dubista musicka laxanka cadi mahan lkn gabdhaha aya ebar eh alle haso hanuniyo hataf well done adna
@zakiismail6177
2 жыл бұрын
After 4 years still watching wow
@mohaan1
7 жыл бұрын
caadi maahan 🤗🤗🤗🤗 intii iga dambeyso tii like la dhahaayay igu kaalmeeya kkk
@TheSkillFuI
7 жыл бұрын
😂 wa igu ogatahay
@mahadsaciid2519
7 жыл бұрын
Mohamed Samrush wan ku siiyy sxb ee suuqa no gey qeybteydana iso dir hhh
@mohaan1
7 жыл бұрын
Mahad Saciid waa igu ogtahay sxb kkkkk
@mohaan1
7 жыл бұрын
SOMALIWEYN TV thanks 😁😁
@fardowsaibrahim6071
7 жыл бұрын
😂😂 diyaar waye wa lagugu kalmeyna taas
@TheSkillFuI
7 жыл бұрын
😂😂😂😂 masha allah qoftaas dharka madow ilahow 😂😂 isii barawe ayan la tagi laha rabi
@queenbish3296
7 жыл бұрын
SOMALIWEYN TV meshana majogta😂😂😳
@ruweidemohamed5252
7 жыл бұрын
SOMALIWEYN TV ma tan buuran
@queenaxlaam5274
6 жыл бұрын
SOMALIWEYN TV barawe maxaad kala dooni waa dhashii duriyadee hhhh qadaad wayn maaha
@aaminocali8732
6 жыл бұрын
😄😃☺😉😁😌 😄😃☺😉😁😌
@khalidxashi4366
6 жыл бұрын
SOMALIWEYN TV barawe waa xagee lipaax alla maxaad reer xamar wax walba ku arki
@queenayah7769
7 жыл бұрын
hhhh war dadkani mxy ahaayeen tuugsi lacag bn ku ogaaye goormee like isku badalay😂😂😂😂😂, incredible song keep it up dude.
@Yahye-khadar
11 ай бұрын
2017 anoo safara garowe to hargeisa. Oo heetan oo kaliya mobile ka iigu jirto dhagaysanyay 12 sacadod oo xidhiidha. Waxana dib ugu soo noqday manta 2023/11/13. #Wakhti
@yahyaahmed7947
7 жыл бұрын
KZitem cmmntiga xigmadii aa ka dhamaty wlle like ha iga xasdin ma xigmadbaah agah
@mayaabdiharbi48
7 жыл бұрын
Yahya Ahmed adigaban kuu saaray cabdo waa isaga baahan tahayee hhhhhhhh
@_kahini
7 жыл бұрын
waxagu waa like ta hayla dhaafino farsamaysane
@misamal6695
7 жыл бұрын
Yahya Ahmed 😂😂walal runta shegtay wlh xigmadi majirto like hala. ii saaro ayaaba bedeshay comment walbo aan aqriyo
@hamza-fk3is
7 жыл бұрын
iska qaado like ta waan kuu saarnee waa iska cadie
@samrahassan6033
7 жыл бұрын
Yahya Ahmed adba like isii aska dheh😂
@muusaabdo4450
7 жыл бұрын
haa dee markii hore waan yaabanaaye bagaad naga qarisay cawradii dumarka imikaan daawan karnaa
@mindgalal825
7 жыл бұрын
masha allah video qurxoon like iqura inta iga danbesa hadaf you make video qurxon
@maxamedaadan8736
3 жыл бұрын
Haataf digital walaal mid aan kaa cod sanaa adoo mahadsan gabadha guleed simba iyo axmed saki daxdooda ku jirta isheeg hada kahor hees qaaday heestaas ineey ugu horeeysay aan umaleenaa sxb marka gabadhaas magaceeda ii soo sheeg xitaa kiin jaamac weey agjoogtaa
@najmaqaali3200
7 жыл бұрын
hadaa ani iyo *Haataf Abdi* isguursano meeqa like na siin laheydeen comment-gan ku xisaabina😂😂😂
Yes qofki kobaaad 😂😂😂iyo heestooo ku celis ah 😂 like hala dhafin
@TheSkillFuI
7 жыл бұрын
Amal Dhal gobeed 😂😂 snap kaga so dir balan waye liketa wad iga heli
@amaldhalgobeed4341
7 жыл бұрын
SOMALIWEYN TV hhhhh qataroz9
@ShaaficiKalla
3 ай бұрын
Hadan ku marqamaya waxn hees wa dhaftay ❤
@diimahproduction9242
7 жыл бұрын
heesta mar labaad miyaa lasooo galiyey xaleyban daawanayeybe mise wa riyo thanks bro #HaatafAbdi
@Muhammadali-gz7il
7 жыл бұрын
I am from Kenya, Mombasa. I love somali songs like Halimo gobaad,Ahmed Zaki, Kiin jamac and Gulled simba. i dont understand but my friends translate to me and they are very inspiring.
