certificate: marag, markhaati, wax marag ama markhaati ah, caddayn,
@finnadguunje2141
Жыл бұрын
Aqoonsi kulahaa 🙏🤣
@bushraaxmedcismaan2779
Жыл бұрын
Berigaan iskuulada dhigan jiray iskuulada 40 sano ka hor Bajeele ayaa loogu yeedhaa ama loo yaqaanay
@bushraaxmedcismaan2779
Жыл бұрын
Marag muujina wuu noqon karaa sida ninkaasi yidhi.Certify waa uga marag kac inuu qofkaasi aqoonta looga marag kacay ay tahay
@wadhafwadhaf5793
Жыл бұрын
Qalinjebin,filaya.inay ugu dhowday.
@abdiyusuf9419
Жыл бұрын
Aqoonsi waa Id card
@wadhafwadhaf5793
Жыл бұрын
Aqoonsi,Darajo.
@saeedmasha-allah2319
Жыл бұрын
Xayaysii cusub..😂😂 nin weyn & caano niidoo
@mustafe2068
Жыл бұрын
Shirkadda SAFCO iyo TV ga MMTV ba shaqo fiican bay wadaan, Malaha dee maalin dhaw soomaaligaba waynu ka tagi haddaynu sidan sii ahaanee, Maanta waxay maraysaa heer soomaaligii u baahday in la turjumo, bal hadda maxaa xal u noqon karana raaciya bulsho walbaa yagaa Ilaashta Dhaxalkoogee.
Пікірлер: 15