Dr falaar is ticmaal mar cashrka noo sharxyso si aan ula socono meesha aad maryso inbadn shukrn 🙏🙏 jazaakillah kheiran
@Adna_Ali44
Жыл бұрын
Mahadsanid Dr jazaakallaah
@shaafiabdullahi6026
Жыл бұрын
Adbaan ogu faraxsanahay manta in aan kamid ahaado ardeyda sida dhabta ah kuu gu xidhan Doctor 🙏🙏🙏
@zuldamada5244
Жыл бұрын
😊q
@abdikaadirtacliin5546
Жыл бұрын
Mahadsanid Dr
@hamdiali9245
Жыл бұрын
Mahadsnid dr 🙏
@fahmidoualeh2874
Жыл бұрын
Thanks bro
@khadarabdiahmed1577
Жыл бұрын
Masha allaha dr mahadsanid
@maryanmahamuud9681
10 ай бұрын
Mcalin waxa ku wedina wa maxay sbbta schizont stage aana badana logu arki karin blood smear?iga so jawab plz
@MEDISOM
9 ай бұрын
Schizont stage waa waqtiga parasite uu kobcaayo si asexual reproduction ah ilaa uu ka gaaro heerka merozoite oo diyaar ah asagoo ku dhexjira RBC. Marka waxaaba fudud in la arko waqtiga Schizont stage ah marka loo barbardhigo merozoite stage sababtoo waa unugyo badan oo ku dhexjira RBC oo microscope lagu arki karo laakiin marka ay RBCda qaraxdo dhiiga ayaa lagu dhexdaadinaa merozoiteka waana adagtahay si loo arko marka la barbardhigo schizont stage
@daudabdirashitawill4062
Жыл бұрын
Waa mxay neglected tropical diseases
@MEDISOM
Жыл бұрын
Waa cuduro badanaa saameeya wadamada masaakiinta ah oo cid research ka samaynaaya ama dawooyin cusub u samaynaaya uusan jirin maadaama shirkadaha dawooyinka sameeya aysan lacag badan kasoo galaynin wadamada masaaakiint ah iyo dowladaha lacagta leh oo aan danaynaynin maadaama dadkooda aysan cuduradaas dhibaato badan ku haynin.
@Xamdisuleyman-t2y
Жыл бұрын
Dr mhdsanid malinta axad leyga rwaa presention ahan wanbaqayaa wlhi😭🤲
@maryanabdirisaaq2524
Жыл бұрын
Dr kaso hadal pv pervagina examination please
@MEDISOM
Жыл бұрын
Walaal qaabka ugu fiican pelvic exam lagu baran karo waa practice hadaad heli gynaecologist kugu caawin ama hadaad KZitem search ku qorto practical pelvic exam.
@saabirmohamedabdi985
Жыл бұрын
Dr number kala so xarirno plz
@ahlamabdi8305
Жыл бұрын
Masha allah noso badi casharada , wana ku mahadsantahay casharada ad no sharaxesid doctor
Пікірлер: 19