Waxay hablahan aad moodo african ka macbuudka axmed saki nice song indr hore u soco
@awalemohamed9436
7 жыл бұрын
thanks haatuf hadda ayaan idin hayaa
@bilan0581
7 жыл бұрын
hhhh haataf #el_classico socota ayad noso dhigty heestan caawa 50 jeer ayan dhagaysan hadey barca badiso hhhhhhhhh tnk u so much #haataf_abdi
@sumayadahir5794
4 ай бұрын
Who is still here 2024😊
@saapisahal
3 ай бұрын
Heyyy
@adnanmukhtarondebeat9890
7 жыл бұрын
Ahmed Zaki Hees Cadi ahyn weeye Wlhi🔥.....Thanks🔥(Haataf Abdi) Best Camera Man Among Somali Nations❤ Xaga Sare usoco Brother.....
@HaatafAbdi
7 жыл бұрын
Thanks !
@khadroahmed4885
6 жыл бұрын
Adnan Mukhtar heestij kugu baadhadhay
@uhdhsjsndnd6077
3 жыл бұрын
Adan 😅💌😻🔎
@sadaamsadka7427
7 жыл бұрын
Woow weynakan zaki asxabta like sar hadafin
@Mohamed-geelle
7 жыл бұрын
Hataaf Abdi Wax Laku Cajizo Ma soo dhigTiD HaLkaa Ka siwaD❤
@mushtaaqdhawrsan4369
7 жыл бұрын
Axmed zaki fanan aan tageero nolow nin jirad tahaye
@SOMALILIVE-TV
7 жыл бұрын
Wiilasheenna & Gabdhaheenna - Haye******Haye Waynakaa... Hees & badh - King #Zaki.. Muuqaalladii lala Maqsuuday Ee #HAATAFSTUDIO..............................
@queenamuun2372
5 жыл бұрын
Gabadha buuran dharka madow xeran wa tii fananada noqatay Faylan
@nacimaiman
7 жыл бұрын
haataf well done👍 ahmed zaki waad ka baxsatay 😘😘
@bellaomar3634
7 жыл бұрын
kkkkk first comment ban rabay jumajun ayan arky kkkkkkk kiir somali comment wxba ku cuny xildhibanadi youtube ayay noqden aar bal like sara ana #thnk u marwalba #haataf_abdi u the best bro
@kamalaliwali4599
7 жыл бұрын
home boy's well done #Hataf 😍 heye heye heye waa ina kaaa....
@kinghanadhargeisa8277
7 жыл бұрын
Www nice song and style dhankasta waa ka shidan tahay heesto ax ahmed Zaki
@SOMALILIVE-TV
7 жыл бұрын
Feeling the beat...Hats Off Haataf studio..big time bro..love ur innovation and creativity..big fan of ur clips Greetings from europe
@xamdacawil5753
5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😎😎😎😃😃
@faraskacadofficial9411
7 жыл бұрын
Axmed zaki waw ayaan kuleeyahay wll qli
@exhargeisawi8176
7 жыл бұрын
FadLan haL #like iLaahay dartii uLa bax MaaLin ay kaGa baaHi badaNty ayaaD HeLiyee
@mahadsaciid2519
7 жыл бұрын
Ex HARGEISAWI hhhh astaghfirullaah
@ibraahimshakulyare3018
7 жыл бұрын
Ex HARGEISAWI subxanka yaa cdiim😣😂😂 waku saraay king dhalaad😘
@warsameosman7179
7 жыл бұрын
Ex HARGEISAWI hahhhhh war wan ku sare iga amu xujada adag ka da sxb big sln
@exhargeisawi8176
7 жыл бұрын
Warsame Osman hhhh salaan sare
@exhargeisawi8176
7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare rageedi
@yartaqarkasareeuweyneeisku1029
7 жыл бұрын
haataf studio best of sanadka hawshu ha talabsato brother 😍like ii sara please😖😖
@whyme2864
7 жыл бұрын
Ahmed zaki saas kuwad sxb big salute #peace
@cmcproductionxd9449
7 жыл бұрын
Axmed Zaki wax kale waaye Walee wuu iga haday heesta
@rahmabshdjrjr7545
6 жыл бұрын
subxanallah san miya u dhambeysay gabdaheeyni sharafta badna uuf caleykum 🤔
@mohamedosman2637
7 жыл бұрын
axmed zakiwlhi nin jirad tahee lkn naagihii soomalida ee norwey waad dhamaysee la saa ir xaliimooyinka hhhhhh
@hanad6666
7 жыл бұрын
asal haye haye wilashena iyo gabdhahena one love guyz ❤💋👌👈
@KaamilMCM
7 жыл бұрын
Haataf media runtii si qurux badan ayaad wax u duubtaa keep going sxb guul sare ayaan kuu rajeynayaa
@HaatafAbdi
7 жыл бұрын
thank you!!
@ibrahimdahir3292
7 жыл бұрын
Kaluun Studio
@maizaqulqul9060
3 жыл бұрын
Feylan Dahir sas ma ahn jirty wlly kaaf iyo kala dheri
@amiiryare3067
7 жыл бұрын
Waaryaa DaanYeerkii Oo Gaadhi Surf ahi Ka Ag Dheelayo hhhhh Zakiganaga Caadi Maaha Bro Gaadhiga Ma igula haysataan
Пікірлер: 865