3 жыл бұрын
Wall waxaan jooga Bosaso Bari waxaan rabaa inaan barto af mayga sidee u barankaraa
@clareclare1201
3 жыл бұрын
be cool bitch
@AhmedMohamed-wm5zk
2 ай бұрын
I am confused the garre in Kenya and Ethiopia speak Borana language which is the part of Oromo that is completely different from Somali language,most of their youth they don't know that garre language exist.
@moa.9902
3 жыл бұрын
Soomaali waa mada mid, isu wada assal ah, laakiin dad khubaro sheegta sida Prof mansuur oo aan Afka Soomaaliga wax saas ah ka garanayn, haddy ku hadlaanna laga yaq-yaqsanayo, aayaa waxay meel walba la taagan yihiin marin habaabin oo kaliya.
@LTGAzam
2 жыл бұрын
Meeshaad ku dhalatay inaad joogtaa laga yaaba ee gobalada soomalida iyo deeganadey dagaan soo mar oo u kuur gal wll
@peoplesboxingnetwork2037
3 жыл бұрын
What is this video about ?
@xyman
5 жыл бұрын
There is no a language called "Af Maxa Tidhi". It's called Standard Somali.
@yaraankacidda1623
3 жыл бұрын
Ninkaan luqadaha digilka muu leeyahay lq garre kama mida digil iyo raxanweyn
@somking901
4 жыл бұрын
War waxaan waa oromo somali kulahaa somaliba kuma hadlayaan 😡
@saidaabukar4937
3 жыл бұрын
Go to the library :Afku xoogle.
@box5319
2 жыл бұрын
The rendille of northern Kenya still speak Garre dialect called mahaaw.the scholars have classified it as the mother of modern Somali language. You're arab wannabe who see Somali history through arab ancestry and brand everyone who rejected your fabrication as orommo.get off your high horse. Garre are your ancestors
@abas-osman
2 жыл бұрын
@@box5319 horta Somaali ku hadal
@box5319
2 жыл бұрын
@@abas-osman go to school
@LTGAzam
2 жыл бұрын
Soomalinimada ma adaa qeeybinayo war nio hadalkaaga caqli iyo aqoon ku dar
Пікірлер: 53